Faafan

Nomads
  • Content Count

    349
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Faafan


  1. Axmed Madoobe oo ku warceliyey ergada shirka Jubbaland

    Published: June 13, 2013

     

    Kn: Kadib safar uu ku tagay Kenya oo uu lasoo kulmey madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nick Kays ayuu Sheekh Axmed Madoobe maanta ku warceliyey ergada shirka wlai u fadhida dhamaystirka maamulka Jubbaland.

     

    Fariinta ugu weyn ee Sheekh Axmed Madoobe u sheegey ayaa ah in shirka la hakiyo muddo bil ah, si buu yiri loo dhamaystiro arrimo wali dhiman.

     

    Waxyaabaha Jubbaland ka dhiman waxaa ka mid ah xulista xildhibaanadda iyo magacaabista golaha wasiiradda, iyo dabcan maamuladdii illaa heer degmo.

     

    Lama oga in dib u dhigistani ay la xiriirto shirka Xamar ka furmaya ee laga sugayo Axmed Madoobe iyo ologyaddiisa siyaasadeed, kaasi oo dowladda Soomaaliya ku dooneyso in ay ku dhisto maamul dowladda hoos taga oo KMG ah ka hor inta aanan loo fariisanin shir Jubbaland lagu soo dhisayo.

     

    Waxaa jira warar kale oo KismaayoNews soo gaaraya oo sheegaya in ay jiraan qorshayaal hawlgalo ciidan oo lagu durjinayo Alshabaab, taasina ay tahay sababta shirka dib loogu dhigey.

     

    KismaayoNews.com


  2. Haatu;960680 wrote:
    This man is a fool and a puppet. I wouldn't take anything he says seriously.

    He defended Garissa well last year when it was attacked in the botched KDF operation.Duale usually speaks his mind.

     

     


  3. oba hiloowlow;935839 wrote:
    its gone and it aint coming back.Alhamdulilah. We shall replace it with a statue of a real hero Sheikh Hassan Barsane Rahimullah

    LOL Waxba yayna cuqdad ku dilin Sayidka seeftissa Ingriis iyo wixii la socday umbay qaaday...waa ninkii africa oogu horeeyay ee diyaarad lagu weeraro.....a true legend, feared and respected.


  4. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa si heer sare aha loogu soo dhawaayey Wafdi uu hogaaminayo Profer Maxamed Cabdi xaaji Gaandhi , waxaan wafdi uu Profer Gaandhi Hogaaminayo kamid ahaa Ra’isu wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdirishiid Cali Sharmake,Aw-Libaax,iyo Xubno ka tirsan gudiga Farsamada ee maamul u samaynta Jubbooyinka sidoo kale waxaa wafdiga weheliya qaar kamid ah Gudiga gacansatada deegaanada Jubbooyinka.

     

    Intii ayna wafdiga ka yimid magaalada Nairobis oo gaadhin Kismaayo ayaa guud ahaan magaalada suuqayada magaalada xidhay iyadoo madaxdii maamulka Kismaayo iyo Mas’uuliyiinta Ciidamada Amison ay si aad u ah u adkeeyaan amaanka magaalada Kismaayo isla markan ay ku sugnaayeen Airporka Kismaayo ayan qayb wayn ka qaateen Soo dhawayntii Mas’uuliyiinta.

     

    Soo dhawayntii wafdiga kadib waxaa loo qaaday dhinaca Jaamacada Kismaayo waxaan lagu galbiyey baabuurta gaashaamadan.

    Profer Gaandhi iyo wafdiga uu hogaamiyo ayaa lagu wadaa in ay shirar isbad jooga ku yeeshaan Kismaayo ayna la kulmaan Wufuud ka socota Dawlada Soomaaliya oo uu hogaaminayo Ra’isul Wasaaraha Soomaalida Mudane Saacid.Iyadoo kulamadaas kadib lagu wado in hore loo sii wado Shirkii Maamul u samaynta Jubbaland

     

    Wixii soo kordha waan idinla soo socodsiin doonaa

     

     

    DSC01081.jpg

    DSC010721.jpg

    DSC01084.jpg

    DSC01086.jpg

    DSC01052.jpg

    DSC01103.jpg

    DSC01106.jpg

    DSC01097.jpg

    DSC01109.jpg

    DSC01113.jpg


  5. Ras Kambooni can't have less than 3,000 when they run the entire administration in Lower Jubba besides Kismayo.Ahmed Madoobe could have as much as 6,000 men under him.

     

    Kenya has taken a cautious approach, with officials in Nairobi saying the KDF is aiming to build a political consensus among the various clans and militias around Kismayu, so that when it eventually takes the city, it does not get bogged down with running it as if it were an occupier force, but can instead hand it over to Somali groups like the Ras Kamboni fighters. Kenya has trained and armed about 4,500 of the latter.

    " frameborder="0" allowfullscreen>

  6. Abtigiis;905158 wrote:

     

    We should look for peace in Somaligalbeed, but we should fight HAG in the jubbaland. Peace and compromise is better than fighting futile wars in Somali-galbeed; but when it comes to Jubbaland, peace and compromise are defeat and shame. We mus fight the HAG and their Gedo "lackeys" to the last man. War is futile inside Somaligalbeed; peace is futile inside Jubbaland. That is the import of the canonization project!!!

    :) :) :)


  7. ONLF militarily has strengthened despite the armies counter-insurgency but the Ethiopian propaganda machine has worked overtime to discredit the front in the political arena , the talks produced a well-needed boost for the front but improvement is needed to counter the information black-out of the region where Ethiopia and its cronies concoct their fairy-tales .The ONLF is bidding its time as the noose tightens on the regime, the struggle is in good-hands as-long as we stay the course its unnecessary now to change names or unite with groups like G7 who don't share our political ambitions but we welcome their armed struggle to lift the yoke of dictatorship.

     

    We don't need to make drastic political arrangements for now, slow and steady until we can pounce.


  8. ^There is lots of documented evidence implicating them in war crimes, so the Ethiopians are moving quick to replace Ilay and disband the militias because it defeats there whole narrative of denying any crimes taking place in the region.

     

    The Liyu were ineffective against ONLF militarily and the regular army didn't trust them because they could easily be infiltrated but they were an effective force in creating fear among the civilian population.

     

    The story of there disbanding is true, many have fled and the rest have been put in two different barracks in Garawo(Dhagaxbur) and Jigjiga...Some will be incorporated into the police, the rest dismissed.