Kamaavi

Nomads
  • Content Count

    4,683
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Kamaavi


  1. Sacaadaas ayey salaan carabey ku meeraysataa....,, :D saxiib wax fahan oo garo waxa laga hadlayo...

     

    Bal horta akhri ..... :D

     

    Lixdan iyo sagaal baan diluu low-lowgii yidhiye

    Inuu leeb gilgilay waad kagaran lahansigeedaaye

    Liyuu booliskuyo waxay hayeen cunay laftoodiiye

    Waataan laadkiyo la dhacay qoriga liishaane

    Naf la caarigii Ina Iley wakaa BBC luraye

    Lahankiyo wakaas neefta badan neef lo'oo kale

    Laxaw iyo kulaykiisa waa laqanyo beer jiife

    Ku lugoow wayaanuhu xilkuu saaray luudkaniye

    Labadhari ninkii karinayoow kaaga lulufayso

    Ladnaan aadan aniga igu qabin ha u lulyoomoonin

    Looshane faraskaygu wuu liisha dheer yahaye


  2. Originally posted by Captain_Mike20:

    loooool....correction saxib...the ones in qurbaha are losing it,

    correction saxib....you and JB are not the product qurbaha and diridawa? :D

     

    Originally posted by Captain_Mike20:

    I can remember getting a hair cut in burco as me my friends stayed up in the patio of the villa chatting.

    Many of us remember having dinna at Baar guleed too, near jigjiga yar. My home is yet there. I visit every 3 years once. Bacda iska fur! :D


  3. ^ :D @ gashaan biraan ahay....

     

    Waa kobtii Gojjaa dhacdiide ,,,,

     

    Nimay libintu raacdaan ahoo wali ku laafyoone

    Laba hadalka dhacayaad kagaran laablakiciskaaye

    Lixdan iyo sagaal baan diluu low-lowgii yidhiye

    Inuu leeb gilgilay waad kagaran lahansigeedaaye

    Liyuu booliskuyo waxay hayeen cunay laftoodiiye

    Waataan laadkiyo la dhacay qoriga liishaane

    Naf la caarigii Ina Iley wakaa BBC luraye

    Lahankiyo wakaas neefta badan neef lo'oo kale

    Laxaw iyo kulaykiisa waa laqanyo beer jiife

    Ku lugoow wayaanuhu xilkuu saaray luudkaniye

    Labadhari ninkii karinayoow kaaga lulufayso

    Ladnaan aadan aniga igu qabin ha u lulyoomoonin

    Looshane faraskaygu wuu liisha dheer yahaye

     

    :D:D:D


  4. Originally posted by NASSIR:

    ^"bacda isku far" ma garan. Af-Somaligaas waa layga badiyaa saaxibow. Waxaan maqli jirey "bac madow".
    :D

    ^ Nassir :D

     

    Bacda madow qurbahaa laga yaqaana. Qurbo joog maadamoo tahay sharaxaad uma baahna. Laakin bacda kale, hadaan kuu bidhaamiyo, waxaa lagu xidhaa digaaga(marka ay dhali wayaan). Siday digaagadu u ordi ayey ukun weyn soo tuurtaa, dhashaa. Ukunta ayaa bacda dhex gasha. Ka dib lugta ayey ku riixdaa. Bacdii ayey saas isooga furtaa. Cawke ma joogee bacda iska fur! :D


  5. Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

    Laakindee, updates'ka soo dhaji, selective ha noqone. Ina-Iley yaadan aqoon oo adigaa wareeri doonee. Laakin nin aqli badan baa tahoohoo saakaba waadiga iska seexday kolkuu isqilaafkii wararkuu kugu batay.
    :D

    BBC'dii xitaa waa seexatay. :D


  6. Originally posted by NGONGE:

    Dear Minster,

    We did not find them. Are you sure there were trespassers in our territory?

     

    Nin yaaban

    SL Army

    ......................

     

    Dear army cheif,

    Haaa! Haa! Magaalo o dhan ayaa argtay. Hada buuraha ayaay joogan. KA HOR TAG!

     

    Nin cadhaysaan

    GABOOSE

    ....................

     

    Dear Minster,

    Arr maxa wadanka ka socda?

     

    Nin hurda ka toosay

    SL President.

    mirqaan iyo qarow inta lagu madadaalayey aa laga dhex dusay ,,, :D