Ilka-dahable

Nomads
  • Content Count

    264
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Ilka-dahable


  1. AUN runtii wuxuu ahaa geesi xamar marna meel ugama bixin wuxuu ku jiray dadkii rabay in ay dib u soo nooleeyeenayay fankii somaliya moral

    boost badan buu siiyay faniinta

    mantay waa malin ay somalya wayday great comedian lakin dad badan baan fahansanay ilahay samir iyo iman ha kasiiyo ahelkiisa i hope in ay dawlda tabarta daran ama shacab ku in ay cawiyaan reerkiisa


  2. [great poet ]Good choice, I remember him with the below lines:

     

    Baadida ninbaa kula daydaya, daalna kaa badane

    Oon doonihayn inaad heshana, daa’in abidkaaye

    Dadkuna moodi duul wada dhashoon, wax u dahsoonayne

    Dala malaha aakhiro haddii, loo kitaab dayeye


  3. wyre;825015 wrote:
    Really heart-touching sheeko Qoraa iga dheh

     

    The other thing dadka diinta ku qaraabta shaqadaas wey caadeysteen, Burburki somalia wax badan buu na baray oo anshaxa iyo ibnu-aadam nimadaba ka baxsan

    intaas waa run waa qoraa sax ah ninkaan


  4. Libaax-Sankataabte;807892 wrote:
    dh-tebbutt_20120322092627715217-420x0.jpg

     

    Pirates at the Kenya-Somalia border released a British woman kidnapped from a resort island on the Kenyan coast. Judith Tebbutt, 56, was released by her captors after a ransom was reportedly raised by her relatives.

     

    Last September the pirate gang killed her 58-year-old husband David.

     

    Read more:

    good news