sablaale

Nomads
  • Content Count

    2
  • Joined

  • Last visited

  1. Lambda, mahadsanid walaal laakiin haddii sidaan lagu sii socdo mar dhow af soomaaligiiba waa guurayaa ee bal adiga iyo inta kale ee af soomaaliga qoraayi aan isku dayno inaan soomaaliga laga tegin, waaba yaabe dad afkoodii ka cararaya !
  2. War meesha muddaan ku wareersanaa sidaan wax ugu soo qori lahaa ee bal meeshaa iiga warrama siday u shaqayso iyo maqaallada ugu xiisa badan iyo inay af gaaleed kaliya tahay iyo in soomaaliga la oggalyahay? bal warkii oo isku duuduuban i siiya, geelu ayaamahaan waa ii dhalayoo xaaladdu waa dhag dhage