Laba_Xiniinyood

Nomads
  • Content Count

    1
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Laba_Xiniinyood

  1. ASC Waad salaamantihiin Dhamaan marwooyin iyo mudaneyaal: Baafin: Laba_Xiniinyood wuxuu baafinayaa duqeyda magacyadoodu hoos ku xusantahay. Fadlan waxaa laga codsanayaa ciddii meel ku sheegta ama maqashay meel ay jaan iyo cidhib dhigeen inay ila wadaagto. Inay noolyihiin ama xijaabteen, inay SOL ku dhaqayoobeen ama ka dhaqaaqeen markay dhiriqowdey, in xoog-xaraashnimadii ay waaya badan la xarbinayeen xaglaha goysey oo loo haatan loo xoolagooyo iyo in kale, ciddii xogtooda haysow, warka ila soo gaar. General Duke (tolow Cabdullahi yusuf miyuu raacay) Xiinfiniin Isseh/Jamaal-11/Paragon Sophist Baashi Nin Brown Northerner Shehrezade (Ayaanley aqal ma weydo, tolow mala guursadey) Kashafa (tolow ma is qarxiyey) Ducaysane NG [just words on a screen] AT&T Emperor Oodweyne (tolow ingiriisku ma aqoonsadeen) Nuune Nuur Mujahid RedSea Miskiin Macruuf Aqyaar (MMA – waa ku salaamay) ============== = Ninba sadada meel baa llaah uga sameeyaaye Anse taydu waxay saaran tahay sudiyo geelwaabe Senge dhabarkii saymiyo colbaan saami ku' lahaaye Sahlanaa ammurtaydu sow lalama sooyaamo.