Abdi Farah

Nomad
  • Content Count

    2
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abdi Farah

  1. Sanadahii la soo dhaafay waxaan ku shaqaynayay turjumaan ahaan (Somali Translator); waxaana ku guulaystay la shaqeeyo shirkad ka mid ah shirkadaha turjumaadda ugu weyn oo ku taal wadanka UK (Certified Translation Services UK). Mudadii aan ka shaqaynayay waxaan shirkaddan u qaabilsanaa luuqadda Soomaaliga. Waxaan ogaaday in Afka Soomaaligu uu ka mid yahay luuqadaha loogu isticmaalka badan yahay aduunka; maadaama ay Soomaalidu aduunka ku baahday. Hadaba waxaa nasiib xumo ah in Soomaali badan oo isu aragta aqoon yahano inay afkooda ka faanaan oo aad arkayso in qoraalkii dhalinyarada ee Baraha Bulshada iyo websaytyada ay Soomaalidu isagu yimaadaan sida golahan SomaliaOnline oo kale lagu wada hadlayo luuqadda Ingiriisiga. Hadaba su'aashu waxay tahay Sidee ayaan dhalinyarada ugu dhiirigalin karnaa inay Afka Soomaaliga bartaan; kuna wada hadlaan?
  2. Best Language Services (BLS) is Somalia's leading translation and interpreting services agency based in Mogadishu, Somalia. BLS specializes in Somali language; and offers technical translation, legal translation, immigration translation, medical translation and many other translation services. We have representatives in some regions of Somalia. We offer English to Somali translation services and Somali to English translation services. Our translators and interpreters are highly qualified linguists with many years of experience. BLS has also offices in the UK and Kenya. BLS is professional online 24/7 language services agency. BLS is the only major company offering interpretation services in Mogadishu right now. We work with many businesses and companies in Somalia and around the world. For more information check out: www.bestlanguageservices.com Somali Translation Services