sunaari

Nomads
  • Content Count

    79
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by sunaari

  1. I am not sure if they still do this habit, but I remember in Burco, if you order food and you are unable to finish the food, fellow next to you will ask to finish for you. It happened to me more than decade ago in Burco.
  2. I am filling for our good fellow General Duke since he was bussy reporting from South (TFG)progresses. He somehow forgot some important development happening his beloved Puntland state. So, this is what our business people should do by working with the system to improve security of their respective enclaves. Ganacsatada Puntland oo deeq siiyey booliiska Axmed Kismaayo BBCSomali.com Ganacsatada Puntland oo deeq gaarsiiyay booliiska Ganacsato ka soo jeedda gobollada kala duwan ee Puntland ayaa maamulka Puntland waxay ku wareerjiyeen qalab isugu jira gaadiid, qalabka isgaarsiinta iyo dirayska ciidamada kaas oo loogu talagalay ciidamada booliska. Warbixinta deeqda Tallaabadan waxaa lagu tilmaamay mid ay ganacsatadu kaga qaybgalayso barnaamij dib loogu habaynayo xagga nabadgelyada kaas oo hadda ka socda gobolkaas ka dib markii bilihii la soo dhaafay ay halkaas ka taagnayd ammaan darro xoog leh. Qalabka ay ganacsatadu ugu deeqday ciidamada boolisku wuxuu ka kooban yahay gaadiid ay tiradiisu dhan tahay 10gaari oo isugu jira baabuurta toyotada ee loo yaqaano 3F iyo toddoba kale oo ah Toyota ee loo isticmaalo qaadista ciidamada marka ay hawlgal samaynayaan. Waxaa kale oo baabuurtaas ka mid ah 3gaari oo iyana kuwa xamuulka ah oo loogu talagalay inay u kala gooshaan xarumaha booliska ee gobollada oo dhan markii loo baahdo Qalabka lagu wareejiyay booliska waxaa kale oo ka mid ah laba Radio Station oo ay wehliyaan 20 raadiye oo kuwa gacanta ah kuwaas oo iyana gacan ka siin doona ciidamada waqtiyada ay hawlgalladu jiraan iyo waqtiga shaqada caadiga ahba. Afar mooto oo kuwa taraafikada ah iyo dirayska ciidamada booliska oo isugu jira dhar, suuman, kabo iyo koofiyado loogu talagalay ilaa 1000 askeri ayaa iyana ka mid ahaa qalabka ay ku deeqeen shirkadaha ganacsiga ee Puntland. Tallaabada ay ganacsatu qaadeen waxay ka dambaysay kulamo horay u dhexmaray maamulka iyo ganacsatada Puntland kuwaas oo looga arrimimanay wax ka qabashada xaaladda nabadgelyo ee gobollada iyadoo maamulkuna uu ganacsatada ka codsaday inay kaalin ka qaataan sugidda ammaanka. Munaasbadii lagu wareejiyay qalabkan oo lagu qabtay gudaha dekedda magaalada Bosaso ayaa waxaa ka qaybgalay M/wayne Cadde Muuse iyo wasiirka ammaanka ee Puntland C/llaahi Siciid Samatar. M/waynaha iyo wasiirku waxay ganacsatada uga mahadceliyeen kaalinta muhimka ah ee ay ka ciyaareen sugidda ammaanka iyadoo ganacsatudana ay dhinacooda maamulka ka u soo jeediyeen inuu ku dhaqaaqo dib u habaynta booliska, tayayntiisa iyo diyaarinta mushaarka ciidamada si joogto ah. Xiriiriyaha ganacsatada Puntland Faarax X. Mire ayaa BBCda u sheegay in ganacsatadu wixii haatan ka dambeeya ay qayb laxaad leh ka qaadan doonaan dhinaca ammaanka isagoo intaas ku daray inaysan suuragal ahayn in maamulka oo keliya lagu halleeyo nabadgelyada. Faarax X. Mire wuxuu kaloo sheegay in xilliyadii la soo dhaafay ay gobolka ka dhaceen afduubuyo iyo xasilooni-darro saamaysay guud ahaan gobollada, si arrimahaas looga gudbo ay lagama maarmaan noqotay in maamulka iyo shacabku ay wadajir ugu tafaxaytaan sugidda ammaanka. Waxaa qorshuhu yahay in qalabkan loo qaybiyo qaybaha booliska ee gobollada iyadoo loo eegayo sida ay baahidu u kala badan tahay, waana markii ugu horraysay ee ganacsatada Puntland ay si toos ah dawladda ugu wareejiyaan qalab tiradaas la’eg. Guud ahaan magaalooyinka Puntland oo ay ku jirto caasimadda Garowe ayaa waxaa waayadan dambe ka socday olole ay maamulka dadwaynuhu isaga kaashanayaan gacan ku dhigista ammaanka gobolka kaas oo lagu tilmaami karo mid ay rajo wanaagsani ka muuqato.
  3. Hi all, I am also newbie. I have been observer on this site at least five years now and this place rocks. Lots of mature men and women, but polits section sucks. Lot of fadhi ku dirir guys. Our somali girls are amazing and respectful as well. I admire them how they handle themself in this forum. There are lot of guys(cyberwarlords, jihadist and mooriyanism) in the politics section. Peace to you all.
  4. Thanks Koore. Good to see the location burried one of the founding fathers of Somali clans. Do they still paid visit there every year? I remember back then they used to visit and stay there for days to make Duaa.