Ciyaal Facili

Nomads
  • Content Count

    99
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Ciyaal Facili


  1. Ngonge

     

    Madaxwaynaha wuu akhrin lahaa bugaag taas lakiinse intuusan akhrin madaxwaynaha wuxuu rabaa inuu ogaado, ragga qorey bugaagtaas midkood ma noqdey Madaxwayneh,:)

     

    Mooge lol

     

    Abwaan

     

    ka dhaadhici Mooge iney dalka iyo dadkaba u fiicantahey inuu Madaxwaynaha bugaag akhristo.. Mooge ra'yigiisa wuu dhiiban karaa, waana nin ka walwalsan sidey dalka ay ku socoto hada.


  2. Sidee Madaxweyne Xasan Sheekh u Qaataa 20 Saac oo Xafiiska uu Fadhiyo Maalin Kasta, Muxuuse Dareemayaa?

     

     

    Sol dadka ku jira can you suggest good books uu Madaxwaynaha akhrisan karo.

     

     

    Madaxweyne Xasan wuxuu wargeyska u sheegay in aroortii laga bilaabo 6:00 subaxnimo illaa 7:30 inta uu ku sugan yahay gurigiisa oo aan ka baxsaneyn xeyndaabka Villa Soomaaliya inuu akhriyo buugaagta iyo kutubada ay qoreen dad aqoonyahano kala duwan uuna jecel yahay inuu wax ka kororsado.

    Waxaan akhriyaa kutubka la yiraahdo “Dhakhtarkii Guriga” ee uu qorey raysul wasaarihii hore ee Malaysia Mahatir Mohamed oo ahaa ninkii isbedelka dhaqaale u horseeday wadankiisa.” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

    Wuxuu kaloo madaxweynuhu sheegay inuu akhriyo buugga kale ee la yiraahdo “Dib u Hagaajinta Wadamada Fashilmay” kaasoo ay qoreen labo nin oo qoraaya ah oo lagu kala magacaabo Ashraf Qani iyo Clare Lockhart.

     

     

    http://www.raxanreeb.com/2013/01/sidee-madaxweyne-xasan-sheekh-u-qaataa-20-saac-oo-xafiiska-uu-fadhiyo-maalin-kasta-muxuuse-dareemayaa/


  3. Ambassador;901364 wrote:
    Disarming Somalia is not a solution and if anything, it'll give our arch enemies, who also happen to be our neighbors, the upper hand. In an ideal world, such idea would work but when you have got neighbors who don't like you and who constantantly plot your downfall, the worst you can do is disarm yourself. Let's assume that peace will eventually prevail within somalia but who guarantees you peace from Ethiopia? I think establishing a very strong national army is the way to go. Somalia needs to have the military capacity to protect and safeguard itself and its boarders.

    Anagaa ayaa cadow isku ah, waliba is neceb, yaa dadka kale la'eedeen.

    Waad la socotaa waxii dhacey. Hadey jubbaland,Somaliland,Puntland,Galmudug,Ahlu Sunnah,iyo Somalia la hubeeyo, waan ognahey waxa dhici kara. Marnaba haka yaabin, midkood inuu kan kale u naxariisto.

     

    Your solution is "establishing a very strong national army"...sidaa lagu suubin karaa? waa su'aal fiican runtii waxey u baahantey daraasad cusub ama cilmi baaris laga suubiyo.


  4. Oba waxna ha walwalin saxiib join the club ...waxey igu bilaabatey anigoo jiro 16 sano . by the time I was 18 I bought a shaver.. 10 years ayaa ka soo wareegtey... waxna ha walwalin

     

    Tips

    1. avoid cheap brands

    2.Philips and braun are the best out there.

     

    at the moments waxaan isticmaalaa Philips cheap but does the job well! http://www.argos.co.uk/static/Product/partNumber/4438867.htm........... ila soo hadal if you need tips how to shave.....


  5. Ilo wareed ku dhow Villa Soomaaliya ayaa Raxanreeb u sheegay in saaka markii wafdiga madaxweynuhu isu diyaariyeen inay u duulaan Nairobi lagu soo wargeliyey in dawlada Kiinya aaney diyaar u ahayn qaabilaada madaxweynaha Soomaaliya, sababo lagu tilmaamay dhanka farsamada darteed sidaasi awgeedna waxaa qoraal la soo marsiiyey safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa lagu soo wargeliyey in dib loogu dhigo booqashada madaxweynaha Xasan DSheekh Maxamuud ee Kiinya.

     

    http://www.raxanreeb.com/2012/11/xog-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-dib-ugu-laabtay-muqdisho-kadib-markii-kiinya-ka-cudurdaaratay-inay-qaabusho-iyo-guddigii-maamul-u-sameynta-jubbooyinka-oo-muddo-qabsaday/

     

    war meesha amuur ayaa ka dhacdey amey kenya ka tahey revenge


  6. 1:11

     

    Kulahaa aniga iyo adiga wakhtigii walida ayaan ku jirney kkkk

     

    Odaygaan wuu isku nexyaacey.... Abukaati ayaan ahey iyo waali ma is galaan.....

     

    Runtii beenta ma fiicno,,,, hadaanu nahey somaali...waxaanu nahey,

    1)umad kale duwan,

    2)qabaa'ilo kale duwan,

    3)isku naqan aanu aheen,........

     

    Markaa yaan lagu marmar siyoobin inaanu nahey isku dad, iyo isku naqan,,,,,, waxaanu wadaagnaa keli diinta islaamka iyo luqaada


  7. Yunis;890195 wrote:
    ^^@Ciyaal, wlc – I see you’re already mad at the world, that is the right frame of mind in here.

     

    There are two types of HAGs, an online farce group setup by a snake oil car-dealer named Liibaan Gabeyre out in Canada and more insidious HAG of pseudo-intellectuals that have been streaming into Xamar ever since Pres.Xassan took office which I suspect Abdiqaasim is a member off.

    thankz

     

    sheekadu waa mid halis u eg....waa ha igu soo cararin ..

    Yunisow waxaan rabaa inaan u shaqo tago HAG ...war miyaad ka haysaa sidaan ugu biiri lahaa Xisbiga HAG


  8. Nin -yaaban waan ku salaamey

     

    Cabaar ayaan kor ka daawanayey this topic.......saxiib please kale saar dadka, waxaad tiraahda waxuu ka soo jeeda Puntland,Somaliland,Galmudug,Ximan iyo Xeeb ama Jubbada.......ileen culeyskaan wayn waa in loo kala qaybiyaa shacabka soomaliyeed.