Peacedoon

Nomads
  • Content Count

    178
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Peacedoon


  1. DAAWO SAWIRRADA; Maleeshiyaadkii Dhuusamareeb Looga Dilay Kooxda Al-qaacidada Somaliya

    Published on March 21, 2012 by Canab · 13 Comments · 7,803 views

     

    Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada qaar ka mid ah maleeshiyaadkii kooxda Al-qaacidda shalay looga dilay magaalada Dhuusamareeb iyo gaadiid looga qabsaday dagaalkii ay ku qadeen degmadaasi, waxaana uga geeriyooday kudhowaad 70 maleeshiyaad ah

     

     

     

    Allaahu Akbar, Khawaarijta(Nabaddiidka Alqaacida) dharbaaxo kulul ayay la kulmeen.

    For pictures go to http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-maleeshiyaadkii-dhuusamareeb-looga-dilay-kooxda-al-qaacidada-somaliya/


  2. Ahlu Sunna oo dib u qabsatay

    Dhuusamareeb kadib markii saaka markii

    saaka ay gacantooda ka baxday

    Wararka ka imanaya magaalada Dhuusomareeb

    ee gobolka Galgudud ayaa sheegaya in ay u

    suurtogashay in ururka Ahlu sunna ay dib u

    qabsadaan magaalada Dhuusomareeb oo saaka

    waaberigii ay la wareegeen gacan ku haynteeda

    ciidamo ka tirsan Alshabaab.

    Wararka ayaa sheegaya in gurmad xoog leh oo

    u yimid Ahlu Sunna ay suurtogelisey inay dib u

    qabsadaan magaalada Dhuusomareeb

    Illaa iyo hadda lama oga khasaaraha ka dhashay

    dagaalkii maanta ka dhacay magaalada

    Dhuusomareeb iyadoo wararka qaar ay

    sheegayaan in dagaalkan ay dad ku dhinteen

    dhaawac badana uu jiro.

    Ciidamada saaka la wareegay magaalada

    Dhuusomareed ee daacada u ah ururka

    Alshabaab ayaa la sheegay in ay ka geysteen

    bililiqo xoogan oo inta aysan ka bixin magaalada

    ay hore u sii qaateen hanta fara badan oo

    gaadiid uu ka mid yahay.

    Ma aha markii ugu horeysey ee ururka

    Alshabaab inta uu qabsado magaalada

    Dhuusomareed kadibna dib looga qabsado.

    Hase yeeshee sanadkan 2012ka ayaa ah markii

    ugu horeysey ee magaalada Dhusomareeb uu

    dagaal ka dhaco.


  3. Carafaat;805877 wrote:
    Wonderfull.

     

    I called Turkish Airlines yesterday, a ticket to Muqdisho is now ony 400 euro from Amsterdam. great deal!!!!

    You kidding?

    400 is nothing!

     

    Mashallaah


  4. sharma-arke451;805449 wrote:
    Who is not dhiigyacab??

    it is not the monopoly of al-shabab,,,,,but the similarity of all parties.

     

    al-shabab ought to be credited for what they did, at least peace in their territories...

     

    What peace are we talking about?

    Beheadings, stoning and lowering the IQ of their subjects from 60 to 20.

    When they saw the picture of Cameron the people under Alshabaab though that he was Mullah Omar!


  5. Somalia;805388 wrote:
    ^^

     

    Are you trying to push the actions of the thugs that ruined the country in 1991 onto others?

     

     

    You did not understand me, I fear.

     

    What I was saying is.

     

    The Garowe community has its own heroes.

    The Mogadishu community has its own heroes.

    The Hargeisa communisty has its own heroes.

     

    Insulting each others heroes will not bring peace.

    Let us look for other ways.


  6. Abu mansur is clown, same with all the high commanders . The second amiir yells jihad however everytime ethiopia/ amisom are close on him, he is nowhere to be found.

     

    Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa waxay

    sheegayaan in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali

    “Abuu Mansuur” uu isaga baxay Degmada

    Diinsoor, kadib markii ay ku soo baxeyn

    Ciidamadda Dowladaha Soomaaliya iyo

    Itoobiya.

     

     

    Hmmm...Coward, he is.