xiinfaniin

Nomads
  • Content Count

    14,528
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by xiinfaniin

  1. ^^lol Adeer A & T baa i bajiyey oo wayaadaan aad baan isku jiraa. Ii warran adi, howlihii makala tuurtay?
  2. ^^ If only if such men existed.
  3. Ibti, has Mr. Gello posted in the politics section yet? If he has, someone please tell me if he is withe Sh. Sharif. CL, you doubt A & T's successes? War badan hayn wall
  4. Salaam Che! Maanta ma muraad baad iga leedahay waa adiga i salaamaye'e?
  5. Ibti, A & T has already converted most of the girls here . The man has some skills i tell ye. CL, lol, what about the 9th post?
  6. ^^Ibti is not reading your advice, she is busy writing a long scathing missive to xiin and his Mr. Gello friend .
  7. ^^The man is protesting against hardcore feminist, he calls them dedicated liberals, but that’s what he’s grieving about. Unless you identify with that ilk, you shouldn’t be wailing like you did, gabar! I just dont think his protest has merits.
  8. ^^You are protesting too much. Man IS still a man. Midda kale, dedicated liberal women don’t destroy men---they dont have men in their lives as such!
  9. ^^Buraan burka haa caayin. It has a qaafiyah and wazni...wuu madiixay dheh. Madiixa codkaa lagu qurxiyyaa ee waxba uga hooseeyaan.
  10. Malika, Ms DD, and Blessed ka dhabeeya hee. It sure sounds good.
  11. Gartu Illaahay bay taqanaa. My grandma's madiix is far superior than Jacayl's broken lines. Madiix, you may know, is known to have more noble intents to praise the rasuul (scw) than literary value. A & T, you are almost there. Jacayl has no chance. Gediidna gar eexo naqay. Xiddigo and Bishaaro hala sugo. .
  12. Marxaban bika yaa Nur. Give #10 to Kashafa. Castro would've done a superb job on #9. The rest are all yours yaa Nur.
  13. lol@NGONGE's maahmaah. Xaaji NG, minyaro 101: xiniinyo dheeraad ah iyo kalsooni!
  14. ^^Xajjiintii inay kaa ba'daan moodayye, wali ma xajiimaysantahay General Zuyow! Anigu maba aqaan, markii hore qof magaci baan mooday, Google baan ka fiiriyey ii i baray inay koox heesta yihiin.
  15. ^^Are u one of them fans yaa General Zu?
  16. Ilaahow uusan A & T iga sheekeyn.
  17. ^^Haku daalin Cent. As 2009 looms, and Jabbuuti agreement gathers momentum, the powers that be may look at the whole tfg arrengement in a different lense.
  18. lol@A & T. War xalay tolow muxuu cunay... A & T yow, Ina Xaawo ka warran! Ninkaa maxaa loola haray
  19. Sh. Shariif: Waa in kalsooni la muujiyo 31 Jul 31, 2008 - 11:20:59 AM Guddoomiyaha Isbahaysiga Asmara Sheekh Shariif Sheekh Axmed aaya ****olka ka qaaday in dhankooda ka adkeynayaan heshiiskii lagu gaaray Jabuuti, ayna ka codsanayaan in xukuumadu ay dhankeeda adkeyso. Kooxaha heshiiska diidan ayuu Shariif ugu baaqay inay soo raacaan heshiiska, isagoo xusay inay tahay in lagu kalsoonaado, isla markaana aan la saadaalin wax aan dhicin, isagoo sheegay inuu aad ugu rajoweyn yahay fulinta qodobadii heshiiska. "Heshiisku haddii uu yahay mid ay khaladaad ka buuxaan, waxaan qabaa inay ku jiraan qodobbo badan oo faa'iidoyin leh; dadka aan heshiiska ka qaybgelina waxaan ku wargelinaynaa inay ku kalsoonaadaan kuwii heshiiska galay" ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo wareysi dheer siiyay Idaacad FM ah oo lagu magacaabo Simba kuna taala Muqdisho. Sheekhu, wuxuu hadalkiisan ku sheegay in waxa ay ka shaqeynayaan ay tahay nabad, balse aysan ka shaqeynayn dhib iyo dagaalo, wuxuuna gaashaanka ku dhuftay inay heshiiska u galeen si ay xilal u helaan. "Walaalaha kale waxaan u sheegayaa inaysan mala awaalin wax aysan ogeyn, ayna sugaan ciddii jago doon ah iyada ayaa soo baxaysa" ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka jawaabayay su'aal ahayd in dhinaca ku sugan Asmara ay ku shegeen sababta ay heshiiska u qaateen inay tahay jago doonis. Mar la weydiiyay in heshiiskii ay la galeen DF uu saameyn ku yeelan karo ciidamada lagu soo tababaray dalka Ethiopia ee gaaray Muqdisho ayuu kaga jawaabay: "Haa... saameyn ayay ku yeelan kartaa heshiiska, balse waxaan ku baaqaynaa in laga digtoonaado wax walba oo heshiiskaas jabin kara". Gudoomiyaha Isbahaysigan mucaaradka ah Sheekh Shariif Sh. Axmed oo wax laga weydiiyay sida ay u arkaan shirkii ka dhacay xarunta UN-ka ee looga hadlayay Arrimaha Somalia ayaa sheegay inuu shirkaas ahaa mid wanaagsan, ayna u riyaaqeen. "Qaramada Midoobay waxay muujisay sida ay raaliga uga tahay nabad ka dhacda Somalia, iyagoo la ogyahay inay garwadeen ka tahay heshiiskii lagu gaaray Jabuuti, waxaana u riyaaqsanahay sida ay beesha caalamku ugu soo jeesatay Somalia" ayuu yiri gudoomiyaha Isbahaysiga Asmara.. Sh. Shariif, ayaa dhanka kale sheegay inay iyaga ka go'an tahay hirgelinta qodobbadii lagu gaaray Jabuuti, ayna dhankooda hirgelin doonaan marka uu dhaco saxiixa dalka Saudi Arabia lagu qaban doono. "Xiliga la saxiixayo heshiiska Jabuuti, waxaan ka sugaynaa UN-ka, waana saxiixaynaa inagoo ku kalsoon in heshiiskii Jabuuti uu yahay furaha nabada Somalia" ayuu mar kale yiri Sheekh Shariif. Isbahaysiga Asmara oo ah mucaaradka ugu weyn ee ka horjeeda JF ayaa kala jabay, kadib markii dhinac ka mid ah uu heshiis nabadeed la saxiixday xukuumada Somalia. Garowe Online, Muqdisho
  20. Brof. Geelka, we have been there before, havn't we? I am not sure you know what you are opposing. come again adeer.
  21. ^^ @caafimaad qabka Adeer, kheyr baan ku baryey...
  22. Original. Entertaining. A & T, you got talent bro…