Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 08/19/2023 in Posts

  1. 1 point
    Kibirka iyo islaweynida wa lagu jabaa, xaqdarada wee kugu so laabanisaa. Diinta islaamka, ta Kiristanka, ila cilmiga maadiguba wee sheegiyaan, macaa diinta Hindidada ee cabuuda sanabka ayaa aaminsan oo og, falka xun Aad sameysid inu kugu soo laabaniyo oo wexe dhahaan ‘Karma’. Laba sano ka hor ayee eheed markii aan leheen dowlada Somaliland waa iney joojiso dadkii masakiinta ee ganacsato yar ee Somalida iney ka tarxiishay magalada Las Canood iyo magaalooyinka kale. Oo tarxiilka nocaas ah ka mid yahay dambiyda waaweyn ee bila adanka Laga galo, oo macaa wax yeeliso suuqa iyo dhaqalaaha Somaloland. Lix bilood kadib sanadkii hore waa kii suuqi waaheen gubtay oo Somaliland oo dhan Laga dareemay sameynteeda, oo Somali oo dhan gurmad usoo dirtay. Kadib Ila January waxa ka doodinay Las Canood iyo khaladka Somaliland ka gashay iyo kusii socoto, yada oo arintu sii weynaatay oo SL kusii socotay dariiqii khaldanaa, ayee iminkana ka biloobmatay Gacan Libaax oo isbuuci hore lagu dilay toboneeyo ciidan ah oo khalkhal ku abuurtay xasiloodi iyo nabadii dalka oo dhan. Marka walaalayaal, arintan sida rabtid u dhig oo ka dhig macaa another fadhikudirirkii caadada eheed ee waligeed iska jirtay, oo la isku shidi jiray. Laakinse waxa ii muuqata iney ka duwan tahay oo khaladka weyn ee umad Laga galiyo Hadii Laga joogi waayo kugu so laabaniyo uun. Khaladkana Hadii wax Laga qaban kareyn, atleast afka ka diid, Hadii aanad ka hadli kareyna, niyada ka diid. wa Iga dardaaran iyo talo.
  2. 1 point
    It’s becoming more more clear that the FGS of Somalia has been abducted by small elites from larger sub-clans that have no intention in reconciliation and don’t want an inclusive government that most people feel part of, instead think that the Government is theirs to begin with further reinforcing further injustice and inequality which will only lead to further disenfranchisement and disengagement from the FGS. We are back to square one.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up