Beeraleydii don't want to work now. Shalay abaar ayee ka calaacalaayeen and now kuwii afka duubnaa dhib nagu haayo leeyihiin. The reason is they get paid around fifty to hundred dollar per family, kaash, plus cuntooyinkii daruuriga ah. Dhaqankii ayaaba isbadalay, dad ceyr ku tiirsan Soomaaliya joogo la noqday. Yaab.
Have you seen the recent images from Baydhabo iy agagaarkeeda iyo sidee cagaar u tahay? Here are photos from this week: