Somali woman is caught hiding with the Reina club killer in Istanbul

Somali woman is caught hiding with the Reina club killer in Istanbul

somali-terrorist-istanbul

The main suspect behind the deadly attack on an Istanbul nightclub during new year’s celebrations was arrested late Monday, according to security sources.

Abdulgadir Masharipov, a member of the Daesh terrorist group, was captured during a police operation on a residence in Istanbul’s Esenyurt district, the sources, who spoke on condition of anonymity due to restrictions on talking to the media, told Anadolu Agency.

Masharipov managed to escape at the eleventh hour from four other police operations, the sources said.

Four people, including a man of Kyrgyz origin and three women — from Egypt, Somalia, and Senegal — were detained along with Masharipov.

Operations against Daesh cells in five Istanbul districts resulted in several arrests early Tuesday, the sources added.

At least 39 people, including a police officer, were killed when an attacker opened fire on partygoers at the Reina nightclub in the Ortakoy district in the early hours of New Year’s Day; 69 other people were also hurt, with a number of foreign nationals among the casualties.

Source: http://www.yenisafak.com

14 Comments

Leave a Reply
  1. nacalad haku dhacdo wa kuwan o kale nuuca dunida u muujinaya wajiga xun ee somalida waana sababaha somalida meel walba loga so tarxiilo

  2. Arxan daro iyo isnaceyb iyo inkaar iyo xumaan oo dhan waa nalagu soo koriyey iyo dawlad iyo nidaam la aan waana kasii darnaan doonaa kuwii naga horeeyey .Intaana wxaa sabab u ah qabiil

  3. war soomaalina ma’ah ee wxa Naga fogeeya kii kastee xun waa soomaali ayaa la’iska dhihi soomaalida intuu dalkooda iyo bur buray wx kasta waalagu sheegi makaxdoodiina way laburburty dalka ilhy ayaa noo jira ilhy gii mar Naga dhigay sidii la’ogaa ee calamka qaar aan utalin jirny hadana sidan aan anagu iska dhignay arka ayaan Sugaynaa bi’idni laahi baarii

  4. Wxn idin kulatalin lahaa wax aan soomali ahayn aan oo dhiig xun ah oo bahal ah oo aan ilhy kacab sanaynin iska fogeeya markuu idin sheegto qurux ha’umalynina sheegashadaa uu ina sheegty

  5. ilahow ugaraga galada oo soomalida iyo islmalka dhobto Sara weyi diiden dhaqanki diinata iyo ibanako kaadhadhaqayi awede

  6. eeg maaha soomaali oodhan marka laga reebo somalida jabuuti somaliland inta kale wax lasheegto maaha somalia somalida kenya somalida ogaadeenya marka laga reebo inta yaree ay habaryoonistu degto berrigii horena ay somaliland lahaan jirtay imikaba way lasoonoqon doontaaye insha allaah intaa aan sheegay waa nasab laakiin heer xamarka ayaa ina waalaya aniga oo ah Cabdi Xakiin yare waxaan idiin sheegayaa hadaa tihiin somalia somaliland jabuuti ddsi iyo s/keeya ilaa koonfur afrika bedela dhaqankiina oo xumaanta aad isku haysaan jacayl isugu badala saacadaa laga bilaabana iska saara xaasidnimada iyo cuqdada

Leave a Reply