Singing for Somaliland – Sahra Halgan uses her voice to appeal to the international community for Somaliland recognition

Sarha Halgan defied social norms aged 13 when she started singing in public in the Somaliland capital Hargeisa. She’s gone on to become the only Somalilander to have an international career, using her voice to appeal to the international community to acknowledge her country and its four million people.

Somaliland is a small self-proclaimed state on the southern part of the Gulf of Eden. It broke away from Somalia in 1991 after years of bloody civil war but has never been recognised.

During the conflict Halgan took an active role in the SNA resistance movement, tending to the wounded, and when the pain-killers ran out soothing them to sleep with her beautiful renditions of traditional nomadic songs.

After Somaliland declared its independence, and yet fighting continued, she found asylum in France and stayed here 20 years, working with many French and foreign musicians.

In 2013 she decided it was time to go home and returned to the capital Hargeisa to help rebuild her country and open a cultural centre, Hiddow-Dhowr, to showcase struggling Somalilander artists.

Her second album Faransiskiyo Somaliland (Franco-Somaliland), recorded with French musicians Maël Saletes (guitar) and Aymeric Krol (drums) tells the very personal story of a woman who, as her name Halgan (“the fighter”) attests, has never stopped battling for what she believes in.

Follow Sahra Halgan Trio on facebook

Source: http://www.english.rfi.fr

 

100 Comments

Leave a Reply
  1. Sahra halgan ciyaarta dheesha kadaa soomaali waa hal mar dhowna koonfurta waan ka xoreneyna amisom iyo xabashi iyo inta daba dhilifka u ah.

  2. siyaasad iyo fanka farqi weyn ayaa u dhaxeeya een teda kle Somalia waa hal anga wxaan ka mid ah dhalin yarta Somalia ilaa hda nh wxaa fahmi la ahay wxa kala geeyay fanka wxaa loogu talagalay ineey shacabka runta u ifshaane ineey siyaasad galaan ma ahan.

  3. Fanaanku hadu wadankisa wax u qabanayo mesha siyadad ma talo sahra iyadna wa halgamayasha Somaliland wadankeda inay wax walba u qabato way ku saxsan.tahay
    Aleh hala garab galo Sahra Halgan Geesiyad

  4. Wax dhib ahi kima jiraan in qof wal oo qaddiyadaas aaminsan uu yidhaahdo aqoonsi ayaan raadinayaa
    Waayo arintani waa “public policy” ama siyaasad caam ah
    Hadii iminka la yidhaahdo dhir ha la beero oo si mutadawacnimo ah halagu beero waa hubaal in cid waliba ka qayb qaadan doonto
    Iyaduna waa sidaas oo kale wll dhibina kuma jirto

  5. Sheekoy shalay, adeer malaha sahra halgan aqoon baanad u lahayn ee taariikhdeeda soo baro, iyadoo gashaanti ah ayey dhaxanta iyo gaajada u ban-baxday iyadoo markaa ka tirsanayd jabhadii xaq udirirka ee SNM ee dawladii afweyne liqday.
    Maahan sahro halgan, lalama mid dhigi karo ciyaalkan yaryar ee fanka xaga danbe kaga soo booday 2010 kii, ee waliba hunguri awgii marna xamar u heesa marna khartoum.
    Sahra halgan hadaanu shacbiga somaliland nahay waan ku faanaa in ay tahay tu dalkeeda iyodadkeega jecel. Xasidku down . Noolow sahra caddey.

  6. Haa wax diidaya majiraan qofku ama fanaan ha ahaado ama xirfad kale haqabto wuu geli karaa siyaasada

  7. Waxa Fiican haddii Qofku fanaan ama ciyaaryahan inu ka madax banaanado ka hadalka Siyaasadeed waayo Taageera yaashisu way joogan meelkato marka waa inu Noqda qof xor ah

  8. Sahra halgan waa mujahidad regimkii siyaad lasoo dagalnty oo ururki xaq u dirirka ahaaa ee snm ka mid ahyd
    Marka ta kle somali maaha ee waa muwaadinad somalilander ah ee ha qasbin waxa la jooga 2016

  9. Kkkkkk. Mujaahid mohamed gabadh somali waaye asalkeedii saasna xaqmaaha ee ka daa bal iyana ha isudeydo markeedee. Mise dumarnimadaad ku diideysaa?

  10. sahra halgan waxay soo gudatay halgankii dib u xoraynta ururkii dhaqdhaqaaqa wadaniga somaliyed snm waa halyeeyad ku suntan quluubta somaliland hadaad adigu u taqaan hobolad oo kaliya anaga waxay noo hurtay nafteeda macan waana shaqsiyad u hagar baxday inay dadkefa iyo dalkeeduba horumar iyo citiraaf buuxa ka helan dowladaha caalamka hadaad ku jabso isleedahay ma hobaladu dadka uma dhexeeyaane kuwaaga walawayn allah ha kuu barakeeyo

  11. Kkkkk k ragi ba cidi wax ka qadan weydey waba se dumar tan kale orda ama qayliya waxa ku tala gashan in wax layirahda somaliland anay jirn adunkana mela kaga jirin

  12. Oo xiligii siyaad baree sawti loo wada zidhayay abwaaniinta reer kaaasi ayaad tihiin maxaa loo odhanwaayay siyaasada io fanaaniinta waa kala labo oo looga hadli waayay

  13. Halganey huuno ha daalin hortaa aa la so daalee hhhh somaliya waa mid quraa illahow qalbiga walalaheen soo celi oo tusi walaltinimada mcnteeda

  14. awalba waxan alle rali ka ahayn bay ku dhex jidhay o fanka ah fankuna wa danbi tan kalana goni isu taga ya laga donaya so somali mahan somalia ma ogala marka allaha tuso wada saxdaa

  15. kuwo ka magac weynaa ayaa caydiid oo xafad muqdisho kahaystay uheesay oo tuute xidhey tanaaba qaranimo uhadlaysa dalkii British somaliland maxaad kuwaa u arki weydeen walaweyn online intaad cidaanad waxba yeelikarin kuxiiqaysaan

  16. Puntland, JubaLand, Somaliland, Hiiraan, Banadir and other Somalia’s Regional Governments can work exactly like Federal States of The United States, cordially working as “Brotherly” Somalis and still become powerful together, a Classic example to bring in Kilinka Shanaad, NFD and Djibouti as SomaliWeyn. Even UAE’s AbuDhabi, Dubai, Sharqah, Ajman and Other Regions work as one Country. Please Stop the “Ethiopianization” of Somalia and Somaliweyn. My Quarter Cent

  17. Puntland, JubaLand, Somaliland, Hiiraan, Banadir and other Somalia’s Regional Governments can work exactly like Federal States of The United States, cordially working as “Brotherly” Somalis and still become powerful together, a Classic example to bring in Kilinka Shanaad, NFD and Djibouti as SomaliWeyn. Even UAE’s AbuDhabi, Dubai, Sharqah, Ajman and Other Regions work as one Country. Please Stop the “Ethiopianization” of Somalia and Somaliweyn. My Quarter Cent

  18. maaha sanwayntii koonfurta ee gabadh dhalad somalilander ah haday dalkeeda iyo dadkeeda u shaqaynaysa halkaas waxba kama banaanee haka deyin eedo orodoo adigu meel mari taada hanagu habsaamine dad tashday oo muraayadaha idinka dalcaday waxaad u daba socataan waa edeb daree albaabada ordoo xidha naag la furay fadhi uma yaalee no mashquul

  19. Waba yabe cidaan ya habaray saqiir walaa kabiir maxeey u radiyaan waxesan hesleen alow ha nugu mash quliin waxaa jir o cafi inta naxanuun san ha nolaato somaliya

  20. Waa sidan, mayee, waa sidan kale! Show sidii uun baad Ey is cunaysa u tihiin, soomaalaay!!! Aah,….., aah,….. Maxaan dee idiin qaban karaa?!!! Waxba oo qudha.

  21. Haa way fiicantahay waayo waa warfaafinta kowaad ee dal yeelan karo masha ala sahra halkaa ka sii wad ha lugugu daydo

  22. Markii horeba sahra halgan
    waxay aheed gabadh
    s.n.m tii ka tirsan hadana
    xaq ayay uleedahy inay dreenkeeda mujiso

  23. ha caayin wllo dad uu abuuray ilaahay adiguba ma jeclid in wax laga sheego qaabka uu ilaahay kuu abuuray waxaadna ogsoonaata qofna hoyadiis caloosheeda markuu ku abuuraayey cidna ilaahay kala ba tashan qabiilka uu kaa dhigaayo nooca sanka bushimaha iyo ilkaha uu ku siinaayo marka waxaan kugul talin lahaa wllo inaad iska saxdo marka hore dadka inaad ku caydo waxaynan awoodin in ay iska bedesho qabiilkda ilaahay baa kaadhigay cidna ha ugu fanin

  24. soomalina waa isku mide hakala saarsaarin jees yarbaanahay bal u fiirso sida aynu isugu xiranhay somali kasta waan jecelahay waxana jeclnahay in uu wanaagsanaado xooga yar indhaha isku qabo bal waxaad ka fekerta runta runtu waa tan daaha dabadiisa taala

  25. Sahra halgan waa hooyo reer somaliland ah waana muwaadinad dhab ah marka laga tago fanka wxy xaq u leedahey sida dadka kale ee muwaadinka ah in ay qadiyada wadankeeda u sheegta cid kasta oo beesha calamka ah

  26. Hawaalanina 26 sano baad shacabka been ha ushegina somali baad tihiin aqonsiga daafuur 6 bilood baa lagu sii ayay ha dii laydin siin nayo intaa aqoonsi baad raadinaysan waa laydin naaweelinayaa hadaad shacab tihiin

  27. Dawladii afweYne raggii SNM la baxaY baY awal ku tiirsanaYd markaY kasoo Hor jeesteena AakhiraY danbaYsaY
    meYdkuna masoo noolaado

  28. Sxb Aqoonsigu Qolada asiYaasada ku werwereegtee Shacabka reer somaliland maba xusuusna sababtuna waxaY illaahaY Nabadna wuu siiYaY Cuudna wuu siiYaY caafimaadna siiYaY caruurna wuu siiYaY mar Hadaanu istraafku intaas midna KhusaYn dee muxuu taraYaa muhiimada waa inaad Nolol cisileh aduunka ku joogtid aakhirana janada

  29. Waxaa layaba aha qabiil kaliya dal ma noqoda taasi aan is wayadino waa idinka la tagan ha nala aqoon sade war inta isku xishootin somaali ween dhinaca ka so raaca isaaqo taasi waa iga talo

  30. Fanka iyo siyaasada way isku wadeysaa ee haka xumaan somaliland way tashatay sxb ee idinku tashada oo amisom iska dul qaad markaas baa loolan nala gali kartan lkn inta ka horeysa wale waxa tihin meyad haadu cuneyso sory smalia

  31. Fanka iyo siyaasadaba way isku wadaysaaye citiraafka somaliland way raadinaysaa lkn adoo qoxoontiya qaramada midobay ku quudiso qaranimada somaliland in aad quudhsataa qaladba weeye somalia maydkeeda ha sidato

  32. Woow sahr halgan jooog oo jir muwadnid udhalatay slland an hadan nahay dhalinta slland ictirafka dhankayag ayan kag jiran sllland han nooolato way socdashe ha socto waliged

Leave a Reply