Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somalia Waa Inaan La Wareegno

Recommended Posts

Raysalwasaaraha xukuumada Ethiopia Melez zanawi ayaa baarlamaankiisa Hor dhigay labo qodob oo ku saabsan arimaha dalka soomaaliya taasoo ay labada qodob kala yihiin inay ciidamadiisu la wareegaan Guud ahaan dalka soomaaliya iyo inuu Ciidamadiisa kala baxo dalka soomaaliya .

 

 

Qodobadan ka kooban labada Qodob ayaa Raysal wasaaraha Ethiopia Males Zanawi ku sheegay inay baarlamaanku ka doodaan ayaa waxay keeneen su,aalo tiro badan oo ay doonayaan in baarlamaanka Ethiopia Raysalwasaaraha su,aalo ka weydiiyaan taasoo mar kasta ay soo noq noqonaysay su,aashan oraynaysa in ciidamo badan oo ka Tirsan ciidamada Ethiopia oo ku dhintay dalka soomaaliya islamrkaana aysan jirin ilaa iminka wax xal ah oo ay ka gaareen maxay tahay sababtu .

 

Sidoo kale Raysalwasaare Melez ayaa Qorsheyanaya hadii ay Baarlamaanka Ethiopia ay ansixiyaan Qodobka oranaya in ciidamadiisu la wareegaan Guud ahaan dalka soomaaliya uu u diyaariyey Kumanaan Ciidan ah kuwaasoo uu doonayo inuu kusoo daad gureeyo dalka soomaaliya si uu ula wareego .

 

Dhinaca kale Baarlamaanka Ethiopia ayaan weli ka doodin Qodobadan Hor yaala taasoo ay Qabsadeen Waqti ay Uga Doodaan arintaas waloow la sheegay inay baarlamaanku ku kala qaybsan yihiin arintaasi islamrkaana warar kale sheegayaan in baarlamaanka Ethiopia aysan ahayn kuwo ka madax banaan raysal wasaare Melez.

 

Arintan oo ay walaac ka muujiyeen waxgarad badan oo soomaaliyeed ayaa wararka qaar sheegayaan inay masuuliyiinta dowlada soomaaliya ugu sareeya ay wax ka og yihiin islamrkaana ku raacsan yihiin in wadanka soomaaliya hadii uu degi waayo Si Rasmi ah loogu wareejiyo Xukumada Ethiopia.

 

 

 

 

 

Afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faynuus   

looooooool@JB

 

oo maxay ula wareegi waayeen was that not why they went in in the first place?

 

Ethiopia alone can not take over soomaaliya becouse they can't afford. They do not have the capacity both militarilly and economically unless it is aides(western nations and Isreal) help out. I strongly believe they are more than willing to flood resources to colonize somalia.

 

Waayo Israel way hirgalisay agendihii la wareegii dhulka Palestine. Somalia will therefore not be any harder.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

Oo hadday la wareegto adigu xaggeed ka jirtaa? ma heshiis gaaraa idinka dhexeeya inay Woqooyi Galbeed ka reebto Soomaalida kale? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

another strange is the Source: Afnugaal :D

 

It's Dhuloos website which means ayaamahaan MACMACAANKII xaggaas iyo hargeysa ayuu u batay.

 

marka MACMACAAN ha iska doontaan maba xumee, insurgentska Muaqdisho iyo Ethiopia maxaa ka galay? :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well, the first time it was just an invation and they succeeded ,,, now they want to put this colonization on the table and get the official approval from the parliament. Waa war la caddaystay.

 

 

Cige, adeer Somalia iyo Somaliland waa la kala yaqaanaa ..... we're talking about Somalia here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this