Sign in to follow this  
Xaaji Dhagax.

TFG Troops – Ready to liberate Gedo + Jubooyinka

Recommended Posts

KN: Kumanaan ciidamo Soomaaliyeed oo muddo bilooyin ah tabobar uga socdey dalka Kenya ayaa lasoo dhoobey xuduuda kala qeybisa Kenya iyo Soomaaliya, meelaha la geeyey waxa aka mid ah magaalada Libooyo ee u dhow Dhoobl

 

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in ciidamada si qarsoodi ah lagu daabuley habeenadii lasoo dhaafay, waxaana fariisimo looga sameeyey aagag muhiim ah.

 

Walloow ay ciidamada sameeyeen dhaqdhaqaaq ay ku tageen meelo kala duwan oo xuduuda ku dherarsan, hadane ma jiraan wax talaabo ciidan ah oo ay qaa

 

Ciidamadani oo ay hor kacayaan saraakiil ay ka mid yihiin Col. Cabdi Mahdi iyo Col. Fartaag ayaa waxaa la filayaa in ay duulaan ku qaadaan gobolka Jubbada Hoose oo ay qabsadaan magaalada Kismaayo, hase yeeshee talaabo qaadkooda wuxuu ku xiranyahay duulaanka qorsheysan ee DKMG ah damacsantahay in ay Xamar ka biloowdo.

 

Imaanshahooda xuduuda ayaa ahaa sababta ugu weyn ee hakadka uu ugu jirey duulaanka maadaamaa la doonayo in isku mar duulaanka meelo badan markaliya laga wada qaado

Share this post


Link to post
Share on other sites

This time there will be no Ethiopians or Kenyans ,,,,, Soomaalidii uun baa si fiican la isugu dhirbaaxayaa with the same results ,,,

 

 

And believe me ,,,,,,, it is the end of Sh. Sharif as well ...... he is there coz Alshabab are there ,,,, once they're defeated then he will be gone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Fiicnidaa maanta

 

Somalida 20 sano nin qori weyn wattaa ku dul fadhiyayow waa ku adagtahay inay fahmaan the art of planning...and that is what tfg and its allies are doing. At the end i think it will succeed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awalba waan fiicnaaye waa lagaa qariyay uune :D

 

 

Inta AMISOM oo keliya madaxweynaha lagu hallayn karo weli ma dhawa ,,,,, lakin waa wax la gaadhi karo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Amisom waa niman aad dal nagu haysan, taariikh xumina na dhex ool sida Ethiopia, joogitaankoodu shiddo naguma hayyo.

 

waa intaan askar badan ka helayno awoowe, waase la faqriyey oo lacag la'aan ba'an baa jirta. waa anagii suudaan aadnay oo mar damacnay inaan dalka lacag ku harqinno :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this