Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu :Courts and Warlords batte for second day.+ Bomb explosion Many dead ..

Recommended Posts

Gabbal   

Duke-

 

What Jaylaani was trying to say is we are all aware of what is going on in Mogadishu, no need to bombard the forum.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The people in Mogadishu are getting ready to celebrate the independence of Somaliland. You on the other hand must employ militia to visit Xamar, now who is closer

:D:D:D

 

Who is telling fibs, dont insult me or the people of Mogadishu. A seceiosnist can never tell me anything about Mogadishu, or Xamar. Mogadishu is a symbol of Somali unity and insha Allah when these warlords are finished it will be a becon of light as it was...

 

As for Shabbele, I agree wit them posting those pics, of the injured, because we must never ignore the plight of the people and what is happening in Mogadishu is on a grand scale..

 

Jaylani, again dont ever go there, unless you renounce secesionisam, to me you will forever be like ina Warrabe...

 

Horn,

 

your opinion is noted, but as the situation is fluid, why not post the latest news.

 

You confuse me considering this is the most important news item of the day..

 

Let me ask you, did you make that commen on behalf or as requested by the webmaster?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalka Muqdisho ee Maanta Khasaaro, waanwaan, iyo Ifafaalaha Beri, (Warbixin dheer)

 

C/Qaadir M Cusmaan Email: somec3@yahoo.com

 

Dagaalo

 

Dagaalkii bilowday shalay ayaa dib saakay uga qarxay Degaanka SiiSii, waxaana dagaalku uu istaagay maqribkii, isagoo iskii u istaagay, waxaana sii kordhay khasaarihii dagaalkaas.waxaan aqristayaasha Goobjoog.com u soo gudbineynaa dagaalada maanta siday ahaayeen, khasaaraha ay geysteen, iyo dedaalada nabada ah ee la isku dayay ilaa iminka, iyo Ifafaalaha Berito.

 

Dagaalada Maanta :

 

Dagaalka maanta ayaa aad uga socday xaafada Tookiyo ee dhabarka ku haysa Xarunta Sii Sii iyadoo ay halkaas ku jiraan ciidamada Maxkamada islaamigaa, waxaa sidoo kale israsaaseyn ay ka jirtay wadada isku xirta SiiSii iyo Fagax waloow aysan badneyn, isku soo duuduuboo dagaalku wuxuu u badnaa Luuqyada xaafadaha dagaalka ka fool ka foolkuna ma badneyn.

 

Waxaana dagaalku u dhaxeeyaaa Ciidamadda Maxkamadda SiiSii oo uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sh Axmed lana la aaminsan yahay iney taageero ka helayaan Ciidamada Maxkamadaha kale halka Nuur Xasan Cali ay taageero ka helayaan Isbahaysiga la dagaalanka argagixisada iyo soo celinta nabada.

 

Khasaaraha Dagaalka Maanta

 

Goobjoog.com xiriiro badan oo ay la sameysay ilo ku dhow dhow dagaalka u sheegeen in aysan goobihii shalay laga dagaalamay ay dagaalada Maanta u ku habeensadeen, oo aysan jirin qolo meel laga riixday.

waxaana dhimashada lagu qiyaasay ilaa iminka in ka badan labaatan qof. dhaawaca maanta ee Cusbitaalada la geeyay ayaa lagu qiyaasay in ku dhow 50 dhaawac ah.

 

Waxaa intaas dheer qaxa dadka deegaanka iyadoo saakay mar la shaaciyay in nabad la dhex dhigi doono labada dhinac balse aanay taasi suura gelin markiibana uu qarxay dagaalka sidaasna dad badan ay ku xayirmeen guryahooda.

 

Waan waan aan taag badnayn:

 

Odayaal dadka deegaanka ah oo ay ka mid yihiin Sheekh C/Qaadir Soomaay Sh Xasan Calasoow iyo Ciise Axmed Dalabeey oo is xilqaamay ayaa saakay ilaa xalay isku dayay iney joojiyaan dagaalka balse aysan u suurta gelin iney joojiyaan.

 

Wararka aan helayno ayaa sheegayo ilaa iminka in Siyaasiga Caanka ah Cali Mahdi Maxamed oo labada dhinac ee dirirtu u dhexeeyso ay isku hayb hoose yihiin ayaa ka aamusan oo aanan soo dhex gelin ilaa iminka.

 

Dhanka kale Odayaal degaanka degan ayaa goobjoog.com Caawa u sheegay in ay iyaguna wadaan abaabul ku aadan in ay joojiyaan dagaalka gaar ahaan ay isku dayayaan in ay jid cadayaasha oo uu maanta dagaal ba’ani ka dhacay in ay xeri doonaan si aan labada ciidan ee is dagaalayaba aysan u isticmaalin.

 

Ifafaalaha Berito:

 

Dadka deegaanka ayaa goobjoog u sheegay in ay rumeysan yihiin in dagaalka uu caawa abaarihii 1:00 habeenimo uu qarxi doono oo aanba laysla sugeyn subaxii, iyagoo ku sababeeynayo in Ciidanka maalintii is mari waayay ay isku day caawa ah sameynayaan si horumar loo gaaro xaga dagaalka ah, iyo iyadoo gurmadka caawa uu badan yahay labada dhinac soo gaaray.

 

Warar aan la hubin ayaa sheegaya in Caawa amaba berito aad loo adeegsan doono qoriga Hoobiyaha, oo loogu talo galay in dhufeeys yada leyskaga saaro balse dadweynaha Muqdisho ku ah wadna qabad isagoo sida la ogayahay khasaaro ba’an u geysta rayidka.

 

Labada Dhinacba waxaa maanta la dareemay iney kordhiyeen difaacii ay kaga jireen Aagaga kale ee ay isku hor fadhiyeen, sida wadooyinka ay maxkamaduhu gacanta ku hayaan iyo isgoyska K4.

Share this post


Link to post
Share on other sites
facklexm   

I think the solution for Mogadishu is all the people should be evacuate and let warlords meet their opponent in an empty city.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Originally posted by General Duke:

Jaylani, again dont ever go there, unless you renounce secesionisam, to me you will forever be like ina Warrabe...

 

You think you’re insulting me, right?

 

I'm actually proud to be ina waraabe..at least I have clear and defined vision about my future.

 

The question is, can Leopard change its spots?

ILAAHY hakuu sahlo walaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this