Sign in to follow this  
Maaddeey

Top Hizbul-Islaam Leader killed in Bakara

Recommended Posts

Maaddeey   

Barre Ali Barre, oo ah madaxda sare ee ururka Xizbul Islaam ayaa goordhow suuqa Bakara lagu dilay.

 

Faah-faahinta dib baan ka sheegi doonnaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taliyihii Ciidanka raaskaambooni ee Ururka xisbul islaam Bare Cali bare ayaa dabley Hubaysani ku dishey suuqa weyn ee bakaaraha gaar ahaan wadada labaad ee suuqasi iyadoo aan la ogayan sababta dhabta ah ee ka dambaysa dilka sarkaalkan sare ee ka tirsanaa Ururka xisbul islaam iyo cida ka dambaysauba .

 

Dilka sarkaalkan oo la sheegay inay fuliyeen koox dabley ah oo aan haybtooda la garanayn islamrkaana ku hubaysnaa bastoolado iyadoo wax yar kadibna ay usoo gurmadeen qaar ka tirsan Ururka xisbul islaam oo uu ka tirsanaa islamarkaana la sheegay in meydkiisa loo qaaday Hoyga uu ka deganaa magaalada caasimada ah ee muqdisho

 

Sidoo kale sarkaalkan oo kamid ahaa saraakiisha Ugu saraysa ciidamada Raaskaambooniyiinta ee ka tirsan Ururka xisbul islaam ayaan la ogayan sababta dhabta ah ee ka damabaysa dilkiisa iyo weliba cida geystayba .

 

Ma jiraan masuuliyiin Ka tirsan Ururka xibul islaam oo ilaa iminka ka hadashay dilka sarkaalkan ka tirsanaa ururka xibul islaam .

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Heh@Jb..dee wa sax. Horta aan aragno xasaan dahir yuu farta ku fiiqi doona? If he blames Al Shabab then that's bad news. If he blames the TFG then it's good news. So maha, Maaddeey? Caaqil bad tahay ninyaho. Bal A&T iyo Xiin caqli noocan maxa o diiday? :D

 

Car ha yidhaahdan aan sugno. They'll blame it on Al Shabab straight away.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^lool, horta JB wax miyaa si ka ah, mise Reer Burco ayaan isu dhownahay?

 

Ninkii iyadoo Ingiriis Golf ciyaaraya intuu u yimid Budh kala daalay ee markii Maxkamad la saaray ee la yiri : 'Maxaad ragga ku maagtay?' ee ku jawaabay: 'Goormaan Gaalo heshiinnay!' sow reer Burco maahayn? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

lool@ Maadeey. Sheekadii xariga iyo ninkii waalnaa aaan soo xasuustay :D

 

NGONGE,

 

Nooh in fact dagaal baa nagadhaxeeyo ragaas.! I am not with any group at the moment.

 

They all have innocent blood on their hands!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Dhubad. lool, kan reer Burcaba, Judge-kii markuu ka cabsaday wuxuu ninkan soo wado wuxuu yiri: 'He's MAD!, release him!'

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this