Search the Community

Showing results for tags 'somaliland election'.



More search options

  • Search By Tags

    Type tags separated by commas.
  • Search By Author

Content Type


Forums

  • Community
    • General
    • Politics
    • Developement | Projects
    • News - Wararka

Find results in...

Find results that contain...


Date Created

  • Start

    End


Last Updated

  • Start

    End


Filter by number of...

Joined

  • Start

    End


Group


About Me

Found 1 result

  1. Xilli uu gabo-gabo marayo Oloalaha Doorashada Somaliland oo 6 maalmood ka harsan, ayaa waxaa billowday in suuq-madow loogu iibiyo kaararka codbixinta ee la siiyay shacabka. Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle Taliye ku xigeenka Booliiska Somaliland oo shir jaraa’ida ku qabtey Hargeysa, ayaa sheegay in arrintaani ay dhibaato xooggan ku keenayso amniga iyo deegaanshaha. Booliska ayaa soo bandhigay Saddex eedeysane oo la sheegay in lagu soo qabtay kaarar ay dadka uga aruursanayeen qaab aan sharci aheyn, iyadoo dadka ugu bedelanayay Kaararka codbixinta raashiin. Dadkaan la qabtay oo ka kooban 3 Haween ah oo uu wehliyo hal Nin ayaa dadka kaararka waxa ay uga bedelanayeen Raashin, sida ay Warsidahan u sheegeen Illo-wareedyo ku sugan Hargeysa. “Doorashada way dhawdahay waqt yar ayaana inoo harey, marka waxaa rabay inaan sheego bulshada in nabad-gelyada ay wax uu dhimaysoo kaararka muwaadiinta ku codeynayaan,” ayuu yiri Cabdiraxmaan. Kaararkaan iyo Dadkii watay oo gaaraya 60 Kaar ayaa la qabtay iyadoo ay kamid yihiin Gudoomiyeyaal iyo Gudoomiye laameedyo in kastoo Saraakiisha Booliiska Somaaliland ay ka gaabsadeen. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa isasa soo tarayay eedaymo ay isk dhaafsanayeen Madaxda Xisbiyada Somaliland, oo isku eedeeyay qabiilka iyo arrimo kale. Musharaxiinta kala ah Feysal Cali Waraabe, Cabdiraxmaan Cirro, iyo Muuse Biixi ayaa u tartami doono xilka madaxweynaha Somaliland iyadoo doorashada ay ka duwan kuwii hore, maadaama la eedaynayo.