Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation since 04/04/2026 in Posts

  1. 1 point
    Qofna. Madaxaa la iskula jiraa and some of the most corrupt siyaasiin rabo maamulaan, especially Aaden Madoobe. Koonfur Galbeed waxee dib ugu noqotay 2016 sidee ahayd amaan iyo horumar ahaan. Baydhabo made so much progress in the last eight years. Garoon caalami cusub ayaa sanadkaan dhexdiisa la furi lahaa. It will severely be delayed now. Ditto jidka weyn Xamar aado oo sanad ka badan dhismo ku socday. Waa istaagay dhistiisa. It is just two mashruuc of many. Waa ugu mahad celinayaa inuunan magaalada uu bilicdeeda dowladiisa dhistay burburin, kuna dagaalamin dhexdeeda.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up