Deeq A. Posted January 31, 2020 Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa amar kasoo saartay xanuunka CORONAVIRUS. “Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu waxay bulshada Soomaaliyeed la wadagaysaa dadaalada ku aadan cudur dillaaca xanuunka coronavirus oo laga xaqiijiya 18 dal oo dunida ku kala yaal,” ayay tiri. Waxay raacisay: “Wasaaraddu waxay had-iyo-jeer ku guda-jirtaa gudashada waajibaadkeeda qaran si walba oo ay xaaladuhu u adkaadaan”. View the full article Share this post Link to post Share on other sites