Muqdisho (Sh.M.Network) – Guddiga Joogtada ah ee Aqalka sare Barlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu qodobo ay kasoo saarey kulankiisa afaraad oo qayb ka ah Kal-fadhiga afaraad oo ay maanta oo Axad ah ku yeesheen xaruntooda Muqdisho. Mudanayaasha waxaa ay ku sheegeen qoraalka in ay ka walaacsan yihiin faragalin lagu sameeyo Doorashooyinka ka dhacaya qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka gaar ahaan doorashadda 17-ka bishaan la rajeynayo in ay ka qabsoonto deeganada maamulka Koonfur Galbeed. Bayaank