(SLT-Baydhabo)Wararka ka imanaaya Baydhabo ayaa sheegaya In sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur ayaa shegaayo in Sheekha dhawaan lasoo deyn doono. Sheekh oo haatan xabsi uga jiro magalaad Muqdisho ay maamusho wasaarada amniga gaar ahaan hay’adda nabad sugida ayaa lasheegayaa in dhawaan lasoo deyn doono. Xogtaan ayaa ku dareyso in Sheekh haatan gor gortan kula jiro dowlada Soomaaliya laguna wado in laga xaal mariyo xabsigii ladhigay iyo waliba doorashadii Koofur Galbeed oo kami