My father, Yusuf Dirir Abdi, a Somali politician, has died aged around 80, killed by Somali government troops.
He was born into a nomadic family in Erigavo, probably in 1935, though there is no record of his birth. He was the oldest of eight children of Dirir Abdi Issa and Ambaro Sugaal, a strong woman who built up the family goat farm. Yusuf was lucky to have been given a chance of an education, and eventually left for Britain to continue his studies. He was offered a place at Balliol College, Oxford, but the offer was rescinded as he did not have the requisite Latin, so he attended Reading University, reading politics and economics. It was there he met my mother, Margaret.
After graduating, he returned to Somalia in 1964 and his political career took off – he worked first in the ministry of health and labour. He then joined the ministry of foreign affairs as a political and economic director – representing Somalia at a number of conferences at the United Nations. In 1967 he was appointed as a diplomat in Ethiopia – an important job given the proximity and difficult relations between the two countries. In 1969 there was a military coup led by Siad Barre. Yusuf served as an economic and financial adviser to Barre (1970-73), but open opposition to Barre’s dictatorship and Yusuf’s belief in democracy meant that he was imprisoned for two years – most of it in solitary confinement.
After leaving prison, he left Somalia and spent many years in exile in Kenya and the Middle East. He formed the Somali Salvation Democratic Front and battled against the Barre regime from abroad. He was also successful in business, becoming marketing manager for Toyota in Saudi Arabia.
Around 1993 I met my father for the first time – soon afterwards he came to live in London with his third wife, Amina, and their three young children. This was a settled time for him but he could not resist the pull of politics. After the fall of Barre’s regime in 1991 and a period of civil war, he became an MP in the United Nations-backed government. Despite his advanced years, he insisted on putting his life in danger by travelling to Somalia. He told everyone this was to be his last tour. It is a cruel irony that although his family was worried about attacks from the Islamist extremists al-Shabaab, he was killed by government forces in an apparent case of mistaken identity.
Politics was a lifelong passion, but his Muslim religion and family were also very important to him. He was a fiercely intelligent man, who spoke Somali, English and Arabic. He was also a very funny and a warm person adored by all his children. He loved spicy food and interesting people – his favourite expression of approval was “he’s quite a character!” He certainly was.
Yusuf is survived by Amina and their three daughters, by a son and daughter from his first marriage and three daughters from his second, and by me; and by many grandchildren, nieces and nephews.
are u sure?
waan ku salaamay marka hore marka labaadne waxaan ku leyahay waan kaxumahay waxaku dhacay aabahaa qabrigiisa ilaahay qeer haka siiyo adigane samir iyo iimaan
Ciidamo dawlad Soomaaliyeed oo wax dilaa ma jiraan Abaaye.., waxaad tidhaa ciidamada Xasan Sh Maxamud… ! Allaha u naxariisto marxuumka
Ciidanka somaliyeed Ee aabahaga dilay xaguu jogaa? Aabaha moryaan ayaa dishay hadaa run rabto waye
Dawlad waxaas lama yiraahdo ee waa Dawlad ku sheega damujadiid
aabeheed muxuu somaliya ka soo doonay ilmihiisi baaba magac gaaalo la baxaye ……maah maahbaa ahayd……habar shaydaan wax la dilo waaa tahay …shaydaana nin habarti dila waayahay
Asc sxb hykl wan ka xumahay wllo abe allaha unaxaristo adna samir iyo iman wllo dhaman alle hano wada naxaristo
Amin amin amin
Ooh no. God bless the dead
Wan kusalaamayaa wll marka hore marka xigta wan kaxumahay aabhaa ilaahay qabriga haunuuro janoyinkiisan hageeyo
Allaha u naxariisto marxuumka aamin
mustfe852mm6@gmail.com
+252634316523
Ooh god bkess the dead
00252 90 7781849
Allaha u naxariisto
Allaaaahu waclam kuwii dilkisa sabab u ahaa allene u naxaristo qabrigane ha u waasiciya dhamantine samir iyo imaan alle ha idinka siyo
Margaret and Deporah…magacyadan halke laga keenay
Somalidu wa ninja
Marka indhaha ha isqabanina
Illahay haka warabiyo janadisa adna illahay samir hakasiyo
Waan ka xumahay walaal geerida Aabe, Alle ha u naxariisto.
y do the somalis like killing innocent souls?? u even kil one another ,for wot?? land and cash??? u destroy beautiful thng which z life for earthly wealth.stupido ppl !
y do the somalis like killing innocent souls?? u even kil one another ,for wot?? land and cash??? u destroy beautiful thng which z life for earthly wealth.stupido ppl !
y do the somalis like killing innocent souls?? u even kil one another ,for wot?? land and cash??? u destroy beautiful thng which z life for earthly wealth.stupido ppl !
y do the somalis like killing innocent souls?? u even kil one another ,for wot?? land and cash??? u destroy beautiful thng which z life for earthly wealth.stupido ppl !
Horta ilaahay waxaynu uga baryaynaa marxuumka inuu ilaahay unaxariisto laakiin isna waxay ahayd inuu haduu cid u shaqaynayo uu wadankiisa Somaliland u shaqeeyo waayo meel aanay nolole oolin oo dhibaato hadh iyo habeen ka dhacayso qofka yidhaahda waan tagayaa maanay ahayn Nin durbaan qaatay cilaaq dalbay ugu danbayna marxuumka waxaan uga baryayaa ilaahay inuu janada ka waraabiyo inta kalee nool ee marxuumkaa la mid ah waxaan u soo jeedin lahaa Iahaa in ay wadankooda yimaadaanoo oo si nabad ah iskaga noolaadaan wa bilaahi tawfiiiq.
Ilahy ha u naxristo abe mcn
wll ilaahy samir iyo iiman ha kaa siyo qabrigana ha unuuriyo aabaha
Subxaanallah, Magac Soomaali uma bixin ilmihiisa! Magacyo gaal ayuu u bixiyey, haddii uu Muslim ahaa alle ha u naxariisto, haddiise uu Somali Masiixi ahaana alle uma naxariisto.
Wax badan aanan ogeyn baa jira Soomaaliwayneey!
Dad bdan bay aabahood iyo hooyadod dishey dowlada xasan alle aduunka iyo aakhiroba hakaga aaro dadkaas dawld abaha dishey way adagtahay inad aminto
Alla ha naxaristo aamiin
Amiin amiin
Ale ha unaxaristo abe yusuf
Asc wlshay wan ka xumahay gerida aabahaga alla u naxarste
2say the fuct ur father was nt killed by somali gorvenment coz their is gorvenment in somalia currently wat is their is terrorist. sababto aax dowladi somalia weyburburtey 1991 anyway may allah s.w grant ur dad janna i.a
Yow! don’t talk some shit like that blud. name is a name blud! it’s not depend on a religion..
Ilaahaw unaxariiso didkiisana sad iyo samir sii
Ilaahow aamiin qabrigana alaha uruuriyo todabada carshiga ale harsaty alle hakadhiy
Kaligaa ma ahan inta aboyinkoda ladilay on waliba qangar ahayn o matiya adigu waba wayntahaye somali kala bar waa ogomo o lawada dilay abayashoda qarax togasho wifto kuli way wada dhinten
Oday tiisii gashay weeye allaha unaxariisto lkn caadifad qabiil ayaa idinka muuqata maalin kasta wadanka iyo dibadaha waxaa Ku dhinta dhalinyaro tiro badan wax ka halana malaha marka oday 80 jir ayaan buunbuunisaan caradiina ku dhinta iyo qabyaalad xun
Gabadha habarta gaaladahu ay macquul tahay iney iyaduba gaala tahay sida magaceeda laga dareemi karaayo marka as ayaad leedihiin samir iyo iimaan allaha kaa siiyo war wax hubsada xoolo ha iska dhigininee
Wlll alee ha unaxaristo janatul fardawsna ilahay haka warabiyo isaga iyo inti dhimatayba amiin amiin amiin
madana
allh unxriiiisto allow wadnkeeena noo hagaaajii
Aabaha Allah u naxariisto adna qabyaalada Allah kaa caafiyo.
Wanka xumahay geerida marxumka lakin malintisi ayuu dhintay keligana maha inta aabayashod ama walaaladod ladilaye ilahay samiryo iman hakaasiiyo
how many people were killed? , so why your father? ma sister we are sorry for what happen to your father and also others, they were heroes my dear.
Ale ha unaristo lkn xamar lama ogala wadani qof ah waxa laraba qof benta yaqan somalinimada nicib dadka dilah dhulkana gata oo habaran oo an wax rajo ah kalahayn somaliya
shacabka reer Somalia Illahay Faraj ha u furo
Allah u naxariisto janada fardowsana ha ka warb sho hno ilahay samir iyo iiban ha inaga reebo xafadii uu kabaxay iyo ehelakgi oo dhan wxn lehay samir iyo iimna allah inaka sii yo walawada tagayaye
wll illaahay haa unaxariisto
waa in cadallada la horkeeno kuwii dilay marxumka
Alle ha u naxaristo muadnahas dhintay
Waxaad iila muuqataan dhalinyaro caadifadeysan laguna shubay caadifada waxaadse ogaataan dilki xildhibaan yuusuf dirir iney sheegteen al shabaab dowladda soomaaliyana wax madisho ee amnigi dadkeeda ayee ilaalisaa
Allaha unaxaristo
Ilahay haw naxariisto aabaha janadiina hageeyo adigana samir hakaasiyo
Aamiin aamiin allahayow
Allaqh janada haka waraabiyo
War aabahaa maxaa somaliya kenay mar haddow xaas margeret ladhahaaayo qabay gebedhiiisana magacaaan la baxday , kuley camal kiisii ow helaaa , lkn waxaaan dhihi karaaaaa somaliya uma heyn wax dan ah
Abaha madilin ciidanka somaliya ee waxa dilay ururka UGUS dhe
Alle ha una xariisto qbrigana alle ha u qwaasicyo
Ma maan yuusuf dirirbaa aabaheed illahay haw naxariisto aamiin
Sc.waan ka xumahay dilka xaqdarada ah ee loo gaystay aabaha soomaliga ah..laakiin waxay dadka intiisa badan fahmi la yihiin in xamar ayna nabad galiyo ka jirin markii iyo doonttaba ku dili karto sabab iyo daba la aanba ..ogow cid kasta oo ku dilaysa waa cadow…!!
Waa qof dhinty waxba hka sheegna blaa dhqamayow xumi waxba iskuma falysaan alle hawnaxariisto qa
Qabrigana alle hawnuuriyo
Meeqo baa naga dhimaate muxuu aabaha dheeraa? Sheeko
Alle ha u naxaristo o danbigasa hadhafo o wxi uma dhibka kuhaya alle haka qabto umada islamka ah mel walboy jogan nabad galyo alle haku yelo
allaha u naxriisto abaaha adna samir iyo imaan allaha ka siiyo.somalina allaha siiyo dowlad quman oo xalaal ah.
Ale ha u naxariisto Xildhiban Yusuf Dirir lkn waxaa muhiim in ehelkiisii helaan Cadaalad madaama layaqaan ciddii dishay Xildhibaanka.
Odayga dhintay gabadhiisa maxa waaye magaceeda gaalo miyaa?
beenteed ma aha ma jiraan ciidamo tayo leh tuuugo baa wxaa la leeyahy waa ciidamo wllo samir alle ha kaa siiyo wukaaas anaa huba in ay dadka laaayaaan
Sorry wlaal kaga tacsiyeynayaaa wlaal geerifa ale ha i naxariisto
Allah give him his mercy and give Sabar for his dhoughteter and his relative. but i advice the relatives to give up what hapens. so many innocients are killed in mogadishu and no rule that gadge the killers.
Anaga maheeyno sheeekadaaan runteeda
Alle ha u naxaristo wllo
Alaha unaxariiso aabe samir iyo iiman ilahey haniga siiyo qabrigiisa alaha u. Wasaciyo aamiin
Layaab malahan in qof ladilaa saa meel kasta ayay kadhacdaa aabahaa kaleya ha arkin qabyaladana iska daya saa waa lagu dhamadaye
alle ha u naxariisto aabahaa wadkisa ayaa galay lkn wadan kharaabay ayuu isku howlayay qof somaliya ku haminaaya waxaan odhan lahaa adoo meelkale ku hamiya ayaa kuu dhaanta hada calankii sonaliya wuu dhacay ee reer walba intiisa magac ha ulabaxo iyo calangaara suda somaliland hala tashado xamer way ku daysee haku dhiman intaad noshahay isa save garee oo meel aad si nadiifa ugu dhimato xaadh xaadho
Sorry for your father.
Allaha unaxariisto Aamiin
Am sure, with certain, that Yusuf Dirir and many other somali Heros was killed by Damul Jadiid Religeos minority group who are currently running the Villa Somalia adminstration.
Ilaahay aabahaa ha unaxariisto adna samiryo iimaan hakaa siiyo
allaha unaxaristo aabe xasan sheikhna umada allaha kaqabto islamkii wuu dhameeyaye
abaha alle ha u naxariisto koley wu dhiman laha kuwi dilay akhiro ba lagula xisaabtamayaa
Allow u naxariso
ilahay ha unaxariisto simir iman allaha ka siiiyo
waa yaab gabadhu yey ku abtirsataa ” Sidaas waxa qortay Deporah Keeping oo ah gabar uu dhalay Xildhibaan Yuusuf Dirir…
Intii Muslim nimo ku dhimatay allaha u naxariisyo lkn waxaan walaashay ku sabarsiinaya aabayaal badan ayaa gar iyo gardaraba loo dilay ee iska sabar
samir iyo iimaan alaha kaa siiyo marxuumkana alaaha u naxariisto iskana sabur saburku shay qaaliya maxaa yeeley wxaa jirta maalin alle hortiisa laysla tagidoono
Markii horeba sax maad ahayne deporah keeping yousuf dirir kkkkk ma hooyaad ku abtirsatay
Alle ha u naxariisto marxuunka dhintay lkn qolada sioda qaldan kaga jabaysa waxan leyahay waxad ogayn yan lagu danbabin xsn ama qolo kale qof ow dilo kama helayo wanag sharaftisa ka wayn madax waynaha
Waa sida ad shegtay xildhibanku yusuf dirir cabdi illaahey ha u naxaristo waxa u ahan nin Qaali o aqon yahan ah waxana dilay cidamada somalia ee dawlada waana wax ad loga xumado
Waanu ka xunahey dilka aabaha lo gaystay o aha mid siyasaded runti illaahey janadi fardousa ha ka warabiyo
Waanu ka xunahey dilka aabaha lo gaystay o aha mid siyasaded runti illaahey janadi fardousa ha ka warabiyo
Waa sida ad shegtay xildhibanku yusuf dirir cabdi illaahey ha u naxaristo waxa u ahan nin Qaali o aqon yahan ah waxana dilay cidamada somalia ee dawlada waana wax ad loga xumado
Waa sida ad shegtay xildhibanku yusuf dirir cabdi illaahey ha u naxaristo waxa u ahan nin Qaali o aqon yahan ah waxana dilay cidamada somalia ee dawlada waana wax ad loga xumado
ilaahey haw naxariisto
Wll wan ka xumahay dhibta adiga ku haysata wali aad ayaan ooga danqan runtii wll
Allah u naxariisti