Sign in to follow this  
Tuujiye

Ina Baqti Lagde

Recommended Posts

Tuujiye   

<--------Dalaq kulahaa asoo jalaato canbe ka tifqeeso.......

 

Waraada waan idin salaamay..Kuwiina kuus kuusan, kuwiina gaab gaaban, kuwiina dhuub dhuuban, kuwiina gaajeysan, kuwiina caloosha weyn oo inta kale u qaliirsan, kuwiina xijaabka weyn iyo kuwiina timaha caseestay, kuwiina madaxa weyn iyo kuwiina madax sadex xagalka leh, kuwiina waayeelka ah iyo kuwiina isyareynaya, kuwiin isqaawiyey oo banaanka is dhigay iyo kuwiina wili dharka sita laakiin sugi'la in ee tuuraan, gabdhiina afka tuuraya iyo kuwiina qosolka beenta ah nugu dharbaaxa,nimankiina doobka ah oo socodka iyo istaagaba dhibaayo,gabdhiina tuugsiga ku jira iyo kuwiina "aboo isug" ku haaya, nimankiina jaad sidee u cunaayeen laan qalashay u ekaaday, gabdhiina sidee taleefoon ugu seexanayeen ku sawirmay, ciyaalkiina surweylada waaweyn iyo gabdhiina dharka ka yaraadeen, iyo islaamihiina dhalinyarada haleeyay iyo odayaashiina islaamaha ka adkaadeen......Waayeelada SOL iyo Moderatorska SOL wili kuwa marax yaasha ah oo powerka ka danbeeya.... Kuligiin iga gudooma salaan qaali ah oo kilkilaha shafka agagaarkiisa kasoo go'day iyadoo aan la ogeen......................

 

Salaan Ka Bacdi ani waxaan rabaa in aanan baranba dad cusub oo SOL joogo maxaa yeelay kuwii aan horay u aqaanay aanba kari la'ahay ama bisleen la'ahay ama haayaa sidii aan ku maslixi lahaa ama ee ii cafin lahaayeen......

 

Anigoo ah garab tuujiye oo kumagac dheer ina baqti lagde oona kusoo magac dheer mxaa iga galay, waxaan idin leeyahay ...I'M BACK...so baliiiiiish take it easy on me...No attack.....

 

ps.I like feminist chicks, I like ciyaal American, I don't care about single mothers, and young girls..maybe..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^^^^^^^^^ walahi saan wareer waaye.

 

maxaa tiri? you like who? nabee ma fiyoobid

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

Walakala cararey, saaxib codkaada markii lamaqley dad aa dirishado iska tuure.

 

Dalaq kulahaa asoo jalaato canbe ka tifqeeso

LOL taas waa "blay of the dhay"

 

Qofti is indhatirtey oo guriga kuguxareesatay waagi aa kubarye yah, bananka ee kusoo dhigtay markaas aa SOL naf kasoo raadisay....

 

wareer cusub

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

LOOOOOOOOOOOL....Underdog, caadi matihid sxb..

Waraa ani aduun aan isku soo daba ridaaye intaa adiga meeshaan gabdhaha jooga gorgorada ka dafeysay..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waraa wlc back.. u came back with a bang.. war iga tag.. caadi ma tihid..

 

underdog isha aad ka tuurtay.. tii suu bajaq u dhahayay wee soo tuur tay.. hadda mid kale oo sasabto uu raadihooyaa.. washeensi fowqal washeensi iga dheh.. waraa faraha ka qaad qoladaan oo aad cinwaanada kala siisay..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Wah, baqti see loo lagtaa, yacni dhulka uuba yaalaa asagoo kafaayo eh(?) See camal, igaarka, anagoo xaadir eh maana marsiinee. Iska dheh isbuunyo camal aa ugu bood boodi jiray baqtiga carfaayo. Kudarsana sabaaxadna waxaa ku bar baran jiray bakeyle iyo tukulush, laakiin waa lagtaa naga dhaaf. Ciyaal wiif waaxid, warafkiina u gooye.

 

Waxaaba isoo xasuusisay madaxweynahii Mareykanka ka ahaan jiray Nixon markuu dhimanaaye anagoo Nairobi joogno oo telefashinka fiirsaneyno aa akhbaartiisa soo gishay, markaas aa mid lasoo booday, "Nixon aa dhintay!"

 

Surwaalgaabkoo markaas Sacuudiya ka yimid meesha fadhiya masoo boodaayo kulahaa "waa baqtiye" dheh.

 

"Waa dhintay."

 

"War waa baqtiye dheh."

 

"War waa geeriyooday."

 

"Kadaroo..."

Share this post


Link to post
Share on other sites
lol   

Waxey u egtahay in kaligey wareersanahay. Maalin hore meesha oo eber eh aan aqriyey.. kistoo Tuujiye warkiisa waa fahmi waayey waa iska baxay, markii la jawaabo deymo aan is dhahay.... abaa waa soo noqday.. UD aa gorgoro dafay aa yeereyso... caadi ma ahan... waaba yaabanahee...

 

Ar yaa ii tarjumo.... !

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

tuujiye,

iga qalee saaxib waa wareersantahay, informationka aa kaa qaldan.

Gorgorada lama dafin, wa la'igu hadiyeeye (keepsake). Spot-lightka qaabta daraan aa igu shideesid iga daa.

 

aduun aan isku soo daba ridaaye

Filinkaas hore aa aan uso firsade, saxib...amooratiga markii lajilaayo SOL waqti looma haayo. waxaan umaleena adiga iyo artiriishada sidii hindida aa beeraha kusoo or orodeen...roobkana waa kuniikiseen. I assume by your return here that heeski waadhamaadey atiriishadi na buur ee kadhacday.

 

That's ok bro, adigaba waa ogtahay, qof miskiin ah kuma anfaceeso, you need a girl sleeps in a casket and drains blood out of your neck at night :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

waraa wlc back.. u came back with a bang.. war iga tag.. caadi ma tihid..

WTF!: OK Someone Hold me Back!

 

If this is a Bang,then what ISNT a BANG? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
NoVa   

War meesha waxaa isku imaaday kuwa aa is dhaheesid xalay dhan' ee soo qayilayeen'...midna bang baa lagu hayaa kuye, midna waxuu ka hadlooyaa Nixon markuu baqtiyey, midna filin oo atoore uu ka ahaan jire' barigii filin dhan uu jirin buu ka sheekonoyaa...Lakiinse midka iga yaabiye waa midka soo maray gabarla arko in aduunyadaan..Too ka fakataaba iska yar, midii gaabneed, midii dhuubneed, midii is qaadi weysay, midii' dhihi jirtay 'aboo i sug' ..waxuu dhafaayo aaba iska jiro...hadana' waxuu u dhaarsan yahay 'feminist chicks' as he said it..waryeysan ku' garaacin ee' sabaaxad kula qaadin' kolayba adigoo' macawiskaaga jiidaayo hadhowlee' yaa'san lagu' arkin'...

 

wareer waaba ku nooshahay,

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ lol Novaniino

 

 

Tuujiska, duqa, see camal adi, waala iska naxsanaa miyaa, dalaq kulahaa bilaa hoodi sidii dooro khaakheeso, laakin waraa wlcme back hee, ayaantaan tarabuunka waa kuu shidanyahay naafto lee ha ku daarin haddii kale dakkan dakkan waaye heyhaata aa ka dhaceeso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Salaan gaaban iga qabta!!!

 

Nuune asxanta yaaqee, terabuunkaan aa ka hadkleysid ciyaalkaan wiligood oktoobarta kama soo fiirsan..hanaga barin teerabuun kuwaan majiraanee.

 

Nova, kaalay, adiga meeqo sano aa i gaadeysay yaaqee..Hal mar lee igu soo boodnooh adigoo aanan feerta dhexe iga jibineynin waa ku tuugaa..lol..

 

Makiin Macruuf, lol..waraa adiga tafsiirkan aan shaqalneen oo aad wadid nagala tag yaah yaroo..

 

Underdog, sxb hadaa run rabtid, ani fiyoore iyo waxaas lugu ordaayo iyo buur lugu kor galan galanaayo kama helo..Atariisho bajaq iska dhigeysana, waqti uma haayo mid kakanoos ah aa loobahan yahay waqtigaan oo kale si aad dhaxanta soo socoto ugaga her gashid...

 

Waraa kuligiin ha idiin maraqaan sanaato..nacalaa foodiina kutaalo anaheenee.....

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this