Sign in to follow this  
Somalina

My Tribe

Recommended Posts

Jacpher   

I doubt in today's generation inay istun suubinaayaan.

 

 

Laf Libaax Lo'da ma leefto (Haddey run tahay, lo'da is very smart)

Ma fudeedo faan Maroodi

Ifacaystoo walax fiiri (Is that what he said?)

 

That's all I could make of.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^^^Oo maxaad ku tiri sidaa?

Haa, waa bambeelmo. Nimcada wadanka taala iyo dadka sidey u gaajoonaayaan maanta la isma barbar dhigi karo runtii.

the-raw-somali1.jpg

AK 47 baa loo dhiibey maanta. Warankooda ayaaba la qaatey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@Taleexi, ii jilci talada cadaaneysa marka hore. Tan kale is it true what Che is saying? nacash nacash(whatever that means) maa ila ciyaaroysaa?

 

Che, talo keen dee, adigaa ciyaalka xaafada mas'uul ka ah intuu Tuujiye maqanyahay. Qarxis ayaaba sheekada uga baxdey, lol...

 

Edit:

Ilaa hadda qof ka hadlay sawiradaas waxay wada wadaagan oo ka muuqda idinkuma jiro.

Waxa kuligood(with few exceptions of course) ka muuqda NABAD.

lol@Aqiyaar iyo JB. Try again gents.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Marka wax laguu sheegaa wax garataa the serenity of the backdrops and the tranquil coupled with joy that is radiating from the figures' faces indeed point the existence of peace.

 

Nina: Waxaan warka jilcinayaa marka Che inoo jilciyo wuxuu uga jeeday ereyadaa kor ku xusan. Teeda kale, obosiibooyinka xaafada miyaa la wada haystaa?, anna saborloogo been been ah baan wax ku doonayaa:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^^^ciyaalka xaafada waa group ka wada tashta arrimaha gudaha.

Degmooyinkeena dhan ayaan isu wada keeney oo hal maamul u sameyney. lol

Che ayaan ka war sugaynaa.

 

p.s. peace kii helaa barwaaqeysan

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Nina, ciyaalka xaafada or Ice Cube's 'boys in the hood', any common features btw the two?

 

 

Mida kale, sawiradaan Turkana miya mise Masai, the lost cousins of Amhara, Oromo or Tigrai

 

 

I didn't know you were related to Amhara? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this