Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Somalis=Talk=Loud (Embarrassing)

Recommended Posts

Salaan...

 

Alle-u-baahne, yaanan Eebe u baahneen, lol, macalinka weyn ma aqrisay waxaa qoray aniga? Ma aqrisay ujeedadaan @#$&% OFF! micnaheeda ugula lahaa?

 

Xataa mowduuca {the title} ma ahayn my words, waxaa kasoo guuriye dirito from that forum. In aan quotation {" "} giliyo aan rabay, laakiin system forumka ah ayaa ii diiday, marka aniga naftirkeey ayaaba aad ugu xanaaqay "Itoobiyaanka foosha xun" saas in ee nooga hadlaan, oo waxaa rabay in aa idin tusiye kaliya, oo waana aragtaa @#$&% OFF! aan ku iri.

 

Waad ku qaldantahay arintaan aad soo gudbisay ee fadlan waxaad dadka weydiisataa cafis iyo inaad naga raali galisid, dadku waa qaldami karaan.

Haye, waa yahay widaayoow, adiga iska biloow i cafi hee, inkastoo danbiga aan galay cirka iyo dhulka meel uu kasoo jeedo aanan ogeyn. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA,

 

Ok widaayoow, waan ku cafiyay. Waxaa tahay wiil fariid ah hada laga bilaabo ee orod shaah iisoo shub. lol smile.gif Haye hada saaxiib kheyr baan kuu rajeynayaa hana hilmaamin dagaalka waa socdaa anaka iyo Ethiopian-ka foosha xun.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Abaa Macruufka kan hadhageysan...shiikh sheydaankaan..lol..qabashidaas naga qabo yaaqee..

 

Laakiin Macruufka, xagee ku maqneed nin yahoo? meeshaan intaa qastay oo walaaqday aa aniga iyo nuune iyo kuwa kale noogaga tag tay...hada wax qas aa adiga sameysay dhan anaa la igu sii nabay intaa maqneed dhan nooh..kaalay iga fujiso waxaan oo nabitaan ah yaaqee, goobaa iga soo baxdee....

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this