Sign in to follow this  
ismacil mire

anybody knows where I can get?

Recommended Posts

Abwaan   

Try suuqa bakaaraha Ismaaciil. Believe it or not meeshaas buugaag badan baa yaal! Waxay iga yaabsadeen back in 2004 markii aan arkay buug uu qoray nin macallin mar ii ahaan jirey oo aanan ka fileyn in halkaas laga heli karayey...$18 dollars ayey siinayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

marx: i already checked red sea,they got every other language except somali to somali.

abwaan: which suuqa bakaaraha?i hope u r not talking about the hamar one.cuz that would b south of impossible.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...Ismaacil I am talking about the one in Xamar. I know in Shabaab ku gaardiyo, kuwa cabsan ee SOL soo gala bal aan u dirno inay keeni karaan! Do you need it for a project or you just want to have one?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

lol Abwaan. Adiga waxaada waa zoona-miinaato ninyow.

 

Actually, I know few AS members oo Xamar iga soo waco every now and then. Talow iyaga ma u dirsadaa? Ineey lacagtaan u diro jihaad ku galaan unbaa ii daran. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

"..Talow iyaga ma u dirsadaa? Ineey lacagtaan u diro jihaad ku galaan unbaa ii daran."

 

Lol Jamaal, waaba Mujaahidiine sidey Tuugo ku noqdaan, waxaan hubaa iney kuu soo iibinayaan laakin waxaan ka cabsanaa iney ku tashkiiliyaan oo marka dambe Jihadi Video lagaa fiirsado adoo Midland accent ku hadlaayo, ee Pakistan-iga Fried Chicken-ka aad ka cuntid yiraahdo: " I KNEW THE GUY HE WAS ONE OF MY BEST CUSTUMERS, I NEVER KNEW HE WAS CAPAPLE OF DOING SUCH A THING, HE WAS VERY PEACEFUL MAN, VERY TOLERATING, MAY ALLAH HAVE MERCY ON HIM"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ismacil Mire, sxb the Only Somali-Somali Qaamuus waa kii 74kii Guddiga Af-Somaliga qoray, laga yaabe in laga helo Bakaaro iyadoo dhow page caleen ama sonkor lagu duubtay!, kuwa Aw-Jaamac waxaan ogahay in Djibouti lagu daabacay 2005, Taariikhda Daraawiishta & Kitaab dagaalkii Axmed Gurey ka sheekeynaya oo Somali loo bedelay waxaan ku arkay BARAKAAT BOOK SHOP, hadduu yaallo waa laguu soo gedaa RISK-iga aad ka cabsatay innagaa qaadaneyno ee "show me the money!"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Maaddeey:

"..Talow iyaga ma u dirsadaa? Ineey lacagtaan u diro jihaad ku galaan unbaa ii daran."

 

Lol Jamaal, waaba Mujaahidiine sidey Tuugo ku noqdaan, waxaan hubaa iney kuu soo iibinayaan laakin waxaan ka cabsanaa iney ku tashkiiliyaan oo marka dambe Jihadi Video lagaa fiirsado adoo Midland accent ku hadlaayo, ee Pakistan-iga Fried Chicken-ka aad ka cuntid yiraahdo: " I KNEW THE GUY HE WAS ONE OF MY BEST CUSTUMERS, I NEVER KNEW HE WAS CAPAPLE OF DOING SUCH A THING, HE WAS VERY PEACEFUL MAN, VERY TOLERATING, MAY ALLAH HAVE MERCY ON HIM"

Looooool. Maaddeey, shifo horaa loogu kari waayey ma maqashey? Anigu 'tashkiilin' horaa la iigu kari waayey. Maskaxdeydu is hard to figure out iska daa in waxeeynan damcin in laga dhaadhacshee. Madax adeegnimo darteed. smile.gif

 

Teeda kale, waxaa iga qosliyey the Pakistani dude comment. Weey suuroowdaa in aan halkaa qabto Insha-Allaah. Labada dhanba waa la iiga yeerayaa hadda. Laakiin meel seddaxaad ayaan sugayaa oo haddaan helo aan soo indha-indheyn doona, I'A.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this