Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Qudbo sireed 2.0

Recommended Posts

^ not to go around in circles abaayo .. but you just proved my point ... danbi kuma lahan inay raacday nin 8 naag kale u hayso that shouldn't even be taken into consideration .. your ire should be directed at the man and the corrupt wadaad ... the woman is guilty of a lapse in judgement at best not malice.

 

sidaas ay tahay qof la socdo ma jirto duruufta ku kaliftay inay ka ogolaato inay qariso guurkeeda... qofta waxay naga mudantahay ilaahay ha u gargaaro not maca sonkor !

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA, widaaw, sheekada dhameestir mee u baahantahay, maybe her side of story

Sheekada wax aan ku darin ayaa jirto oo kas ugu tagay, ma rabin inaa sheego taas.

 

Waxyaabaha inta lagu sameynaayo ama lagu takri falaayo waa yaabeysaa. All waxaa igu darnayd markaa arkay nin laba xaas not only same building u degneyn, but same apartment isla dajiye. He even made them to be friends, good ol' wifey friends la isla qabo. Yep, he lives right here in Toronto with them, oo midba ciyaal yar yar u heyso. Suu iskugu haayo iyo suu u qarinaayo adaa og lee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kool_Kat:

Faynuus, sheekada hada wexey kusoo biyo shubatay ninkii hore oo qabi jiray bay nabsi ka gashoo ishiisaa kasoo baxday...O-H P-U-H-L-E-A-A-A-A-A-S-E!!! And that isn't the highlight of the story, wait wait it gets better: ninkii hore qabijiray nin fiican buu ahaayo, out of nowhere bay one day ku tiri 'war guriga iiga bax'...Wait wait, it doesn't end there: apparently the imaam who supposedly married them boqol dollar aaloo laabay to lie...

 

If you ask me, they put the National Inquirer to shame...
:D

 

This is Kool_Kat reporting live from Toronto, back to you Faynuus...
:D:D

Waaw, adeeba war kuu duuganyihiin. Wiiw. Ileen Koronto wax walba waala isla maqlaa. I thought this city was big, la iska warqabin. Darn it, shuud. Sheekadooda banaanka ee taalaa haddii saas loo wada ogyahay then.

 

National Enquirer beelee. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ looooooooooool, wey jiraan :D

 

waaw, siteeyaashii Soomaaliya isoo xasuusisay, siteey sacuudi, siteey japaaneese

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

lool nuune walaahi somalida dadka seey wax ugu qariyaan aan ka qeyliyay

 

Gabar hada kahor waxaa aqaanay ...JEEGO WAREEGO LA DHAHO

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this