Sign in to follow this  
Che -Guevara

Somali Politics-Maka Xaaji Banadir's Take

Recommended Posts

Maaddeey   

^Shukri waa magac carbeed waana lab, dhedig wuxuu noqonaa Shukrah, sidoo kae Galbeedka Soomaaliya sida carabta ayay u isticmaalaan.

 

Iman rag & dumarba waa isticmaalaan, magacyo rageed oo caan ah:

 

Cali Iman Sharmarke

Hilowle Iman Cumar

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:
NNC, fiirso
and see how uu ugu qosolsiinaayo madaxweynaha Jabuuti. That was a decade ago in 2000, at shirkii Jabuuti.

Maki Xaaji Banaadir is a legend. This poem is one of his finest. His words are profound. Unfortunately, he was wrong about comparing Kigali and Muqdisho. Wuxuu yiri 'Muqdishaa rajo fiican'. The presence of these words alone separates this poem from its predecessors. This poem will continue to ring true till the day Muqdisho manages to liberate itself from its oppressors and rises from the ashes.

 

Today, Muqdisho still lays in ruins while Kigali is independent, peaceful and thriving. Who would have thought?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

^Shukri waa magac carbeed waana lab, dhedig wuxuu noqonaa Shukrah, sidoo kae Galbeedka Soomaaliya sida carabta ayay u isticmaalaan.

 

Iman rag & dumarba waa isticmaalaan, magacyo rageed oo caan ah:

 

Cali
Iman Sharmarke

Hilowle
Iman
Cumar

eleen magacyadoba waa wada carbeed ee tolow lab iyo dhedug meexey kala ahayeen maadeeyow? and even though we know Iman can be both, come on, it is assumed that that you are named after the super model...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^I know, lakin Iman ka hor ayey magacyadaasu bexeen! lab=male, dhedig=female (kolley af soomaali waad ku hadashaaye, ma waxaad tiraa: 'geel naag eh & geel nin eh'? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Maaddeey:

Mak
i
, not Maka!! naag baadba ka dhigteene.

Intaas in laga sii murmo maba aha! It is Maki...Maka iyo Mako waa naag magaceeda...

 

Magacyada sida Abyan/Ebyan, Iman, Shukri, Dhool, etc. are unisex names...Maki nin waaye, Maka iyo Mako naag waaye!

 

Kasoco...

 

shukhulkii waxaa keentay dadka hada jiro.. iyagoo wiligood aan arkin bari ama waqooyiga oo xamar wiligood joogay bee sheeganaayan Burco oo bush ah iyo Qardho oo tuulo eh..

Tuujiye, excuse Y.O.U.!!! Meeshey abkey iyo isirkey kasoo farcameen hadaan sheegto ama aan ku faano goormey caay noqotay? Soomaalidiina waxaa niiga yaabay kuwii, as you say "bushka" ama "tuulada", kayimid hadey Xamar sheegtaan waa la caaya ama foorjeynaa; kuwii Xamar ka yimidna hadey bushka iyo tuulooyinka waalid kood sheegtaan, waakanaa hee! redface.gif Xamar aaba wax kale nooga dhigteenee, Xamar malagu Janna tagaa ani waayaabee? icon_razz.gif Kir!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Qof Xamar ku dhashey aa saas u hadlo ogow Luga Cadey Maanoboolyo.

Xamar afkaada ka daa, meeshaad ku cadaatey ayaad wax ka sheegeysaa. You want to make reer "bushka" feel better miyaa! intaas calool jileec iney kaa tahey aan u qabaa aleylehe. icon_razz.gif

 

Sidii BOB aan ku casumaa, i have a beach front villa right next to Villa Somalia. Haka welwelin safety. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ loool NNC walaahi qof saan KK u jar jari karo oo aniga aheen ma is dhaheenin in uu jiro laakiin ilin aa iga timid saan u qoslaaye looool maxaa dhahday, Lugahaas cad cad hadii eesan xamar dhex fiyaateen leheen, maanta Jamal ee u ekaan lahaayeen yaah oo qolfo leh lool ama in oolyo lugu soo dubay oo kale loool Oilyada Bp in ee soo yunbatay aa loo qabi lahaa yaah loool...caadi ma tihid iga tag,,,

 

 

KK qardho maalintii Macsharo iyo bajiye laga cuno, aniga xitaa waan sheeganaa loool maantaa rabtaa in aan anaga dhan wada sheegano desert iyo Jungle... Xamar wili ani ma u tacsiyeenin yaree...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

NNC, adi BOB oo cadey lugo cad idhohooyo lee maqashay you assumed inaan cadahay? Yaase kugu sheekeeyay Xamar aa lagu cadaadaa? Sheekoy ku nacay! Don't get me wrong, I'd throw it down Xamar any day! LAAKIIN, Boqortooyada aan ka dhashayna yaan la ii diidin nooh... :D Bush hadey tahay iyo baraako hadey tahay, it is my Boqortooyo, haka ooyina, inaad ku qarawdaana yeysan sheekada idinla gaarin...

 

Tuujiye, Xamar waxaan u tacsiyeey mar qof aan saaxiibo nahay (over 17yrs aan saaxiibo eheen) ey igu tiri Xamar malihid kooyto aa ku eheed! Hade waa qof aan isla soo kornay yaah...So I came to the sad realisation, meeshaan ku dhashay maanta inaan waxba ka eheen...Oo hadaan Qardho lugaheyga cad cad dhigo, hade waa anigoo waligey arkin, ina hebel lee ku filan in ladhoho...War yaa carpet ii fidinaayo, war yaa ari/geel ii qalaayo, war yaa Boqortooyo style iisoo dhoweynayo aa ka dhaceyso...Marka excuse me for loving my beloved Qardho!

 

Big ups to Q.Town baby!!! Ismarjiya intiina kalena!

 

NNC & Tuujiye, anaa idinka idunku casumi doono Boqortooyadeyda insha'allah...

 

Ps, Xamar rajo waanka lahaan jiray waagey H block iyo D block ka taagneed...Hada kutubkii xataa waala cusbooneysiiyay... :( Iga daa yaaqoo, Xamar waala xumeeyay waligeedna lama xaal marinaayo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

They're saying 5.5 magnitude! I didn't feel anything, I am in Mississauga (west of Toronto)...Parts of Toronto and NE have felt it...Bisinka...

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Iga daa yaaqoo, Xamar waala xumeeyay waligeedna lama xaal marinaayo...

 

KK, wax walboo xal loo waayay ragbaa horay uxaliyay hada rag wax xalinkaro majiraane meeshan inta ka kacdaaan bajaqyaashinan xamar xalkeeda keeena :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

FUFU saa u socotay miyaa maantana noo keentay in aad dhahdid bajaq yaal hanoo taliyaan? waa gaftay waraa ee si dag dag ah ugu tag duqyaasha SOL oona soo xaal mari!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this