Sign in to follow this  
Paragon

A video...

Recommended Posts

Paragon   

^^ :D I like the image of the reer miyi girl. Beautiful dark skin girl with timo tidcan smile.gif . What a beauty! 'Ciddiya-casta' anigu kama helo ;) [edit]

 

Somali3.gif

Nooloow, weligaa nooloow!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Sadax qaydkii sowtaa xiratey? Timaha oo ay sii deysaa waa laa mushkilo, laakiin cunaabiga ayaa ugu muhiimsan smile.gif . Anigu mar allaaliyo markaan mala kugu suureeyo, waxaa ii sawirma inantaa yar ee garoorta dhiisha ku luleysa. Cirridaheeda qandiga madowga ah iyo qosolkeedaa qurxoonee laab-qaboojiska ah ayaan kugu tuhmaaye bal warka soo daa, Carfooneey :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Paragon:

^^
:D
I like the image of the reer miyi girl. Beautiful dark skin girl with timo tidcan
smile.gif
. What a beauty! 'Ciddiya-casta' anigu kama helo
;)
[edit]

 

Somali3.gif

Nooloow, weligaa nooloow!

Walle,maxaan kala duwanahay yaa Paragon :D

 

Anigana waxaan kahelay reer magasha kawaran hee..especially markey dhahdo;(when asked about the Glasses) "Dee reer magaal baynu nahay cadceeday ka xidhana"

 

Walle,Qoftaas wax wee ka kala soconayaan unlike Cawralo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Lol@Brown. Nin waliba dhookhii sxb :D . Aniga horta waxaan ka careysanahay sida ragga qadaad-xiirta reer magaalka ahi inanta yaree innocent-ka sheekooyin cusub ula yimaadeen smile.gif . The only sheeko she knows concerns arigii iyo dameerihii iyo in roob da'ay :D . She is bemused! lol

 

Jimcaale lol, waad igu dheeleysaa. Heedhe is an original northern word...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

ma waxana dagantihiin idinko bil adan ah kulaheed.....ma saasa reer magaal loo yahay :rolleyes: .......lol@ cadceeda ka xidhana , idinkuna waad iska bahantihiin allah daruurahay marasa ma istidhi :D

 

magacyada casriga ana kuu bixinaya cawrala waan ka badali,,,,idil iyo ubax lool reminds me of qabyo part 1...where faduma nakruma was like mike aan ku bixinaya markasu sungub yidhi naa taada u talisaye magacayga igama badalasid lol

 

waxbarasho maxay ah naa riyaha wa lisi aqaana oo digada waan xaaqi aqaana .o ocawska waan samen kara .caanaha wa luli kara ....lol way ka gashatay ma istidhi..

 

lol magaalo ku geeeyo oo xafiis ka shageeesid oo magaalada nimanka wa laga kaftoomay ...hahaahahahahah so true ....my uncle said the other day when my ayeeyo asked him if any of his kids got married..... he was like " meel lagu guursado ii sheeg aan geeyo kuwani meel lagu guursado ma arage"

 

 

good stuff ye all....nice video

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Looool. I was about to comment of the malugu qabaa? Lol, yaa wax kugu falayaa smile.gif .

 

'Oo walaal kaaley, indhihii Illaaheey kuu sameeyey maxaad isaga xihday?' 'Bal illaaheey baan kugu dhaarshee timahaaga bal eeg'. Lol.

 

There is an allure to the reer miyi girl - what Somalis call - jiniyad. And the way she smiles all through the video. I think she can't help but smile :D . I had to watch the video again and again and she sure brings back my memories of girls from miyi... simply beauties ..all natural and no make-ups smile.gif

 

'Laakiin anigu Ubaxa waxaan u aqaan wax dooxadayada ka baxa' lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Paragon, I knew the term is used in north but far north. I thought it was more of northeastern.

 

What do I know about North. Just my assumption.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Funny majajilo.

 

Originally posted by Paragon:

simply beauties ..all natural and no make-ups

Simplicity and natural beauty are not confined to gabdhaha reer miyiga ah ee bal ha u gafin gabdhaha kale huuno smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ojelle   

wicked Video

 

is just tells you more obout our rich culture and sort of ladies we missing, i wish i had one like Awrala.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

One question to SOL males:

 

1. If the young woman is your close relative (i.e. sister), would you mind someone posting the video?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this