Sign in to follow this  
Maaddeey

Universal TV broadcasts cartoons depicting the Prophet

Recommended Posts

NGONGE   

^^Inta ba wan ku saxsanahay dee. Adna arrintan wakhti walba wad ku khaldantahay, saxna ma noqon kartid. Markaan ka fakaray wax aan mowqifkaagan khaldaan ku fasiro wax aan xamaasad aheen i ma hor iman dee. Ma nin waalan ban kugo sheega mese wan ku cayaa? Nin waalan ma tihid saaxib. Xawyaan gardaro dadka ku laaya na ma tihid. Marka sheekadaado wa iska xamaasad. Hadaba wax fahan. :D

 

Hadaanad fahmin, aan kugo sii celiyo.

NGONGE: Danish ayaa nabiga sawiray.

 

Maaddeey: Yaa? Acuudu bi Allah men al Shaytaan al rajeem.

 

NGONGE: War mid cad oo fanaan isku sheegaya ayaa sawiray dee.

 

Maaddeey: OO xaggo nabiga ku arkay marko sawiryo?

 

NGONGE: Sawir run mo aheen, saaxib. Fikradiisa uun ayaay aheed.

 

Maaddeey: Ma hubta in nabiga la sawiray?

 

NGONGE: Haa! Aniga Universal TV ka arkay.

 

Maaddeey: Universal TV waa gaalo raac. May aheen in ay sawirka xun na tusaan.

 

NGONGE: Oo hadaanay na tusin sidaan o ogaan laheen in nabiga la sawiray?

 

Maaddeey: O ma bahna in aan argno, warka nago filan.

 

NGONGE: Oo armo warka been noqdo?

 

Maaddeey: Waa caadi, lakin nabiga la sawiray yaanay na tusin.

 

NGONGE: Waa runta. Sheekadan nabiga la sawiray aan iska illawno.

 

Maaddeey: MAYA! Xawayaanka nabiga sawiray waa in aan ka aarsano.

 

NGONGE: Adigu sawirka nabiga Universal TV ma ku argtay?

 

Maaddeey: maya man arkin.

 

NGONGE: sawirka in oo jiro ma hubta?

 

Maaddeey: haaa! Rijaalo al xaq ayaa arkay oo ii sheegay.[Rijaalo al xaq in this instance are ME, ya loox] :D

 

NGONGE: Rijaalo al xaq maxa tusay?

 

Maaddeey: Dee Universal TVga xuma.

 

NGONGE: Marka hadaano Universal TV (ama kuwa kale) na tusin, la ma ogaan leheen ino nabigo sawirna, so maha?

 

Maaddeey: Haa.

 

NGONGE: Lakin waxaad i leedahay Universal TV iyo ciddii na tusto wax an diidsanahay wan ka hor jiidna?

 

Maaddeey: HAAA! Ma waxbaa kuu dhiman, carab caseer yaho?

 

NGOGNE: Maya, maya. Ee wan kula yaabay saaxib.

 

Maaddeey: Maxaad la yaabtay.

 

NGOGNE: Dee kuwa warka ku tusay ayaad diiday islamarkiina na kuwii warka abuuray (Danish) ayaad doonaysa in aad ka aarsato. Miyaad ka aarsan laheed hadaanay kuwan (Universal TV) iyo kuwa kale ku tusin sawiraha?

 

Maaddeey: Anigu sawiraha man arkin ban ku idhi.

 

NGONGE: Dee waxaago marka waa iska xamaasad, adeer. Wax fahan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mise waxaa kula wanaagsan wax kasta oon sheego inaad 'Xamaasad' iska tiraahdo, kadiban C & H ey 'waa runtaa' ku tiraahdo iyadoonba ogeyn waxa la isku heysto, 'maxaa runtiis ah?' haddii la yiraahdana: 'ehem, I don't know' ku jawaabeysa.

:D:D Ma sidaasa? You are throwing me under the bus miyaa? NG, is my arch enemy. I only agreed with him about NOT murdering anyone who speaks against diinta. You recommended a book for him to read on the matter. He said he understood and called you out on twisting Sheekha warkiisa. And I said, he was giving it to you straight. So now ha qaraarin. icon_razz.gif Iska celi NG.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

NGONGE, right, Qardaawiba markuu waxan wax ka daran ka sheego Aljazeera Arabic that doesn't make me stop watching my fav programme, Al-ittijaahul-Mucakkas, but don't you think Universal TV waxa daawado waa masaakiin, ilmooleey, islaamo iyo gabdho wada xiiran, oo wadaadkaas wuxuu dhahana horey ka raacayo khalad walaa kheyr, bal ka warran islaan 40 jir ah oo la yiri oradoo xajka aad uma bahanid maxram, markey baxdeyna oo kharash iyo energy ku bixisey laga soo celshay sacuudiga inta waliba la karbaashey, yeyse eedda saareysaa, ma wadaadkii screenka ay ka aragtey miyaa eedda leh mise Universal TV oo siiyey platformka!, wax fahan niyahow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

C&H, Wixii aan sheegaayey waaye! how did I twist Sheekha warkiisa when I posted an image of what the Shaikh was talking about! Adiga probleemkaqaga ma taqaannaa? Ilmaha aad wax u dhigto baad dadka dhan mooddaa? :D

 

Ngone, waan kuu soo laabanaa!! ma waxaad keentay inaad igu shaacireysato? tii Xasan Dahir baan kaa cafiyey, Adaalle Aadaa! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

One specific point buu ku gu heystay: The killing of a Gaal who badmouthed Nabiga(CSW)ama diinta. If the said GAAL lives in dhul Muslimeed enjoying the benefits OR If the said person lives far far away land in his own country hurling insults. Now, you left out WHERE the guy who was assasinated lived,WHICH NG kindly pointed out.

It is one thing to punish someone who lives say Somalia, it is another matter all together to go on a killing rampant on different continents hunting down people who badmouth Islam. So NO MATTER WHAT YOU SAY, the later cannot be justified and this is what I AGREED WITH NG.

 

BTW,

caruurta aan wax u dhigo dad badan OO CIRO leh ayey ka caqli badan yahiin, accomplishing things men of age will never! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by nuune:

NGONGE, right, Qardaawiba markuu waxan wax ka daran ka sheego Aljazeera Arabic that doesn't make me stop watching my fav programme, Al-ittijaahul-Mucakkas, but don't you think Universal TV waxa daawado waa masaakiin, ilmooleey, islaamo iyo gabdho wada xiiran, oo wadaadkaas wuxuu dhahana horey ka raacayo khalad walaa kheyr, bal ka warran islaan 40 jir ah oo la yiri oradoo xajka aad uma bahanid maxram, markey baxdeyna oo kharash iyo energy ku bixisey laga soo celshay sacuudiga inta waliba la karbaashey, yeyse eedda saareysaa, ma wadaadkii screenka ay ka aragtey miyaa eedda leh mise Universal TV oo siiyey platformka!, wax fahan niyahow
:D

War I did not say that I do not agree with you. I find many of the wadaado antics on Universal TV very strange. For example, they do these shows where they collect money to build a mosque and people phone them to donate money (or mostly gold, in the case of women). So far so good, right? But then, the woman/man that phoned to donate the money would ask the show presenter to ask the sheikh to pray for them (waa iska "forgive me father for I've sinned" ninyaho). :D

 

However, this has nothing with our discussion here.

 

P.S.

The 40 year old woman argument has been touched upon by many sheikhs, not just U TV. I am not sure about the exact age but I've heard it said that OLD women do not require a muxram.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

NGONGE, loool@me father for I've sinned", waa un isla meeshii dheh, i find that strange too, not sure whether you were watching it, but in the same programmes you mentioned, I was told, this lady donated 2,000 pound, and asked in sheikha Ilaahay u baryo, Cagmadhige laba sheikh ayaa bidix iyo midig ka kala fadhidey, markey dhahdey hala ii Alla baryo, sheikh ka mida labadii ayaa soo boodey oo halkaa duca iyo waxyaala la kala garan waayey akhriyey, islaantii is on the line, she disrupted the wadaad and said, no adiga ma ahan ee sheikha kale ayaan ducada ka rabaa :D this was LIVE, wixii dhacey ka dib dee iska garo :D

 

 

PS: about the 40 yrs old or over, some say because women at that age don't have desires or sexual desires, bal ma ayagaa soo ogaadey, waxaan soo xasuustey gabadhii yareeyd ee inta u tagtey islaan waayeel ah oo 90 sano jirto ku tiri, eedo, dumarku goormey ka dhargaan ragga ama the ageka ay iskaga dhaafaan ragga, duqdii baa tiri, wali waan sugayaa that age :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this