Sign in to follow this  
Maaddeey

Universal TV broadcasts cartoons depicting the Prophet

Recommended Posts

Maaddeey   

^Adi maa la joogtay?, sowdigii mar dhow wax almost every website soo qoray lahaa: 'waa barabagaandho, Shabaab anaa idinka aqaan', tanna sow taasoo kale maaha? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Aniga lama joogin, laaakin filimkaan,daawaday. markay cudur-daarka ka bixinaayeena waxay dhaheen, waxyaabo badan oo aan ku qasbannahay ayaan sameynaa!.

 

Aniga iyo adigaba waan ognahay in ciddii "shabaab" naqdisaa ay diinta naqdisay(sida ay shabaabku u arkaan), taasna ay mashaqo u tahay saxaafadda xorta ah!.

 

Si kaasto oo aya ahaato, Jaalle, shabaab ma ahan ciddaan universal uga casbanaayo, coz they need a platform to air their poison, laakin waa xisbiga waxa aan "B" iyo "T" toona ahayn, ee si ay shabaabku u kasbadaan, dadka qoorta kaga jara. so i am afraid goor dhow in aanan "Qaran Igisbarees" aan maqli weyno.

 

Waa ku kaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Cawaale, saaxiibkeen MMA oo isna fiirsaday kuguma raacsana arrintaas, adna waxaa cad inaad Shabaab ku been abuuratid!, lakin xataa haddey ku qasbeen dembi miyaa?, isku laabo, dagaalkaan aad keligaa ku jirtona iska daa, adi loow ku dhibaa 'gafuur cawo...' :D

 

Qofkii xad laga oogayo in la daawado waa Islaami

 

24_2.gif

 

lool@Qaran igisbarees, ha cabsanin Adi & Ani waa maqleynaa, waxaa maqli weynaaya kuwa Xamar jooga, xoogna uma helaanoo mar ey Hoobiyaha Amisom & Moor'yaanta ka gambadaan, mar ey xamaashaan ...ay ku jiraan!, Alaysa Kathaalik?, Balaa dheh. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Ninyahow, dagaal aan ku jiro ma lahan, mid kaligey ahna maku sii jiro. waxaan u maleyhaa in aad eerey kale isticmaali rabtay, dib ugu noqo sxb.

 

Adiga, ii dhehdaadii wali mala soo daayaa horta?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ :D hal ii dheh lee maa ogeyd, waa bateen hadda, kulligoodna waa la soo wada daayaa! :D

 

Dagaal kuma jiro aa!?, أحشفاً وسوء كيلة ؟ :D warkii caddaa eed tiri waa 'barabagaan' dhaqsiba ma illowday?, naga daa yaakhay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Nin yahow, thread-kaan jawiguusu waa mid caro iyo xisaabtan, marka ma rabi in aan hijack-gareeyo so waan ka gudbaayaa. Tororogtaada :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Universal TV did nothing wrong.

 

Why would they have to apologise for telling a story of someone who draw cartoons of the prophet, when it was clear they were very angry like the rest of the muslim community.

 

Xisbul Islam and Alshabab are against everything. They would have probably issued a fatwa against Ngonge and me if they knew we write stories on SOL as well. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ :D:D

Al Shabab is a mixture of wadaads who have no sense, moryaans who have no mercy and Maaddeeys who are full of xamaasad. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Wadaada waxaa hada soo baxey Televisionada ka sheega in ay naagtu maxram la'aan xajka aadi karto, in ribada ay daruuri tahay oo aan waxba ku jabneyn, in qofkii dhahaa masaajidka yar ama kitaabka yar uu gaaloobay ama diinta ka baxay,

 

wadaadadan UNIVERSAL TV ayey ka sii daayeen waxayaalahaan hada sheegay kor, wixii doonaa la iska sheegaa, kulahaa gabdhaha yaryar unbaan loo ogoleen iney xajka aadaan kaligood ee mar naagtu haday ka weyntahay 40 waa caadi kaligeed baa aadi.

 

 

mar kalena wuxuu yiri labadii sineesata ee lagu qabto ayagoo howsha ku jiro hala iska dhaafo hana sii dhameestaan hawshooda hadhowna hala isku meheriyo,

 

 

UNIVERSAL TV waa markii iigu horreesay een daawad, waana markii iigu danbeesay,

 

in yor face NGONGE, your fav TV

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

nuune,

What's the problem with that? Ileen waa wadaad 'fatwa' bixiyaay. Universal TV gave him the platform and it is for you to either take his words or reject them. Badow ha noqon, saaxib. It's not only UTV wadaado that make such arguments. Many in other Islamic countries do too.

 

Universal TV is not the best in the world. It is shabby, disorganised and mostly amateurish but it still remains one of the only mediums that give us the facts (news) as it happens. To show a stoning (if the occassion calls for it), a cartoon in the background or the pictures of some dead people after a period of fighting are all important, essential and necessary parts of broadcasting the news. Otherwise, what is the difference between them and Cabdi Indho-tuug who reports on everything in my local cafe?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Maxaa Xamaasad ah? (Anigu uma arko Xamaasad ee waa ra'yigeyga oon sax u arko qaladna noqon kara & kaaga oon qalad u arko saxna noqon kara, adaa lagaa rabaa inaad i tusto inaan qaldanahay, ood Adigu saxantahay). Mise waxaa kula wanaagsan wax kasta oon sheego inaad 'Xamaasad' iska tiraahdo, kadiban C & H ey 'waa runtaa' ku tiraahdo iyadoonba ogeyn waxa la isku heysto, 'maxaa runtiis ah?' haddii la yiraahdana: 'ehem, I don't know' ku jawaabeysa. :D

 

Mise, waxaa kugu filan: 'wax fahan' & 'siyaasadda barta'?? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this