Suldaanka

Yusuf Garaad's memoir on his trip to Hargeisa during the height of civil war 1988

Recommended Posts

Hargeysa - Taxnaha 89 - 90 - Qaybta Toddobaad

Quote
Ku dhowaad dhammaan dhismayaasha magaalada saqafku waa maqan yahay. Midkii saqaf leh waxaa ka muuqda dalool weyn ama kuwo yaryar oo badan ama labadaba.
 
Gidaarrada intooda badani wey dumeen oo waxay noqdeen dhagxaan badan oo dhulka daadsan. Qaar kale in baa taagan.  Midka aan dumin waxaa ku xardhan rasaas aad mooddo in lagu naqshadeeyay.
 
Berbera waxaan dareemeyay jawi cakiran. Laakiin Hargeysa waa goob dagaal. Si dhab ah ayaad lafaaga ugu baqeysaa oo nafta ayaa diideysa.

 

Halkan ka akhri: Hargeysa - Taxnaha 89 - 90 - Qaybta Toddobaad

Share this post


Link to post
Share on other sites

late 1990 or 1988?

If it was not USC, the regime would have been still in power, in late 1990 SNM were completely destroyed as reported here and from  many other sources.

 

By the time Migadishu collapsed, not a single major town in current SL were in the hands of SNM! how? Go figure.

 

Please be truthful and stop rewriting history to suit you now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Hadaan SNM jiri lahayn USC ma dhalateen! Sida warbixinta ku cad magaalooyinka waa la dumiyey , maxastii waa qaxday, intii wadkoodu galay way dhimatay, SNM na sida warbixinta ku cad magaaladda dushoodda ayey fadhiyeen. Daaquudkii SNM baa u dacaraysay inuu sii joogo.  Taageerayaashiisii sida adiga oo kale waa kuwa meelahaa ka qaaq leh , SNM waa ya dhulkeedii ka talinaysa. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, maakhiri1 said:

late 1990 or 1988?

If it was not USC, the regime would have been still in power, in late 1990 SNM were completely destroyed as reported here and from  many other sources.

 

By the time Migadishu collapsed, not a single major town in current SL were in the hands of SNM! how? Go figure.

 

Please be truthful and stop rewriting history to suit you now.

The USC was the brainchild of the SNM. In fact, the SNM provided the kick start funding, arms and military trainers. 

it is all about whose side that has won. The Government side was not just the gov't itself, it included a host of allied groups from Somali Aabo, to ONLF, SSDF and USP groups. 

Everyone acknowledges the Somalia Army was destroyed almost completely by the SNM. Yes, it caused a very heavy lost on the part of the SNM but that did not stop it from keeping almost 95% of the territory on its hands outside the heavily fortified army garrisons - yes they were no city or town, it was reduced to army garrison cut off from each other and only receiving supplied only from the air. 

And of course, it is part of the strategy, if the opponent had brought all his eggs to the North, and the Southern side of the country was almost complete free - it was a very smart strategy to arm and train the USC. 

This strategy is backed by the almost domino like collapse of the regime which just waiting for a knock-out punch. 

 

  • Thanks 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

One other thing, in 1990 Mohamed Siyad Barre asked the former President of Djibouti to mediate between SNM and his regime. 

The SNM's gave to Djibouti leader a precondition that Siyad Barre steps down and a new Gov't installed led by opposition forces. 

Of course, it was a condition too hard for the dictator to accept so the talks broke down. Within months, he was fleeing Villa Somalia. 

 

  • Thanks 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Siyad barre lost because of he lost the support of the army, majority of them defected the army and financial problems.none of these amateurs jabhad USC snm ssdf could've defeated him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 minutes ago, cadnaan1 said:

Siyad barre lost because of he lost the support of the army, majority of them defected the army and financial problems.none of these amateurs jabhad USC snm ssdf could've defeated him.

The writing was on the wall for the regime that it was the beginning of the end as late as 1986 when the SNM brazenly freed close to 500 political prisoners from jail. And again, freed a high level SNM military leader from the jaws of death - the day before he was supposed to be executed before public gallery. 

These string of loses, including the propaganda war which was causing the regime a lot of grief, prompted the regime to start normalising relationship with Addis Abeba - signing away the claims to Somali region of Ethiopia. 

On the day that Siyad Barre was signing the agreement in Hawasa town in Ethiopia, along with General Morgan, a call was received informing the dictator that Burao was taken by the SNM and all the regime's military slaughtered no one escaped.  

And they say the rest is history.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Snm guusheedu waa burburkii soomaaliya waxayna ku badaleen  xoriyaddii snm kalasoo noqotay koonfurta, May-90kii, bay u asteeyeen xuska heesaha.

Wiilashaan yar-yar Intay mujaahid beena ag fadhiyaan lagama dhaadhicin karo taariikhdaan marqaanbaa lagu qoray wax jira ma'ahan

Dalkiina iyo dadkiinu waa isku mid beel geed waabatay aqoonsi haku sugina maskaxdiina fogeeya raad arooryaad dib looma raaco, sokeeye is dilay taariikh noqon mayso.

Yuusuf garaad aragtidayda waa nin wariye fog ah oo waayo soo joogay  balse shakhsiyad mudane wasiir loogu yeero ma gaarin 4.5 dhibkay soo kordhisay bayna ka mid tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, gooni said:

Snm guusheedu waa burburkii soomaaliya waxayna ku badaleen  xoriyaddii snm kalasoo noqotay koonfurta, May-90kii, bay u asteeyeen xuska heesaha.

Gooni,

Dagaalkii Somali isku heshay, dadkii beenta loogu sheekayn jiray ayaa ku fashilmay. Dad badan ayaa maanta waxay dadka la so horfadhiistan aanay jirin oo la odhanayaa orod oo afka laydha ka qarso.  :D

Gobonimo iyo Geesinimo waa wax dhiiga ku jira suuqa lagama soo iibsado. Waqooyiga gobonimo iyo geesinimo ugu imo. Dhamaan dadkii Afwayne dabka isugu dhiibay inta geed wayn la so wada fadhiistay ayaa waa halkii Daahir Rayaale la yidhi "Wixii daanta yaal daad haqaado, Wixii Daantan taalna dabayli ha qaado" Xalay dhalay laga so qaaday wixii dhib iyo xanuun ahaa ee dadka reer Somaliland soo kala gaadhay. :D

Cashar fiican ka baro. :D 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 25/03/2018 at 9:55 AM, cadnaan1 said:

Siyad barre lost because of he lost the support of the army, majority of them defected the army and financial problems.none of these amateurs jabhad USC snm ssdf could've defeated him.

absolutel true, the regime was extremely financialy starved, and has been getting weak and demoralised since the defeat of 1977/78 war by Soviet Union/Cuba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, gooni said:

Snm guusheedu waa burburkii soomaaliya waxayna ku badaleen  xoriyaddii snm kalasoo noqotay koonfurta, May-90kii, bay u asteeyeen xuska heesaha.

Wiilashaan yar-yar Intay mujaahid beena ag fadhiyaan lagama dhaadhicin karo taariikhdaan marqaanbaa lagu qoray wax jira ma'ahan

Dalkiina iyo dadkiinu waa isku mid beel geed waabatay aqoonsi haku sugina maskaxdiina fogeeya raad arooryaad dib looma raaco, sokeeye is dilay taariikh noqon mayso.

Yuusuf garaad aragtidayda waa nin wariye fog ah oo waayo soo joogay  balse shakhsiyad mudane wasiir loogu yeero ma gaarin 4.5 dhibkay soo kordhisay bayna ka mid tahay.

Yusuf Garaad  runtii waa nin aqoonyahan ah, journalist weyn laakin shaati aan kisii ahayn bay ahayd markii wasaarada arimaha debeda loo dhiibey waana ku fashilmey sida uu isba qirtey 

Share this post


Link to post
Share on other sites

To my knowledge, from what I understand what I read:

USC was a cobbled up in a hurry afraid that SSDF and SNM will replace late Barre regime. The Ethiopians first contact with those leaders for USC shows this:

Ethiopians hated SSDF and were suspicious and not preferring of SNM.

Barre end came as maakhiri pointed out the war of 1977/78. There were a lot of military men that thought the war should have been done under kilil people and by kilil people, not the republic and when lose came was catastrophic. Economy is gone, no deep pocket supporter, people from euphorea of victory down to invasion of ones country.

Empires or countries all of them major war is beginning of bankruptsy if you do not win for sure, and even if you win like Britain 2nd world war you can still loose.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan

saxib waa sax geesinimo gobonimo deeq wax walba way leeyihiin balse cigaal shiidaad waxa laga hayaa beriguu sahamiyay doog iyo tigaad qurxoon waan soo arkay lakiinse xiid dhalay yaan loogu adkaysanayn (shinbiraha nooc ka mida oo qaylo dheer).

Su'aasha aan ku waydiinayo waxay tahay mar haddaad sheegatay suldaankii beesha.

Mar haddii taliskii aad la dirirteen  tagay, somaaliduna isku mid tahay dhan walbaba, sababta, qaar wixii dhex maray snm xalay dhalay looga dhigay kuwa kalana, daxal aan la mayri karin ka dhigay?

Geesiga laguu sheegayo ma'ahan ninka dagaalama sida snm kuugu sheegtay waa ninka samra yaqaan meesha dantu ku jirto.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni,

Awoowe, lama garanwaayin laakin wixii laga fursanwaayay ayaa la yeelay. Taa macnaheedu waa, qofka shakhsiga ah waa khamaari karaa naftiisa, laakin dumarka iyo caruurta wax lagu khamaaro ka wayn. Mustaqbalka maatida reer Somaliland mar danbe in gacan shisheeye oo gayin loo gacan galiyo waa go'aan dadkan gaadheen (Social contract). 

Boowe, sodonkii sano ee naga tagay ayaan wali qoomamayna oo aduunka kale na dhaafay, maanta cadaanka reer Yurub ayaan ciyaarta la dheeli lahayn hadii aanan il-duufin 1960kii.  

Mid aan kuu yara bidhaamiyo, dadka Djibouti dega, dhaqan ahaan waa dad wali degan oo aad ka dareemaysid sida dadkaasi u dhaqmaayo inay yihiin dad aan qax iyo hoog iyo baa'ba soo marin. Halka Hargeisa dadkeedi dhaqankii ay lahaanjireen wax badan iska bedalay oo hoogii iyo jabkii umadda loo gaystay raad badan kaga tagay. 

Waxa umaddu hada cagta saartay in dib loo so kabo oo dhanka diinta, dhanka caafimadka maskaxda iyo dhanka dhaqanka iyo dhan walba nolosha dib yagleel loogu sameeyo si dadka loogu celiyo "mental state" qaxoontiga iyo hoogii ka hor. 

Midnimo iyo Mogadishu labaduba waxay maskaxda umadda uga dhiganyihiin dib u dhac iyo hagardaamo laga soo gudbay. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.


  • Similar Content

    • By Baarqab Qooqay
      Cabdimaalik Muuse Coldoon wixiisi Prank dhaaftay  
      Suaalo badan ayaan iska weydiiyey muqaalkan.
      1: Coldoon muxuu ka doonay gobolka xudun & tuulada Bohol?
      2: Telifoonkan uu sitaa miyaanu Gps lahayn? offline Gps
      3: Odeygan Jaamac siyaad iyo wiilkiisa maxaa qoryaha ku raray, ma adhigay ku ilaashanayaan mise cabsi kale ayaa jirta?
       
      intaa kabacdi muqaalkan fariin wanagsan buu dirayaa walaalkeen coldoon taaso uu leeyahay dadku waa walaalo is wada ag degan ee yaan lays colaadin marnaba.
      Coldoon shaqo wacan ayuu shacabka soomaaliyeed u hayaa laakin qaabka uu wax usoo gudbiyo ayaa yara qaldan mays tidhaahdeen!!
    • By maakhiri1
      watch this space, they are watching SSC with great interest
    • By Goosaar15
      Somalia intii ka dambaysay burburkii dawladii dhexe ee Somalia 1991 kii waxa markii ugu horeysay dawlad loogu soo dhisay dalka Djibouti gaar ahaan magaalada Carta, waxaana lagu soo doortay Cabdiqaasim Salaad Xasan sanadkii 2000.
      Magaalada Muqdisho xiligaasi waxa haystay hogaamiye kooxeedyo hubeysan oo mid waliba jufadiisa hor fadhiyo isuna qabo in uu madaxwayne yahay, waxa kale oo soo labaynayey kooxaha xoogaga maxaakiimta oo hubaysnaa ahaana awood qarsoon oo soo kobcaysa.
      Magaalada Muqdisho markii uu ka degay Madaxwayne Cabdi Qaasim Salaad Xasan ( 2000 ilaa 2004 ) waxa ku soo dhaweeyey xoogagaa hubaysan ee markii dambe isku badelay maxaakiimtii islaamiga ahaa, Al-shabab iyo Xisbul Islam, waxa sidoo kale dawladaasi oo dhaafi wayday Hutel Ramadan Muqdisho taageeray laba sadex hogaamiye kooxeed walow aanay awood lahayn .
      Xukuumada madaxwayne Cabdi Qaasim waxa ay yeelatay laba Raisal wasaare oo kala ahaa 1-Cali khaliif Galaydh, 2- Xasan Abshir Farax labadaba Alle ha u naxariisto e, waxaana ka hor yimid markiiba dalka Ethiopia iyaga oo ka cabsi qabay urur diimeedyada faraha badan ee awood doon ka ah in uu ka soo jeedo, gaar ahaan ikhwaanu muslimiin oo saldhigeedu yahay Egypt, waxaana ay xukuumadaasi qaadi kari wayday hal talaabo oo yagleel dawladnimo oo rasmi ah.
      Waxa ku xigtay xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa madaxwayne Cabdilaahi Yuusuf Axmed (2004 ilaa 2008 ) Alle ha u naxariisto e oo iyada lagu xamanayey in Ethiopia wadato, waxaana lagu soo dhisay magaalada Embaghati ee dalka Kenya sanadkii 2004 .
      Xukuumadaasi waxa ay degtay Baydhabo oo ay ciidamo ku urursatay ay ka mid yihiin ciidankii maamul goboleedka Puntland oo uu Cabdilaahi Yusuf madaxwayne hore uga ahaan jirey iyo ciidamo Ethiopian ah oo badan, waxa Raisal wasaare ka ahaa Cali Maxamed Geedi, halka uu wasiirka arimaha guduhuna ahaa Xuseen Maxamed Faarax Caydiid.
      Dawladii Cabdilaahi Yuusuf hogaaminayey xoog iyo dagaal ayey ku tagtay Villa Somalia, waxaana dhacay dagaalo lagu hoobtay, dawlada Cabdilaahi Yuusuf waxa mus dambeed u ahaa dawlada Ethiopia sidaasi darteed ayey uga hor yimaadeen xoogaga islaamiyiinta ah, waxa kale oo ka hor yimid dadka deegaanka Muqdisho qaybo ka mid ah.
      Waxa dhacay dagaalo culus oo lagaga soo horjeeday in ciidamada Ethiopia Somalia soo galaan maadaama ay yihiin dal ay Somalia cadaawad soo jireen ahi ka dhaxaysay, dagaalkani oo markii dambe ujeedooyin kale yeeshay oo ay ururo argagixiso oo dano kale lihi dhex galeen, waxaa sameysmay mucaarid xoogan oo dal iyo dibad ba isaga yimid oo Asmara isku urursaday oo wadaado iyo siyaasiyiin ba isugu jira.
      Waxa is khilaafay Cabdilaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geedi oo Raisal wasaare ahaa waxaana noqday oo uu Raisal wasaare ka dhigtay madaxwayne Cabdilaahi yuusuf, Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Cade ) oo ay markii dambe is qabteen iyo Cabdilaahi Yuusuf oo loo arkay nin wada aargoosi siyaasadeed oo Ethiopia iska hor yimaadeen, markiiba caalamku cadaadis ku saareen in uu talada wareejiyo.
      Waxaa xigtay in la dhisay dawlad ay ku mideysan yihiin maxaakiimtii islaamiga ahaa oo uu la heshiiyeen maraykanka iyo dawladihii danaynayey arimaha Somalia xiligaasi waxaana lala hadashiiyey intii ka soo hadhay dawladii Cabdilaahi Yusuf oo uu Nuur Cade hogaaminayo waxa la dhisay dawlad ku meelgaadh ah oo wadata baarlamaan ka kooban laba baarlamaan oo la isku daray oo uu hogaaminayo Sheekh Shariif waxaana lagu dhisay dalka Djibouti caasimadiisa Djibouti 2009.
      Xukuumada uu madaxwayne Shariif hogaaminayey (2009 ilaa 2012 ) waxa ay fursad u heshay in ay haykalkii dawladnimo dhisto, diyaariso nidaam dalka Somalia kumeelgaadhka lagaga saarayo, waxaa hawlahaa gadhwadeen ka ahaa Raisal wasaare Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ku helay sumcad badan iyo Xukuumadiisii la odhan jirey ( TAYO ) .
      Murug iyo isqabsi dhacay ka dib waxa heshiis Kampala lagu gaadhay in Farmaajo iyo xukuumadiisa la rido oo xiligaasi faro baas ku haysay kooxaha argagixisada iyada oo dan loo arkay markaasi cid wadatayba, waxaana heshiiskaa Kampala Accord aqbalay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo sidaa kaga tagey xilkii, xukuumadiisiina dhacday.
      Waxa kale oo Maamulka Sheekh Shariif iyo sadexdii Raisal wasaare ee kala dambeeyey diyaariyeen hab federal ah in dawladnimada Somalia loo badelo oo maamul goboleedyo la dhiso waxaana la iskula qaatay shirarkii Garoowe 1 iyo Garoowe 2 oo mudo kooban ka horeeyey shirkii London ee dib u dhiska Somalia 2012 oo 52 dawladood oo aduunka ahi ka soo qayb galeen.
      Shirkii London 2012 waxa uu ahaa shirkii ugu horeeyey ee Somaliland iyo Somalia kawada qayb galaan waxaana ku jirey oo ahaa shirarkaasi communique keegii 26 qodob ahaa qodobkiisa 6aad in beesha caalamku adkaynayso in xukuumada ku meelgaadhka ah ee Somalia iyo kuwa ka dambeeyaa wada hadal la furaan Somaliland .
      Waxa ku xigtay xukuumadii uu hogaaminayey Xasan Sheekh Maxamuud (2012 ilaa 2017 ) oo raacaysay qariirdadii Garowe 2 ( Garoowe Two Roadmap ) oo ahaa hirgalinta nidaamka maamul goboleedyada ( federal system) iyo qodobadii ka soo baxay shirkii London 2012 ee dib u dhiska Somalia oo ugu weynaa qodobka wadahadalada Somaliland iyo Somalia, Ethiopia waxa loo arkayey cida dabada ka riixaysa nidaankan ee qorshaheega lagu socdo.
      Xiligaasi xukuumada madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud waxa abuurnayd qadiyad Ethiopia diid ah oo loo arkayey in talada Somalia ay Addis-Ababa faraha kula jirto waxaana si gaar ah saameyn u lahaa General Gabre oo qaabilsanaa arimaha Somalia oo Muqdisho fadhiyey, sidoo kale ciidamada Ethiopia iyo Amisom na taladooda wax weyn ku lahaa.
      Madaxweynihii xigey waxa uu noqday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ( 2017 ilaa hadda 2021 ) fadhiya oo ku ololeeyey in aanay aheyn wax la aqbali karo in Ethiopia Somalia dhexdeeda ka taliso waxaana uu ku helay taageero iyo cudud weyn oo dadku siiyeen xiligaasi maadaama aad loo dareemayey culeyska Ethiopia.
      Ayaan darada dhacday Madaxwayne Farmaajo oo jooga ayaa muwaadiniin soomaaliyeed inta uu qab-qabtay Ethiopia u dhiibay oo uu ka mid ahaa Qalbi dhagax, ka dib markii xukuumadii Tplf meesha ka baxdayna waxa uu noqday garabka koowaad ee Abiy Ahmed iyo dawlada Ethiopia oo ay wada galeen heshiisyo sadex geesood ah dalalka Somalia, Ethiopia iyo Erateria.
      Xigasho hadalsame media
      Maxamed Cabdi Jaamac
      Maxamed Dhimbiil
      FG: Qoraal kasta wuxuu ka tarjumayaa aragtida qoraha ku saxiixan