Sign in to follow this  
Somalina

Wadani Heeso ONLY!!

Recommended Posts

Maaddeey   

Waa Abwaan Cali Mire 'composer'kii heestii National Anthem'ka Soomaaliyeey Toosoo oo ku luuqeeynaya heesta.

 

FG. Haddii aad ka hesho ii sheeg, waxaan hayaa mid kale oo ka qiiro badan!.

 

Adinkeysu tookh haayee

Adinkeysu taamaayee

Aadanuhu tacliin barayee

Wadankisa taam yeelyee!

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Heeso Waddani (Ogadeenya)....

 

1.Magacaygu Waa Cosob.

2.Ogadeenya Waa Qaran

3.Waraabaha Duleedkiyo Gantaal

4.Dalku wuu xorobiye Gantaal

5.Hasha Dabarka maad kagoysaan

6.Ogadeenya Doorkeed

7,Xaq u dirirka JWXO

8.Qabridahare

9.Gumaysigu Hanweyna

10.Igaguur Kumaguurayo

11.Dahabo

12.Wagii dilaacaaba

13.Waxaan diinahay wali

14.Soomaali waa qaran

15.Cadow aan jidhnixin

16.Fooljeex iyo Qabri Dahare

17.Qaladkii galoow

18.Walbahaarka iga daa

19.Washaynsi

20.Wayaane Saado

21.Marxab marxab QOL

22.Arligaygoow MP3

 

Heeso Dagaalkii 1977......

 

Heeso Waddani (Somalia)

 

1.Durduro Geelbaa kujabay

2.Calankoow Ogsoonow

3.Inaad tahey masuul mankaaga gali

4.Umadyahay Midnimo

5.Somaaloo Israacdo

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Sayid*Somal:

quote:Originally posted by NinaNC:

by Cabdulqaadir Xirsi "Yam-Yam"(AUN)

:D

listen to his son
:D
quite interesting
Jaahilnimada in laga hadlaa waa waajib wallee! Thank you again brother Sayid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

.

 

Fanaaniinta meesha ka wada muuqdo -- Baxsan, Samatar, Qamar Harowo, Feynuus Sh. Daahir, Khadro Daahir, Daleys, Cumar Dhuule -- iyo see iskaga baashaalayaan without any worries. Aaaaaaaah, dadkaas life soo maray.

Where were Al-shabaab when u need them :D

 

Way iska baashaalaayaaan kawarama, xataa madax waa qaawanyahay loool icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this