Sign in to follow this  
Ashkiro

Memories of Xamar/Mogadishu

Recommended Posts

MMA naga dhaaf yaaqee, sawiradaan markaa aragtid waa xanaaqaysa, sey uu nuuraayan umadda iyo quruxda dalka dib maloo arki doono, dadkiinaan nasiib aa leedahiin oo wagaas sii fiican uu experience gareeyay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Oooooh, Cabdiqaadir Juba iyo Xasan Aadan Samatar were so young. Tollow ma waxay daawanayeen ciyaarihii goboladda?

Share this post


Link to post
Share on other sites

ly4w3.jpg

 

Meeshaan ayee legends ka wada muuqdaan.

 

Dumarka waxaa ka muuqdo: Faadumo Qaasin, Khadiijo Foodeey, Daleys, Caasho Cabdoow, Shamso Cabdullaahi, Nakruuma...

 

Ragga: Cumar Dhuulle (Eebbe ha u raxmadee), Maxamed Saleebaan Tubeec, Axmed Cali Cigaal, Faarax Siidoow Faarax, Bacalwaan, Kuluc...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

I remember growing up in Xamarwayne... Waking up in the morning and heading off to dugsi, and then going to Xamar jabjab for some shukaansi.... xamar caddey aan soo xasuustaaye mugdiga MUUgdishada yaa xadda ka warhaayo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;855454 wrote:

10pr3vn.jpg

Intii aanu Internet-ku soo bixin tabeelayaashaan iyo Wargeyska xidigta Oktobar ayuu Mr. Amiin Caamir ku soo bandhigi jiray farshaxankiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi, Amiin Caamir farshaxankiisa waxaa aad u jeclaaday 91 iyo 92. Waagaas waxaa lagu soo daabici jiray farshaxankiisa wargeys la dhihi jiray Shabeelle Press. Maadaama meesha la joogay ahayd Xamar oo jabhad maamuleysay, wuxuu aad u dacaayadeen jiray Siyaad Barre oo Kismaayo iyo meelahaas ku sugnaa, Moorgan iyo C/raxmaan Jaamac Barre (C/raxmaan Buluqbuluq ugu wici jiray). Caydiid iyo Cali Mahdi iskuma taaban jirin laakiin maryooleeyda soo gishay magaalada ayuu eber ka dhigi jiray. Nonetheless, I remember asking qofkii suuqa Bakaaraha u socdo in uu ii soo gado wargeyskaas.

 

Here few samples of his from '91 iyo '92:

 

tak2t1.jpg

 

ehyh3c.jpg

 

Intuu dhexbartamaha jidka dhistay wali sii hadlaayaa.

 

2r6lix0.jpg

 

29zsftf.jpg

 

29wl6k0.jpg

 

He didn't dare to caricature him while living in Xamar in 1991.

 

equxhv.jpg

 

8wl5qf.jpg

 

Nor him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;863096 wrote:
Showqi, Amiin Caamir farshaxankiisa waxaa aad u jeclaaday 91 iyo 92. Waagaas waxaa lagu soo daabici jiray farshaxankiisa wargeys la dhihi jiray
Shabeelle Press
. Maadaama meesha la joogay ahayd Xamar oo jabhad maamuleysay, wuxuu aad u dacaayadeen jiray Siyaad Barre oo Kismaayo iyo meelahaas ku sugnaa, Moorgan iyo C/raxmaan Jaamac Barre (C/raxmaan Buluqbuluq ugu wici jiray). Caydiid iyo Cali Mahdi iskuma taaban jirin laakiin maryooleeyda soo gishay magaalada ayuu eber ka dhigi jiray. Nonetheless, I remember asking qofkii suuqa Bakaaraha u socdo in uu ii soo gado wargeyskaas.

 

Here few samples of his from '91 iyo '92:

 

tak2t1.jpg

 

ehyh3c.jpg

 

Intuu dhexbartamaha jidka dhistay wali sii hadlaayaa.

 

2r6lix0.jpg

 

29zsftf.jpg

 

29wl6k0.jpg

 

He didn't dare to caricature him while living in Xamar in 1991.

 

equxhv.jpg

 

8wl5qf.jpg

 

Nor him.

MMA, thanks for the post. I see you kept those newspapers. Dont lose them sxb that is real humor:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this