Sign in to follow this  
Tuujiye

I got beef

Recommended Posts

Salaan...

 

Tuujka, duqa kaalfalooto bilaa gacan la'aan isku kal wareeji, markaas laba darbi saar iyo hal daqiiqo gacmo socod kusii dar. Hadaa sameysid saas dagaal iyo sanifnaan adigoo iloowday aad arkee; dagaal ilig ayaa la iskaga ridaa, ilig maku soo baxo. (Or in the other "dagaal," timaa la iskaga fiiq fiiqaa.)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

leeeeeeeeeee, waraa maxaa waaye beefkaan, ani dhan hada beef igu dhacay cause i am veggie :D

 

but on serious note, beefkaa kala ah, beef bilaa maraq, beef with milix, which one is it :D

 

aniga koleyba, beefkaan meel uga soo dhacay ma ogi, cant remember how it started, bt somehow my rebelling old ways aa ii keenay nooh :mad:

 

if i giggled and did the right nacam nacam nacam, i would have been best friend ever nooh, tho it is never too late for some mmmmm.

 

naftaaaaaaaaaaaaaaa, meest dromen zijn bedrog, maar als ik wekker werd naast jouw dan droom ik nog, ik voel je adam ik zie je gezicht. shumiskaan badan dhaaf yarta.

 

tuujiska xaaji yaa kaa xanaajiyay abaaba, hibo miyaana, mise dawo aa babis kugu garaacdey :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

awidkeey waxaan aa arkee maku fakirin, ar geweryaasha ka qalleey,

 

waraa tuujiska, sxbkiis, maxaa iga danbeeyey, igu soo dhur warka dharaboow xawiibtaa dhuundheerta ha u fadhiistee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Baaba nuune warmaa jire maa hor dhehee mise yaa la tooba toobeeyey...

baryahaan dhan banaanka aan bood boodi waaye..abkee bajaq tii aheed baa bugle ii baabiyeen..bugta waa laga baxay baaba busta aa la is baabi inooyaa..Ani baari in aan ahay waa ogtahay oo bari xitaa qaniinin bax hadii la i dhaho ne, buufkaa u sheeg ma soo ceshi...

 

Marka widaayoo ani meeshaan dad aan wax kasameyn aa iskee heysto oo waxee rabaan in ee dagaal bilaabaan oo dadka hal hal gees ku kubiyaan..

 

USheeg iyaga in aan ka mid ahaa ciidamadii dhulka iyo cirka roose laga siiyey oo hawa sabeeska ka danbeeyey yaaqee!!

 

Usheeg hortood in aan meeshaan fadhiga ku dirirnay anagoo Tim Hortan coffee wadano.

 

U sheeg meeshaan gabdho surweylada wiilasha xiran kasaarnay oo u xirnay guntiino uundisho.

Kuweesto waxaan u badalnay xaliimo from faarax faree nooh.

 

U sheeg in aan Ninyaaban qarnigiisa ka harnay.

 

Usheeg in aan ka nahay meeshaan mafiada underground,u uperground iyo side ways ground yaaqee..

 

Usheeg yaaqee u sheeg..

 

U sheeg in Qac'Qac uu yahay shaxaari aan xargo ku heyno.

 

U sheeg in aad adiga tahay 15 suuxiye..ileen bajaq intaas kaa yar wee kugu suuxeesaayee..lol..

 

U sheeg yaaqee u sheeg

 

U sheeg in OG-MOTI faciisa danbas noqdeen.

 

U sheeg in OG-GIRL eesan really carab aheen oo ee tahay Somali qurxoon.

 

U sheeg in LST uu san libaax abidkiis arkin.

 

U sheeg in J11 uu yahay ninka meeshaan ugu culus..lol..

 

U sheeg in Checkmate uu really yahay ama tahay bajaq cad oo sii cad.

 

U sheeg in juxa uu yahay nin

 

U sheeg in Hibo tahay pimp

 

U sheeg in underdog uu yahay saqajaanka T.O

 

usheeg u sheeg

 

war adaa dadkaan kasaaye u sheeeeeeeeeeeeg!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Baaba Tuujiska, beynaka cawdu billaahi, basbaas nin cuney dabada waa ololee wallaahi, bureeqo beerkeed ninkii feeydayna faraxal kale uma baahno bushunteed luu banooni ku dheelaa,

 

 

sxbkiis dadkaan dhibka badan dariiq dheer inaa u soo marto maba aheenba, dabar inaa ku taagto ay aheyd, digniin siiso, daankood ku tosho kaneeco nigis qabto, diifkooda dhafoorka ka dareeraayo dhabarka gaareyna dhaq-dhaqaaq inaa u diido ay aheyd, dhaxdooda la toley wax dhuuban loo maleenaayo dhinbil daba inaa ku sii deyso ay aheyd, dhabankooda la moodo fargeeto abaarsatey inaad dhakafaar ka dhigto ay aheyd, dhagtooda dhanxariga la moodo dhidid kulul inaa ku shubto ay aheyd, abbaa qunyar socod aa aheyd, maxaa dhibka keenaayo, tii is waasho cirbad teetana ku mud iyadaa qaboobeeso oo qanjirkeed illaa lafteed niikada qamuunyo ka kaceeyso, kii is waalana usi dhanbo sidii hilib kalaankal loo karshey camal ka dhig, qabiid aad aheyd maxaa waaye qeelada qasaaro kasoo daal aa tahay maxaa keenay qufaca qoorta ku dhufo qofkii quuq keeno, dhuundheerta ku dhag tii qalalaaso samee is dhahdo, qiiq ka kici korkooda,

 

abbaa tuujiska, kaboobyo ku mud wixii is waalo baaziin ku daar dushood danbas ha noqdaan, korkood qaac ka kici, moolto fitamiina lee waaye micna maku dhisno meeshii maraan haka harin illaa tabaaraka ay ka akhriyaan.

 

sxbkiis, beefoowgaan waa u soo kala fiireenaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Baaba Nuune bas bas bas yaaqee..haku kicin kuwaan adi..ani aa ku filan..

 

Ha xanaaqin baaba iska cafi ani lee ku filan..

Haku duufin kuwaan ani lee ku filan...

iska dhaaf gambooleeyashaan ani lee ku filan..

hadalkooda ha u bixin ani lee ku filan..

Yaryariiskaan waaka ordaayaan iska daa ani lee ku filan..

Bajaq yaashaan ha u kicin ani lee ku filan..

Qaamuqashiirshaan ani igu fasax ani lee ku filan..

Filinkaan ani Atoore igaga dhig ani lee ku filanee!!!!!!

 

Wareer Badanaa!!!!

U naxariiso yaaqee

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG Moti   

U sheeg in OG-MOTI faciisa danbas noqdeen.

Danbas ilaahey kaa dhig, war ma anigaad danbas igarab dhigtay... beefka diiday, baraf ilaahey sanka kaa gali, caaq fowqal caaq.. smile.gif

 

Peace

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiyee:

Usheeg yaaqee u sheeg..

 

 

U sheeg in Hibo tahay pimp

 

Sidaas malaha waa laga fiicnaa ,,,, Cay maaha ???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this