Sign in to follow this  
BOB

I Miss The Good Old Days.

Recommended Posts

Showqi   

Originally posted by Haatu:

Bal fiiri kuwan. Kuwa xamar dayeyaal ah (Nina and Showqi),

:D:D:D ,,,Waaryee Haatu aniga maxaad igu maagtay. Sheekadii Tuujiye ku dhacday (Tuujiye iyo Lo'da oo isku mar Barkada biyo ka cabaayo) ayuun baan ku qoslay ee anigu kismaayo Caddeey,,, :D maan caayin, waxna kamaan sheegin.

 

Mise qofkii Kismaayo ku qosla Feedh iyo Laad baad ku bilaabaysaa,,,, :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Kool_Kat:

 

Intiina kale, soodhowaada, Kismaayo sababta looga wada gariiro hadaan runta isku sheegno, waxaa waaye reer Kismaayood ka
*I'll probably regret this later on :mad: *
waa dadka dad ugu bashaashsan, ugu afmacaan, ugu ilbaxsan, uguna sabar badan...AND last but cetrainly not least, sixirka yaan iloobin...(
icon_razz.gif
)
You know I couldn't let that one go right?

 

Abkeey ciyaal Xamar aka ciyaal tiptop leefayaal aka ciyaal baraf aka ciyaal maamoyaal iska dhaafa dadka, Somalia dhan Xamar lee ma'eheen...Kii geel raacay, kii ceel biyo kaso arooray, kii barkad ku qubeystay, kii dhuudhi galay waaba inaan ka maseerno eey aheed, life skills baa ladhaa waxaas...Isgarasiyaato waaxid!

 

Bob,
aaw saak ee ram badme aay aak laqnim da'igoo maXar fakaaga uk gaataayo...

Kix kix, kax kax, kir kir, kud kud, kalaankal hilib uray. Shaacirooleey! meeshan waa la isugu yimid walee!

:D:D:D:D

Saas aa laga rabaa KK, mediator sharaf leh aas tahay!

 

War fiican ayaad sheektey walee, hayehee waa daayey waji macbuusyaashaan, hana daayaan ayagana.

Waa inoo galin danbe ciyaal maanokoobiyo, hada waa buubaa badaan galaa. Arrivederci Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

KK "Q" magaalo ka bilaabato Toronto aa ku maqashay ee maa joogtid... Qardho markii iigu horeysay aan maqlay waxaa iisoo sawir matay qarkii sayidka dagaalada ku gali jiray...landaroowal intaa qaadatid aa qardho aadi jirtay yaah loool 5 bari duur kusafar oona duur meel ah iska istaag waaye waxaas..dalxiiska aa sheegeesid maxaa waaye...Xamar qofkii dalxiis ugaga baxaayo wuxuu aadi jiray afgooye ama maka or Baraawe..reer xamar shaqo maku laheen wixii kor ah! kor dhan waxa xigo xamar ka xigo maba laga fikiri jirin..maxaa yeelay? geel duureed iyo eri libaax or yeey lee laga cabsan jiray..qof ka imaaday kor oo qaab darneena lama arkin.. dalxiis aa loo tagaa miyaa markaas? war aaba keentay cadee...

 

 

magaalooyinka hoose iyo kuwa kore magac yadooda ma ukala fiirsateen horta? kuwa kore iyaga dhan rafaad aa ka muuqdo iyo dhib.... Burco! Hargeysa! Garoowe! Qardho! Isku Shuban! Gaalkacyo! Boorame!...adoo naxsan aaba tagee hadaa u socotid...

 

kuwa hoose fiiri.. Baraawe.. Marko..Xamar..Jilib.. Jamaame.. Kismaayo..Afgooye.. iyo hashoo iska waalan oo duur eh laakiin la dhaha "qooqaani" waa magaalo iska kacsan!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Yaroow fiiri yaah, hadii adi laguug cabsiin jiray, ha u maleen in dadka kale lagu cabsiin jiray...Dalxiiska aan sheegaayana waxaa waaye, Somalia dhan ineysan Xamar eheen oo eey meelo ka qurxoon oo niyada dadka udajiya jireen...Xamar, Xamar aaba nagu wareerisee...Ma'ogid miyaa barkada iyo ceelka aa dadka kale ku caaynoysid in ey jireen dad nolol maalmoodkooda sidaa ahaa right in Xamar cadeey? Sheekada naga kala yaree hee...Qardho iyo Boorame intaa tiri magacyadooda rafaadaa ka muuqdo maa Jilib iyo Jamaame wax ladhoho naga dhaadhacsiinee inuu magacyadooya qurux iyo shacni kamuuqdo? Iyaah, xataa anaa?

 

Nina, Xamar mala gaari karo laakiin xoogaa sheekada markii laga badbadiyo sonkortaa ku badato markaasaa sidii naag sadex bil ah labo-labo kugu qabanee... :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Abtigiis & Tolka:

Nephtys

hadii qalbi saafi ah oo kaliya uun lahayo kawaran!Ma laha agtaada lama soo marayo????
:D

I miss Nafisa. Allow nabad keen. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

@KK...marka hore ma fahmin qeybtaas oo xuf aan ku maray. The audacity of sheemahaan!

Waa runtaa abaay, kaftan aa qalad laga fahmey marka labolabo waa lama huraan marka sokorta ha lagu bilbilo shaaha qaado la'aan sidii in soor la karinaayo. Dad dhaaxa ma yaqaaniin sababta baabuurta ay u leeyihiin E-Brake?

 

@Ina Baqti :mad:

Badownimo baadiyo lagama keeno keliya, magaalo-joog xumo baadiyo lagama keeno keliya, kaftan xumo baadiyo lagama keeno keliya, intaas waxay ku cadeyneysaa ma taqaan? in reer magaalnimo aan magaalo laga keenin keliya.

 

Waxaa qalad ka fahansantahey micnaha "reer magaal", waayo waxa afkaada ka soo haadaayo iyo waxaad sheeganeysid (reer magaalnimo) webiga la dhaho Nile, aa u dhexeeyo.

 

Meeshan waa la isla kaftamaayey si habeysan oo dhaqan reer magaalnimo ku jiro. markaad soo gashey waad * Afjini Mode On* uk raax raaxtey, ee aya jiraal wahada an isi aqaaye, tamag am barnee. *Afjini Mode Off* Fahantu! (enjoy ma first Af Jini)

 

Xamar reer magaalnimo laguma barto keliya, waayo awoowo yaasheen iyo aabe yaasheen Xamar kumay dhalan, dad ka reer magaalsana ma jiro, taasina waxey kuu muujineysaa (once again) ineysan reer magaalnimadu aheenba "Xamaraan ku dhashey"!

 

Hada, KK waa ka xanaashisey, magaaloyinkii Soomaliyed waad aflagaadeysey, inaad cagaha dhulka dhigatid amay kuu roontahay intaan lafaha laguu qaadin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ KK maa adi xujo mee kugu heysaa kaalay? lool biiq yahee! adiga lee iska hadal nooh! awoowgee aniga xamar uu ka imaaday lol kor iyo banaankaas aa aabihiis laga soo afduubay calaashaan gumeesigii nooh lool...

 

National Geography dhulalka iyo buuraha lagu soo sawiro maa maantana qurux kusheegeenaa? mala isku ciyaaraa kaalay? qof Afrikaan eh oo duur iyo bacaad iyo waliba Buuro kala jecel ma jiro.. laami iyo mushabiyeeri i tusi ani!...

 

KK xamar in aa Spring water ku cabi jirtay waa ogtahay oo fuusto lagu wado wili iyadoo gaari dameer saaran! war maa wadeenaa?

 

xamar waa naga xumeeyeen! ilaahoo kuwaan noo fooree!

 

 

Qardho hanoolaato! :D

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by NinaNC:

* Afjini Mode On*
uk raax raaxtey, ee aya jiraal wahada an isi aqaaye, tamag am barnee.
*Afjini Mode Off*
Fahantu! (enjoy ma first Af Jini)

SINCE WHEN? Very, very impressive Nina...Aaw gatay rabag hayay, aay uuku fuubiyo xawgaan? Na'iga daa naa u gashiyay hoon! icon_razz.gif

 

Xamar reer magaalnimo laguma barto keliya, waayo awoowo yaasheen iyo aabe yaasheen Xamar kumay dhalan, dad ka reer magaalsana ma jiro, taasina waxey kuu muujineysaa (once again) ineysan reer magaalnimadu aheenba "Xamaraan ku dhashey"!

Afkaaga malawax iyo shaah lagu qabay! Intaan in dhaafsan maba sii qori kari...

 

Tuujiye, intaan kadambe hadaa hadal sii wado meesha habarteey, habarteey aa imaaneyso...Habarteey, habarteey hadey bilaabato sheekada Raka Raaxo eey ka dhecee ee maa joogtid, Qardho amey kuu roontahay! Horta Raka Raaxo mataqaan? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

LOL... thank you, thank you...Lafoole aan online course ka qaadanooya. :D

I think Tman knows inuusan juuq dhihi karin! Fuley falfaliiqey! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Sweet beel.. Afjini danbe hanoo qorin! indhaha aaba na xanuujisee...

 

 

KK, Raka raaxo soo ma aheen tuulooyinka bari? loooooool...

 

 

Che boring aa tahay ee kabax meesha! sujuu yahoo ugaali la'aanta heysa!....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this