maakhiri1

PUNTLAND’S SHAM SHOWDOWN AT TUKARAQ: WINNERS AND LOSERS

Recommended Posts

3 hours ago, gooni said:

fursadda labaad waxay ahayd inay aqoonsadaan  khaatumo, oo ka dhul iyo gobolo badan gal-mudug.

 

Prof. Cali Khaliif ayaa ka hadlay arinka wuxu yidhi shuruudda kowaad waa in maamulka MJ-teeniya Dastuurkiisa ka saaro sheegashada Sool & Sanaag oo si official ah ha uga taanaasulaan caalamka ha u sheegaan.

 

Kol hadi sida Maamulka MJteeniya ku dhaqaaqo, waxay u sahlaysa Somaliland in si fudud ugu fido dhamaan deegaamada faro ku tiriska ah ee ku si hadhay gacanta MJteeniya. 

 

Waa laba daran mid dooro. meel aad u xun ayay siyaasad ahaan ka maraysa, waana la so koobay fursadaha u banaan maamulka MJteeniya.

 

3 hours ago, gooni said:

Suldaan

Odaygu waa oodweynoo kale dagaalka afku waa ka jiraa meel walba, cumaamaddu hadday dhulka ku dhacdo waa laga jaftaa, waagay qiimaha lahayd waa lagasoo gudbay.

 

 

Odayga maxaa Garoowe ka qabsaday wuu qarsanayaa. Garaad Saleebaan nin si ka xun loo bahdliay wali maan arag.  

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadalka Gooni baa dhameeyey, wax badan oo sir ahna sheegay, Khaatumo Puntland iyo Somaliland , Dibindaabyada Puntland awgeed SL bay u janjeermeen, Markii ugu fiicneeyd oo talo Puntland ka luntey ,  waa markii Cali Khaliif 8 bilood fadhiyey Xamar oo Albaabka laga furi waayey iyadoo Xassan Culusoow isku gudbeen Puntland!!! 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, maakhiri1 said:

Hadalka Gooni baa dhameeyey, wax badan oo sir ahna sheegay, Khaatumo Puntland iyo Somaliland , Dibindaabyada Puntland awgeed SL bay u janjeermeen, Markii ugu fiicneeyd oo talo Puntland ka luntey ,  waa markii Cali Khaliif 8 bilood fadhiyey Xamar oo Albaabka laga furi waayey iyadoo Xassan Culusoow isku gudbeen Puntland!!! 

 

I do not believe any gov't be those of Sheikh Sherif, HSM or the current Mr. Cheeseman has any choice regarding these regions. 

 

The powers that be will not allow Villa Somalia to interfere in Somaliland's backyard. 

 

Rather the powers that be, are interested in a negotiated settlement of the issue between Hargeisa and Mogadishu with particular regard Sool & Sanaag being an integral part and parcel of Hargeisa' sphere of influence. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
18 minutes ago, Oodweyne said:

Saddex, arinta, Tuqaraq iyo Majeertinaya, iyadana wax aan kaa odhanayaa. Saaxiib, Somali waa is taqaanaa oo waa is-baratey oo shaley ma-aha maantu. Sidaa-daraateed, haddii nimankaas Garowe jooga ay inyar-ba ha noqotee ay isleeyihiin Somaliland ayaad "xoog" kaga qaadi kartaan Sool iyo dhulka ay xukunto ee hartigu dego, ma filayo calaalcal ah "dhiig-Soomaliyeed" ayaanu dhowreynaa ama calaacal kale oo ah niman hartiya oo Somaliland la socda ayaanu diideynaa in aanu leyno in laga maqli lahaa Garoowe.

 

Kol hadii @Gooni ku faraxsanyay inu Ethiopia ka so galo Buuhoodleh oo aanu maanta gobolka Sool dhex mari karin, wuxu ku hadlaayo ee kale waa qof naftiisa ku qancinaya sheeko baralay. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

niyoow suldaanka would do anything to attack even respected garads like garad saleebaan because the garad is not one of the birds singing for somaliland way duushay. shame on suldaanka for the cheap shots.  niyoow garaad saleebaan is treated like royalty in garoowe. he is the most respected elder and will always be even he joins somaliland. 

 

stop the garbage niyoow.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 2/26/2018 at 7:42 AM, Suldaanka said:

 

 

Rather the powers that be, are interested in a negotiated settlement of the issue between Hargeisa and Mogadishu with particular regard Sool & Sanaag being an integral part and parcel of Hargeisa' sphere of influence. 

 

 

Suldaanka,

Its not open ended.

As far as Ethiopia and Djibouti are concerned Puntland and Kilil 5 matter more than Mogadishu if it comes to it. Other powers that be I don't know, but when something breaks loose the two countries will base their decisions on Puntland and Kilil 5.

 

Poor Puntland. Every body wants her to fight against somebody.

ONLF wants Puntland to be against Ethiopia.

Somaliland wants her to fight with Mogadishu

Mogadishu wants her to fight against Somaliland

 

Everyone of the above wants to use Shabab and Gaalkayo to pressure Puntland.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Saxiib dooduhu inta badan ayadoon laysu soo dhawaan bay dhamadaan waxayna ka mid tahay xal la'aanta iyo arigtada gaaban oo aqoonyahan iyo caamaba laysla hor fadhiyo

Adiga shakhsiyan waxaa kuugu wacan khibrad la'aanta kaa haysa habka maamulada somaaliya ku dhisan yihiin dhamaantood, uma dhawa dimuquraadiyad,qof iyo cod, dhaxanta iyo taagnida yaa ilaahay shacabkaas la maagay mooyee sanduuqa waxaa ku qoran jufadii madaxweynaha aad  dooran lahayd, waana tan reer oodweyne ka dhigtay dad la dulmay.

Tan farmaajo koonfurta shaqo badan baa taal saaxiib fuusto buuxda nin kaliya bacaad kuma riixi karo. 

Wada hadal snm iyo see u kala go'naa shaqo nin wayn ma'ahan hadal wanaagsanna wuu u sheegay oo aan xanaf keenayn ilaa marada geedka ilaahay uga fujinayo.

Shacabka waqooyi dhamaantiis wax yar mooyee wuxuu rimanyahay midnimo cid kale ka waraysan maayo saaxiib, balse mataano meel qodax leh laguma dhali karo sidaad adiguba sheegtay.

Snm way ogyihiin inay miino ku fadhiyaan waxayni la kici markay koonfurtu hagaagto, taa macnaheedu ma'ahan dagaal,  shacabku waa is rabaa mana kala maarmo waa siday iigu qalbi warameen xukun milatarina sagaashankii yaa ugu dambaysay way la socdaan inuusan soo noqonayn.

Tan reer garoowe iyo dagaalka aad ka dalbatay, xinyahooda ma tusi karaan reer sool waxa hor taagan waa dadkii dhulka lahaa ayagaana taladu ka go'daa hadday snm lasii joogayaan inta gugu curanayo iyo haddii kaleba

Reer burco iyo hargaysa waxba kama dhexeeyaan, waligoodna dagaalka ma jeclayn, xanta hoose  siyaasaddiina wuu ku fashilmay hogaankoodu.

Suldaan 

Buuhoodle kamasoo wareegin iyo dhanka itoobiya socdaalkaygu wuxuu ka bilawday ceelkii "waadaamo goo" oo adeerkaa deganaa, waxaan u malaynayaa inay buuhoodle ii jirtay 20 illaa sodan dhanka qorax u dhaca haddaanan qurbaha ku dayoobin, mana tagin.

Laascaanood waan tagay waa dal wanaag badan ka muuqday allaha u siyaadiyo labada dhinacba ganacsi fiican ku leh

Ragga culus oo saxaafaddu taqaano anigu kuma jiro saaxiib, meelna kama gabado, dabaqadda hoose iyo tan dhexe labadaba gacantaan saxanka la gashadaa, kuwa sarana waligay lama cashayn mana jecli dhaqamadooda.

 

 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Odweyne

Waxaad  fahmi wayday labo arimood mid ma'dan akhrin,midda kalena weligaa fahmi maysid.

Tan aadan akhrin waa tan dadka wax idinka dhexeeyaan Reer garoowe waxba idinkaba dhexeeyaan qaabka degaanka, dagaal iyo nabadba waxay ka go'daa reer SSC intaas faham

Tan labaad oo weligaa fahmayn waa farmaajo,waxba idinkaba dhexeeyaan asaga iyo reerkiisaba taasna faham.

Waxa wax idinka dhexeeyaan waa dastuurkii lixdankii aad koonfurta la tagteen oo weli sidiisii ah waxaana ku qoran inay soomaaliya mid tahay.

Intaa markaad fahamto wax weyn baa kuu kala baxaya saaxiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.


  • Similar Content

    • By Baarqab Qooqay
      Cabdimaalik Muuse Coldoon wixiisi Prank dhaaftay  
      Suaalo badan ayaan iska weydiiyey muqaalkan.
      1: Coldoon muxuu ka doonay gobolka xudun & tuulada Bohol?
      2: Telifoonkan uu sitaa miyaanu Gps lahayn? offline Gps
      3: Odeygan Jaamac siyaad iyo wiilkiisa maxaa qoryaha ku raray, ma adhigay ku ilaashanayaan mise cabsi kale ayaa jirta?
       
      intaa kabacdi muqaalkan fariin wanagsan buu dirayaa walaalkeen coldoon taaso uu leeyahay dadku waa walaalo is wada ag degan ee yaan lays colaadin marnaba.
      Coldoon shaqo wacan ayuu shacabka soomaaliyeed u hayaa laakin qaabka uu wax usoo gudbiyo ayaa yara qaldan mays tidhaahdeen!!
    • By maakhiri1
      watch this space, they are watching SSC with great interest