Sign in to follow this  
Cawaale

Save Dr. Hawa Abdi!

Recommended Posts

Sababta loola wareegay Isbitaalka waxay iigu sheegeen, in security-ga Isbitaalku dagaal la galeen ciidamada Amaanka, sidaas darteed kuwii horena loo xiray kuwo cusubna aan loo oggoleyn, maadaama aan security-ga Isbitaalka la aamini karinna Xizbiga ayaa ammaanka sugaya!.

Laa, lacag aan rabnaa iskama dhahaa noh icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Maaddeey:

^Waad waalatay, pay me if you want me to tell you every thing as u were there!, Universal TV waxba kama sheegin miyaa?.

 

Waryaa fulaynimada iska dhaaf, if i never argued and posted what i posted you would't know what you know now, Cawaale kas buu uag tegay maqaalka aan soo post-gareeyey, waayo wuxuu soo qaatay mid kale, sidoo kale kan Hiiraan wuu ka tegay while he posted an article about the Dr. from it.

 

Dad ceelasha biyaha deggan oon warsaday waxay ii sheegen more or less waxa hiiraan ku qoran een soo post-gareeyey.

 

Sababta loola wareegay Isbitaalka waxay iigu sheegeen, in security-ga Isbitaalku dagaal la galeen ciidamada Amaanka, sidaas darteed kuwii horena loo xiray kuwo cusubna aan loo oggoleyn, maadaama aan security-ga Isbitaalka la aamini karinna Xizbiga ayaa ammaanka sugaya!.

 

NGONGE, how would you deal with it if you were taliyaha ciidanka?.

It's not about how I would deal with anything, saaxib. It's about how I would tell the story. Maxa kuu diiday in aad sheekada si saaxi o sheegtid intaad Cawale la murmaysid iyo qoloyankaan kale? Put the boiling tea in front of us and let us judge if it has sugar or not first then start arguing, saaxib. By going back and forth about what site said what without coming out clear with the events as you see them you come across as being very evasive, saaxib. It gets even worse when you drop in pointless stuff about Dr Hawa's history/intentions (maxa naga galay dee! Is she or is she not kidnapped is the real story here, adeer).

 

Wax fahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Adiga kuuma shaqeeyo, you know!, sidaadana uma fekero, but when you asked me, I told you what i knew!, maxaad kalood rabtaa?, weligeey waan maqli jiray: carab waa jazaar 'not butcher'. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this