Sign in to follow this  
Abu-Salman

Tragic Accident: Your Prayers Needed

Recommended Posts

samonia   

اللهم : أبدله دارا خيرا من داره وأهلا خيرا من أهله وأدخله الجنة وأعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار

 

اللهم : عامله بما انت اهله ولا تعامله بما هو أهله

 

انا لله وانا اليه راجعون

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KUMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa isagoo ku hadlaya magaciisa, ka xisbiga iyo ka qoykiisaba wuxuu tacsi u dirayaa Mujaahid Axmed Cumar Faarax “Jaray” oo inankiisii Cabdiraxiim Axmed Cumar uu shalay shil gaadhi ku geeriyooday isagoo jooga Abudabay.

 

Wuxuu Xoghayuhu isagoo ka tiiraanyaysan ilaahay uga baryayaa inuu marxuunka jannadii ka waraabiyo, dhamman eheladii uu ifka kaga tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

ina lilaah wa inaa ilayhu rajicuun, its these times that you realize that life is nothing and that we should all work for akhira. But we are only humans...

 

May Allah swt have mercy on his soul and shower her mercy and blessing...and grant him the highest level in Jannah...

 

aad ayaan uga xumahay sabar iyo imaan adiga iyo eheladaada iyo qabaradaada iyo asbaaxta...dunidu wa labo galin ilaahay xaaqa hana tuso....

 

اللهم : أبدله دارا خيرا من داره وأهلا خيرا من أهله وأدخله الجنة وأعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار

ameen...

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aamiin, intaas in leeg ideelkiin Allah ha idinku maneesto.

Thanks again; more clarifications appeared on the circumstances and it seems he had uttered the shahaada before dying, which is good sign...

will deal later ia with facebook.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

^ Waa war hagaagsan hadduu shahaadada ka gaaray. Walaal samir iyo imaan Illaah ha idinka siiyo marxuunkana Allaha u naxariisto. amin

Share this post


Link to post
Share on other sites
chubacka   

Originally posted by Ismahaan:

Ina lilaahi waa inaa ilayhe raa3cuun. Samir iyo imaan .May Allah (swt) forgive his sins and grant him Jannah amiin.

Ameen, may Allah make it easy for all his family.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Inaa lilahi wa inaa illahi rajicuun...Allah uu naxariisto, idinkana samir iyo imaan Allah idinka siiyo...amiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rayyan   

Inna Lilaah wa inaa ilayhi raajicuun.

 

Naxariista Eebe agtiisa ha ahaato, eheladiisiina Samir iyo Iimaan, Ilaahayna khair ha ugu bedelo, wiilka ka baxay. Lilaahi ama acda wa lilaahi ma akhad.

 

Wadku waa cibro ku qaadasho, waxany tahay - Saddex Dhimasho iyo Laba Nolalood.

 

Dhimasho hore oonu qofku jirin, Qofka la abuuray, oo shakhsiga ah aad garanayso ee ehelka ah. qofka Laga oofsaday, oodhintay, qokfa oo dib loo so noolaysiay.

 

Wa kafa bil mowti waacida!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this