Johnny B

This is a clickbait

Recommended Posts

nuune   

Maxaad qaruumaha hurdada uga soo kicineysaa yaa Ustaad

 

Yaa Xiinfaniin, Oodweyne 13 sano ka hor ayuu sheegay in Tukarraq lagu soo fool-leeyahey, riyadaasi waa tey dhawaan rumowdey, intaasi ciidanka Qaranka re SL dhaxduu soo tukubayey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   

:DWoow, wakaa, weynakaa, war hadaa sheeko-rageed laysla jaanqaadayaa. Mar haddii waxgaradkii, Xiinfaniin, Nuune, Juxa, meesha soo kadaloobsateen (ama soo jilib-llabtaan geedka hoostiisa).

 

Markaa waxa ay u egtahay in hadda asal-hadal dhab ah, oo kaftan buuxa leh, xaragana ku dheehantahay, xeer-dabrana leh, in laysla heli doono.

 

Runtii, meesha, ciyaal farmaajo soo dirsayey oo "sheegatto" u badan. iyo mid hadalkiisa iyo doodiisu yahay wax "badh-rageed" hadalkiiis lagu tilmaami karo, iyo mid kaloo "Af-garanwaa" ah (oo Baydhaba kasoo ambadaey) ayaa meeshii isugu soo hadhay,

 

Taasina waxa ay keentay, in makhaayaddii nin-rageedku ku goolaaftami jireen ee ay ku kaftami jireen ay noqotay meel aan dhaamin "xero-foodleydu" ku yooyootanto.

 

Markaa, raggu hasoo dhawaadaan. Inta hadhayna, sida Norf, Jaceylbaro, Sophist (my old friend), Baashi iyo HornAfeique, iyakana war-lalis haloo diro.

 

Oo hala yidhaahdo geed-qudhaceedkii "hadhka-weynaa" ee SOL la-odhan jirey ee raggu isugu jjilbo-laaban jireen marka ay dood isugu goleysanayaan hoostiisa, waa labuuxaa, oo "gadh-castu" waa safan tahay oo waa dhantahay ee idin-na meesha iskeena.xD 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
On 06/02/2018 at 2:26 AM, Holac said:

I usually get an email from SOL whenever someone mentions my name. Let us call him the proper way.

 

@NGONGEcan you answer @Johnny B ??  You ninny. :):) :) 

Lol Holac is a ghost whisperer :D 

Welcome back everyone 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   
3 hours ago, Tallaabo said:

Lol Holac is a ghost whisperer :D 

Welcome back everyone 

 

Tallaabo, Johnny B, made an appeal knowing a good Samaritan would come to the rescue and help him out. It turns out, Ngonge long became a facebook dad, monitoring his teenage kids' social media. :) But Johnny, instead of acknowledging his old friend who took great risk leaving the kids unattended on social media, ghosted him 100%. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.