Sign in to follow this  
Ms DD

How does the ratings work and who rates me?

Recommended Posts

nuune   

Wadaadada do the shukaansi as follows:

 

 

- Sheikh Mumtaaz = Asalaam Alaikum Maashaa Allaah

- Maashaa Allaah Lady = A/wasalaam sheuikh Mumtaaz, miyaad joogtey maalmahan

- Sheikh Mumtaaz = maashaa Allaah

- Maashaa Allaah Lady = maashaa Allaah

- Sheikh Mumtaaz = maanta ma cashar baad madarasada ka soo dhigeysay

- Maashaa Allaah Lady = maashaa Allaah, hadaan ka imid, maalmahan kumaan aragee

- Sheikh Mumtaaz = aduunyaan erinayey,

- Maashaa Allaah Lady = maashaa Allaah

- Sheikh Mumtaaz = gurigii baad u sii lugeeneysaa

- Maashaa Allaah Lady = haa maashaa Allaah, dhawaanahanba kumaan arag

- Sheikh Mumtaaz = maashaa Allaah, mar horaa iigu kaa danbeesay oo madrasada ma imaado maalmahanba

- Maashaa Allaah Lady = maashaa Allaah, cashar baan diyaarinayaa galabta waqtiguna waa igu yaryahay

- Sheikh Mumtaaz = waqtigii baa iska ordayo, ma cashar badan baa

- Maashaa Allaah Lady = maashaa Allaah, wax saas u sii weyn ma aha anaa ku filan

- Sheikh Mumtaaz = maya maya waan kula caawinayaa si aad durbaba iskaga dhameeso

- Maashaa Allaah Lady = Maashaa Allaah, maba foga gurigayga waaba kan

- Sheikh Mumtaaz = Maashaa Allaah

- Maashaa Allaah Lady = Maashaa Allaah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

:D LOOOOL Nuune HAHA lol.

 

P.s. Red sea WHAT?? I thought I was your red hot SOL fav! :eek: icon_razz.gif

 

P.s.s. Ngonge, awww how nice of you. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by nuune:

Wadaadada do the shukaansi as follows:

 

 

- Sheikh Mumtaaz =
Asalaam Alaikum Maashaa Allaah

- Maashaa Allaah Lady =
A/wasalaam sheuikh Mumtaaz, miyaad joogtey maalmahan

- Sheikh Mumtaaz =
maashaa Allaah

- Maashaa Allaah Lady =
maashaa Allaah

- Sheikh Mumtaaz =
maanta ma cashar baad madarasada ka soo dhigeysay

- Maashaa Allaah Lady =
maashaa Allaah, hadaan ka imid, maalmahan kumaan aragee

- Sheikh Mumtaaz =
aduunyaan erinayey,

- Maashaa Allaah Lady =
maashaa Allaah

- Sheikh Mumtaaz =
gurigii baad u sii lugeeneysaa

- Maashaa Allaah Lady =
haa maashaa Allaah, dhawaanahanba kumaan arag

- Sheikh Mumtaaz =
maashaa Allaah, mar horaa iigu kaa danbeesay oo madrasada ma imaado maalmahanba

- Maashaa Allaah Lady =
maashaa Allaah, cashar baan diyaarinayaa galabta waqtiguna waa igu yaryahay

- Sheikh Mumtaaz =
waqtigii baa iska ordayo, ma cashar badan baa

- Maashaa Allaah Lady =
maashaa Allaah, wax saas u sii weyn ma aha anaa ku filan

- Sheikh Mumtaaz =
maya maya waan kula caawinayaa si aad durbaba iskaga dhameeso

- Maashaa Allaah Lady =
Maashaa Allaah, maba foga gurigayga waaba kan

- Sheikh Mumtaaz =
Maashaa Allaah

- Maashaa Allaah Lady =
Maashaa Allaah

Maashaa Allaah smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Ngonge, you remind me of this wadaad, suuquu si fiican ugu jirey, the one line he used for women was Innallaaha Ghafuuru Raxiim iyo xoogaa alamtara keyfa facala ah, no women would refuse him at all, rageedi uu ahaa, finally one day islaan buu u tagey, bacda salaam, one linekiisi ayuu la soo boodey, Innallaaha Ghafuuru Raxiim, wax kasta waa hagaagayaan waa un inagii un hadee wa kaa etc, markii bey ugu jawaabtey rijaaluhaa bey aheyd islaantu waxey tiri "Innallaaha Shadiidul Cadaab" inuu yahay soo ma ogid horta, wadaadkii magaaladii wuu ka cararey, never to be seen again :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this