galbeedi

Today is the 34th aniversary of Ethiopian jets attack elementary schools in Borama.

Recommended Posts

Oodweyne   
9 minutes ago, Ducale said:

Rayigeygu waa mid ka tusaala qaata jeegaanta tolkooda bariga dhexe dhul ayna lahayn xooga ku haysta. Sidey soomaaliland ugu dhisantahay on the pain and suffering of one clan, tolkoodna dhulkoodu ku dhisanyahay on the pain and suffering of one tribe, oo kuwan dambe iyaga Kitaabka Quranku sheegay iney jabi doonaan, Jeegaantuna iney hortood jabaan waa waajib. 

 

 

Wixii naxliga ahaa ee habaarka iyo dad aad "Yuhuud" ku matasho ayaad la shir-timid. Markaa, riyoonaayow, "ha karaame seegmin habaar waxba laga qaadi waa, nimankaas calanka iyo qaranka qoriga caaradiisa kusameystey".

 

Oo waliba, kudarsoo, maalinkaa maanta ah kuwa kale oo "tolkaa" ah ugu sii foofan in ay wax dhul ah kasoo ritaan, oo dhafoor-taabasho xiniinyo-sheegashona indhahooda ku tusaan.

 

Markaa, saaxiib, haddaad afka-ku-ciilbaxeyso, iyo dad aad "Yuhuud" ku tilmaanto, waa kuu furan-tahay in aad sidaas yeesho, ileyn nin la-ciiley oo awood-na aan heynin ayaad tahaye.   

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Horta sheekadan Jeegaantu waxaabay noo furtay albaab kale oo na tusaya sida cadawga Somaliland mindiyaha u lisanayaan! Jeegaantu  way baaba’aysaa sida ta ay magaca la wadaagto ee Cirkuba u baab’ado wakhti yar dabadeed, waxaanay noo noqon doontaa Cashar aan wax ka baranno .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

Magaca Jeegaanta ha badalina. Wuxu dhaama magaca official ka ah ee....maryo-alool.  Jeegaan waxay tilmaameysa doorosho la xaday. Maryo-aloolna waagi Gar'xajis reer binu is#*ka soomaali isku dayeen iney iskuugu tagan ee dhagta dhiiga loo daray.

 

So for now, jeegaan is the name for the judas alliance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
13 minutes ago, Barwaaqo said:

Horta sheekadan Jeegaantu waxaabay noo furtay albaab kale oo na tusaya sida cadawga Somaliland mindiyaha u lisanayaan! Jeegaantu  way baaba’aysaa sida ta ay magaca la wadaagto ee Cirkuba u baab’ado wakhti yar dabadeed, waxaanay noo noqon doontaa Cashar aan wax ka baranno .

 

 

Spot on, as ever, yaa "qaali Inaadeer". Halkaa ka garo, cadowgaagu, halka uu ku soo maqan-yahay. Iyo sida uu u jeclaan lahaa, "duriyadda" oo u dumisa wixii ay ku soo tabcayeen ilaa iyo 1991. Oo gaar ahaan ay udumiyaan tacabkoodaas iyaga oo ka "xintamaya", kursi-siyaasadeed 5 sanno socon-doona. oo waliba nin "tol" ah, oo aan cadow ku aheyn dhamaan tolalka dega Somaliland uu ku fadhiyo maanta.

 

Markaa, marka aan maqlo, saaxiibkey, Galbeedi, oo Ku "barooranaya", erayo ah: "Gabiley ayaa Oodweyne dhacdey", ee kaalaya, "Qaranka Hargeisa" yaala ee Muuse Biixi maanta gacanta ku hayo aanu dumino eh. Waxaan soo xusuustaa maah-maahdii aheyd:   "....Baroortu Orgiga Kaweyn...."  

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
8 minutes ago, Ducale said:

Magaca Jeegaanta ha badalina. Wuxu dhaama magaca official ka ah ee....maryo-alool.  Jeegaan waxay tilmaameysa doorosho la xaday. Maryo-aloolna waagi Gar'xajis reer binu is#*ka soomaali isku dayeen iney iskuugu tagan ee dhagta dhiiga loo daray.

 

So for now, jeegaan is the name for the judas alliance.

 

In aad "naxli bukaan-socod" ah tahay waa ay ii muuqataa, ee wax aan aheyn dad baa la "dhaqan ah", "Reer Judas" iyo "Yuhuud", wax aan aheyn ma heysidee, ma waxa aad tahay kuwii "Darbi-Jiifka Kacaanka" ahaa ee lagu yidhi "qarankiinii booli-qaran" ahaa ee "Tolku" lahaa, niman kale oo "isku-tol" ah oo waqooyi jooga ayaa "ciideeyay" oo "ciinta daaqsiiyey" oo dabadeed-na naseejiyey. Ee wali maanta ma cilkii baa ku haya oo halkan ayaad isku neefineysa, yaa, "dhidir dhal-dhilow".

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ducale   

Ina calan sixir-tawxiidlow, ina Ingiris-cadow, runta ku damaqda. Ciil niku hayo wey cadahay. Perpertual victimku ku yahay wey caday. Ninka wali Afweyna ku riyooda waa adi. Ninka kaliya ee nabar gaadhay soomaali oo idil waad adi. Kaba qaadaha ethiopia tahay. Dabadhilif cumaad xidhan baad tahay. Doofaar aan daahirin baad tahay. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oodweyne   
53 minutes ago, Ducale said:

Ina calan sixir-tawxiidlow, ina Ingiris-cadow, runta ku damaqda. Ciil niku hayo wey cadahay. Perpertual victimku ku yahay wey caday. Ninka wali Afweyna ku riyooda waa adi. Ninka kaliya ee nabar gaadhay soomaali oo idil waad adi. Kaba qaadaha ethiopia tahay. Dabadhilif cumaad xidhan baad tahay. Doofaar aan daahirin baad tahay. 

 

 

:D Walee, markaan ku idhi ma waxaad tahay darbi-jiifkii kacaanka in aad biyaha-iyo-saliida isku isku dareyso waa iska garanaey. Sababta oo ah, kuwa ugu naxliga badini waa "ciyaal oorfanahii", darbi-jiifka ahaan jirey, oo markii Afweyne la eryey, ileyn rag tol leh may aheyne, waayey meel ay qabtaan.

 

Markaa waan kaaga garaabayaa in aad halkan ku neefsato oo aad habaar "hub-kadhigato", ileyn wax kale maqaati kartid eh. Markaa, sheekh, iska nafis, oo hadaad ku bogsaneyso in aad tidhaahdo dad baa "sixir-calan  ku qortey, iyo dad-baa "Yuhuud-u-dhaqan-eg" iyo "naxli jilicsan" oo noocaas ah, waa ay kuu banaan tahay.

 

Sababta oo ah, anigu guul baan taagan nahay, oo qaran baan sandulle ku dhisytey iyo qori-caaradiis iyo laba-xiniinyood oo lugaheyga dhexdooda ku yaala. Oo internetka uma soo galo in aan ku nafiso, markii aan waxba iska celin kari-waayey, sida adiga oo kale.

 

Markaa, yaa "afka-noole", mar hadaad tahay ninka aan cid laheyn oo aan ciidan heysan oo calaacal  iyo caytamid in uu ku ciil-baxo ay caadadiis noqotey, waa kuu furan tahay in aad iska hadaaqdo oo afka-iska-furo, yaa Ina-jileec-lajabsatey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galbeedi, I posted about this xasuuq ten years ago (in 2007) on this forum. It is very sad to see the images of the young schoolchildren.

 

Xasuuqa Boorame iyo kii kale ka dhacay Wajeer isla sanadkaas in Febraayo 1984, waa laba xasuuq aad loogu murugoodo. It is interesting it happened within eleven days of each other, perhaps Xabashada and Kiikuuyada realizing Soomaali state was weakening. There is no way Xabashi and Kiikuuyo would have done this in the 1960s and 1970s.

 

Eebbe ha u raxmado maatidii Boorame iyo Wajeer lagu xasuuqay.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.