Sign in to follow this  
Somalina

Maxaa tiri? (Canadian dheel dheel iyo fiyaato section)

Recommended Posts

Somalina   

No it wasn't directed at you at all.

 

Kan kaa koreeyana--> ceeb ma ahan caanaboore, wax laga faano ma ahan, anigaba waa leygu soo koriye (it wasn't expired though). Qof aad wacko dhaheysid maxaa ka sugeysey iney ku dhahaan? ooyin badanidaa as usual...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Horta, can someone let me in on the caanaboore joke? I doubt Nina, too, knows the story behind it! As far as we know, only the privileged baa cabi jiray iyadoo baraf lagu riday oo qaboow... :D

 

Haatu, adi maba lagula hadlin, seef labood inaa tahay kuguma ogeyn, ma NNC baa kaa waleysa? icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@ baa kaa waaleysa...kaaley KK filinkaada aad iga daba wadid iga dhaaf nooh, waxaaba noqotey Patti Stanger...

 

Kan meel uu iga arkey magaraanayo runtii mana iska key celin karo.Xataa I offered him gelato inaan u soo gado si uu friend oo la hadlo (ala big sister program camal) yeesho...

 

About the caanaboore, I do know sheekadaas iyo dadka lagu caayo, laakiin aniga dhinacaas maba u soconin runtii, cunugaan wuu cuqdo badan yahay and he doesn't have any friends oo la sheekesto...kikuuyuna waxaan u dhahay he celebrates Kenyatta Day oo calankiisa oo badashaa every October 20th. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Alla yaa is faanshey oo gabadhan aheen. Horta why do you keep on insisting that I have no friends? Is it because jalaatadda baan kaa diidey? icon_razz.gif

 

KK, seef la bood aa? Yaa iga maskiinsan ani? :D You don't wanna know about the caanaboore insult. Clannists like NNC use it ;)

 

somalia-flag.gif

Just incase someone was wondering.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BUKURR   

Maxaa caanaboore maa la isku caynaa hadana, yaab badanaa meeshaan.

 

Haatu, just confess your qarqaris love to Ms NC, and I guarantee you a success in the virtual world. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Haatu, shukaasigaan caatada ah aad moodo nin jiis ohoo kabo sookal ah loogaliyay maa naga deysid? War take the jalaato offer, ee wilibo sug intey xoogaa jalaatada kadhalaaleyso si aad hadhoow gacanteeda, by accident, ugu tisqisid...Markaas adoo shock-gii aduunka isku ridaayo dheh 'sorry, sorry abaay keen keen' *while licking it off of her hand*...Naga daa yaaqo, shukaansi 101 maa hada inta kuugu qoraa hadana? Kir iyo kud wilibo! icon_razz.gif

 

NNC, gyal he's mi yute zeen, go easy on 'em...Jalaatadaad horay haka ceshan ee sug... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Hahahaaaaaaa! ilaahayow KK enemy ha iga dhigin. Labadiina kore (BaiGaduud iyo KK) business fiican ayaad sameysateen (mid aan aniga bilaabe oo aan ugu macagdaray Jeeb Qoyan mind you). War labadaan qofood arka waxay sameynaayaan!

 

Maxaa tiri? marka hore igaarkaan shukaansi iyo sida loo hadlo maba yaqaano, and the only thing he knows is how to say "kir" and "wacko". Marka qof kale oo ii qalma igu soo hagaajiya. :D

 

Waryaa Haatu aniga ma maanta igu wacde clannist? do you have prove to backup your allegations?

 

Aniga I know inaad friends laheen waayo meelba(thread) waad isku qorqortaa adigoo lagu casumin. Maantana hadii aad calankaada badalatey waan ku faraxsanahay inaad dadkaada soo dhex gashey. Bravo lil boy! icon_razz.gif

Btw goormaad diidey my ice cream invitation? lacag la'aan aad sheegatey bas, anigana waxaan kuu sheegey inaan aniga bixi naayo, since I make more money than you. Ceeb ma ahan haddii aad lacag heysan oo aad welfare qaadatid! :D

 

Oh yeah! I'm the best thing that happened to SOL and Somalia : :cool: deal with it!

 

p.s. KK this is easy enough nooh! waan naxariis badanahay sidaad igu ogeyd! lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

lol@ making more money than me :D

 

Islaamahan yaa iga qabtaa. War idaaya madaxaa i xanuunjiseen.

 

KK, walwalaaqa naga daa dhibley yahey. Sheekadda hadaad halkaas mar geyseen, halkaas ha lagu daayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Haatu, sorry...I feel like inaa luuq kugu helay adoo dugsi ulugeynooyo oo cambe wato...Laasim marka inaa cambaha kaa baado nooh! icon_razz.gif Waa igu fahantay laakiin...Sheeko waa xirantahay...

 

Back to the topic, maxaa tiri:

 

 

KK: Xabad madhihin, dhihinamaayo, balo idin dhahdee, wajiyadiina iga leexsha aad mudo sabiib burjiko geeskeeda ku qalalay...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this