Deeq A.

Elders accuse Kenya of annexing Somali land, send urgent message to SFG

Recommended Posts

Deeq A.   

Image result for Kenya Somalia border digging

 

(Goobjoog News) - Waxgaradka ku dhaqan degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay dowladda Kenya iney waddo dhul ballaarsi, iyaga oo sheeganaya iney leeyihiin qeyb kamid ah degmadaasi. Nabadoon Aadan Weli Muuse ayaa u sheegay Goobjoog News, in shacabka B/xaawo ay ka war heleen oo  kaliya Taangiyo iyo ciidamo badan oo soo gudbay, islamarkaana cabiranaya qeybo kamid ah degmada B/xaawo. Waxa uu tilmaamay nabadoonka in ciidamadan ay qodis ku bilaabeen xaafado kamid ah B/xaawo iyaga oo dadka u sheegaya in dulka Kenya halkaasi ka tirsan tahay. “Ciidamadan ayaa mar qura nagu soo yaacay, dhul sheegaso ayeey bilaabeen, cabiro ayeey qodeen, laakiinse shacabkii u istaagay in dhulka difaacdo” ayuu yiri Nabadoonka. Dhanka kale, Nabadoon Aadan ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya ineysan yareesan waxa ka socda degmada B/xaawo gaar ahaan xuuudda aan rasmiga ahayn ee Soomaaliya iyo Kenya.

 

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a serious matter, but I doubt anyone in government will pay attention to the crisis unfolding at the border with Kenya. I have been following this story for few days and it is very disturbing. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a serious matter. But not as serious as the uproar that engulfed social media when Dabcasar was detained in Hargeisa. 

 

It just shows the misplaced priority of Maryoolay. 

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

I have never looked into this, but how does African border demarcation work? Are there exact GPS coordinates that clearly indicate where the line should occur?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Arintan waa serious markii loo fiiriyo dalalka xorta ah dad iyo dalba gudoomiye libaax.

 

Somaaliya waxay u joogtaa magac ahaan dal ahaan iyo dad ahaan uma joogto.

 

Dalka xuduudkiisu wuu u furanyahay cid kasta marka laga reebo duur-joogta oo dalalkoodu ilaashadaan.

 

Dadkuna waa qaar musaafura oo sugaya bad-furanka liibiya iyo yaman dhiiri galiyahoduna waa kuwii horay u tagay, oo markay nagusoo noqdaan,noo sheega inaysan fasax dheer wadan soona gaabinayaan waliba duqsiga dartiis.

 

Dalku wuu hadlaa waxaa kaliya oo afgarta dadka caqligoodu joogo ama caqligiidu dhan yahay.

 

wuu nala hadlay in badan wuxuu nagu yiri iska daaya qabiilaysiga iyo gooba-goobaysiga maslaxadiina guud way lumaysaa.

 

wuxuu kaloo nagu yiri dhirta hayga jarina si aan nabaad guur iigu dhicin,

 

wuxuu kaloo nagu yiri dal kale hayga jeclaanina ee ila jooga u samra daruufaha wakhtigu keeno.

 

Hadda ama iminka ka joogo wuxuu na leeyahay jeenanka haylagu qabto.

 

Sida muuqata looma-soo jeedo ayadoon la xallin khilaafka xuduud goboleedyada u dhaxeeya marka hore taasoo loo sababeeyay dastuurka qabyadaa.

 

Aragtidayda dhulkaasu, wuxuu ka tirsan-yahay jamhuuriyadda jubba-land oo xiriir dhaw la leh dalka keenya oo abaal wayna u gashay markii la qaxay, dhagax gabaru tuurtay waxba laguma difaaci karo, maxkamaddaha reer galbeedka ha loo dacwoodo mar kale bal in dib loo dhigo dhisidda darbiga.

 

  • Like 1
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

The Mogadishu zombie "government" should tell the Kenyans that the Somali-Kenyan border is river Tana and not where the fence is being constructed. But then who knows even if the whole of Gedo is already sold to the Kenyans.  

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guys, Kenya can't  annex anything, you are giving them too much credit, we gonna bulldoze this tiny fency, let them waste their money.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.