Deeq A.

C/raxman C/shakuur : "Ma jiro reer gooni u leh caasimadda Muqdisho”

Recommended Posts

Deeq A.   

 

20171222_201121-294x300.jpg
Siyaasi Cabdiraxman Cabdishakur

 

Waxaan halkan ka caddeynayaa inaan aaminsanahay in dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ay u siman yihiin gayiga Soomaaliyeed, mana aaminsani inuu jiro reer gooni u leh caasimadda Muqdisho ama ama magaalooyinka kale. Waxaan hubaa in taariikhda halgankayga, fikirkayga siyaasadeed iyo saaxiibbada aan ku leeyahay shacabka Soomaaliyeed ay daliil u tahay waxaan ka aaminsanahay wadaniyadda, wadajirka iyo sinnaanta dadka soomaaliyeed. Hadalka la soo barjaray waa mid si ula kac ah la isugu soo aadiyey, loona fasiray, si sumcaddeyda loo dhantaalo. Waxaana ka dambeeya kooxdii duullaanka bahalnimada ah kusoo qaaday gurigeyga, kuna laayay 6 qof, anigana i afduubay.

 

Beeni raad ma leh !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.