Deeq A.

Even hanging around with government workers will get you killed in Mogadishu

Recommended Posts

Deeq A.   

Dilal kala duwan ayaa waxa ay caawa ka kala dhaceen Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. 

 

Dilka koowaad ayaa ka dhacay Degmada Heliwaa ee Waqooyi Bari Magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Xarunta Degmada Heliwaa, kaa oo loo geystay wiil dhalinyaro ah. Dilka wiilkan ayaa waxaa fuliyay Seddex dhalinyaro oo ku hubeysneyd bastoolado, waxaana la xaqiijiyay in dilkiisa sabab looga dhigay keliya la socoshada ciidamada dowlada ee Degmada, mana uusan kamid aheyn ciidamada. Dilka xigay ayaa la sheegay inuu caawa ka dhacay agagaarka Masaajidka Sheekh Cali Suufi oo ku yaala Isgoyska KPP ee Degmada Hodan ee Bartamaha Magaalada Muqdisho.

 

Dilkaan labaad ayaa waxaa loo geystay nin ay muddo dhowr jeer ahbiyeen maleeshiyaadka al-Shabaab waxaana la xaqiijiyay inaanu ka tirsaneyn dowlada balse uu la socon jiray dhalinyaro u shaqeynaayay dowlada. Dilka labaad raga geystay ayey ciidamadu qabteen waxaana dilkaasi loo qabtay ilaa laba Ruux oo midi uu watay bastoolad. Si kastaba ha ahaatee, waxaa magaalada Muqdisho kusoo badanaya dilalka oo maalmahaani laga reystay.

 

 

Source: Caasimada.net

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

That is sad depressing. How can the average person function if everyone else is a snitch for the terrorists?

Share this post


Link to post
Share on other sites

These people are sick and needs strong police or military deal with them

 

SAD but majority of  the population are sympathizers and that is fact.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

mogadishu is overtaken by new generation of spies and informers. now they are even starting to enroll in universites and high schools all looking for people to select for assassination. it is a big problem niyoow. you can't trust anyone in that city. you have to look over your shoulder all the time. the problem is unemployment and fear. people want money and people don't want to be killed by saying no to alshabab. it is a big business for alshabab niyoow. 

  • That is really sad! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.