Deeq A.

Pictures: Ahlusunna Celebration in Galkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

 

Iskusoo bax lagu soo dhawaynayo dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Waxaa soo agaasimay iskusoo baxaan Culimaa’udiinka Ahlusuna waxaana Dadka ka qayb galay oo Isugu jiray qaybaha kala duwan ee bulshada ay gaarayeen Boqolaal dadwayne aha. Waxaa la arkayay gaadiidka raaxada oo socod ku maraya wadooyinka degmada iyo Dariiqoyinka Ahlusuna qaybahooda kala duwan  oo qasiidooyin NABI  amaan ah oo ay ku soo Dhawaynayaan xuska dhalashada Nabigeena Muxamed ka soo jeediyay goobta ay ku kulmeen Isu soo baxayaasha. Dadka ka hadlay isu soobaxa lagu soo dhawaynayo xuska dhalashada Nabiga oo 12-ka bishan Mowliid lagu wado in la dhigo ixtifaalka Nabigeena suuban ayaa isugu jiray Culimaa’udiin iyo Odayaal, kuwaasi oo ka hadlay sida ay muhiim u tahay in la wayneeyo maalintii Uu dhashay nabigeena Muxamamed.

 

vlcsnap-2017-11-29-12h15m21s89.png vlcsnap-2017-11-29-13h01m57s171.png vlcsnap-2017-11-29-13h02m14s125.png vlcsnap-2017-11-29-13h03m13s199.png vlcsnap-2017-11-29-13h03m27s84.png vlcsnap-2017-11-29-13h03m56s106.png vlcsnap-2017-11-29-13h40m00s251.png vlcsnap-2017-11-29-13h44m45s36.png vlcsnap-2017-11-29-12h12m17s222.png vlcsnap-2017-11-29-12h13m46s175.png

Puntlandi.com

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.