Deeq A.

Former President Abdulahi Yusuf's family wins a case against the family that occupied their house.

Recommended Posts

gooni   

C/yusuf dhul iyo guri ma doonayn hadafkiisu wuxuu ahaa inuu mar un hogaamiye noqdo

 

Farqiga u dhaxeeya intii na soo martay burburkii ka dib waxay u qaybsamaan labo aragtidayda

 

Kuwo doonayay inay dhul iyo hanti tabcadaan hogaanimadana ku kaftamayay oo ayagoo faraxsan oo qoslaya  kursigii wareejiyay iyo kuwa hogaanimada magac ahaan u doortay iyo taariikh ama ha u xumaato ama ha u wanaagsanaato.

 

Waxaan tilmaami karaa arsgtidayda farqiga u dhaxeeya c/yusuf iyo farmaajo

 

C/lahi yusuf allaha u naxariistee wuxuu diiday inuu reer marti u noqdo asagoo madaxweyne ah,taa badelkeeda  wuxuu ka door biday inuu cadawgii soomaaliya ku ilaaliyaan kursigii soomaaliya,waana tan keentay in beelaha muqdisho mujaahidnimo munaafaqadaysan lasoo baxaan mar kaliya ayagoon kala harin.

 

Farmaajo wuxuu ogalaaday inuu reer marti u noqdo ciidankii qarankana beelo lagasoo ururiyo ayago wali ka amar ka qaata beelihii soo qortay.

 

Aakhirkiina waxay ku kalifeen inuu wadadii c/lahi qaado oo itoobiya garab waydiisto labadii godba way ku rideen umaddaan jiho diidkaa.

 

Kan sedexaad oo soo raacda waa jeebka intuusan tagin taasna waxay u egtahay inuu ku khasaari doono.

 

Tan dhulka

Berigii dawladdii hore lam sheegin Qof dhul looga xoogay qof kale, haddii dawladdu la wareegtana waxaa loogu adeegi jiray danta guud

 

Tusaale dadkii laga raray isku raran waxaa la dejiyay ceel-qalaw madiina waan dhul badda xigga oo ka qaalisan kii lagasoo raray beelo iyo reerana maanan aqoon.

 

Caasimaddii soomaaliyoo dhan oo soo dhismaysay boqolaal sano,waxay noqotay goof reer leeyahay bur-burkii qaranka ka dib.

 

Qaaddi waxaa ka noqday muuse suudi, garyaqaana waxaa ka noqday cismaan caato ilaa iyo haddana waa goof beelu xoraysatay.

 

Allaha u naxariisto intooda dhimatay,kuwa nool iyo soomaliyoo dhanba.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

30 minutes ago, gooni said:

Aakhirkiina waxay ku kalifeen inuu wadadii c/lahi qaado oo itoobiya garab waydiisto labadii godba way ku rideen umaddaan jiho diidkaa.

 

^ Gooni, HAG inaad ku kacsantahay ayaan ka dhadhansaday intaan.

 

Maxaa jira ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaal HAG ma hagardaamo lasoo gaabshaa?

 

Jiho iyo jid labadaa lama maqashiin karo beelaha muqdisho sheegtay waa xaqiiq biyo kama dhibcaana intooda hormuudkaa, inta kalana ayagoo aamusan yaa tii alle u timaadaa ama qarax ha sababsadeen ama si kale ha u tageene,,,, janada allaha geeyo.

 

Markaad dhagaysato Aqoonyahan siyaasi ganacsade shariif iyo sheekh waa isku lahjad waxay ka siman yihiin erayga maya iyo muqdisho.

 

Ma shaqaynayso, ma soconayso, ma meel marayso, khayr afkooda soo mari maayo, 30 sano yaa gadaal loo socdaa walina masoo dhawa

 

Bugcadaa yaree reer C/laahi yuusuf lagu wareejiyay oo loo yeeray imaamkii, malaaqii, culimaddii siyaasigii, aqoonyahankii ururadii haweenka iyo caruurta

waliba ay jecelaan lahaayeen  in CNN lagasoo daayo si aduunkoo dhan looga sheekaysto.

 

Waa tanaasulkii ugu fiicnaa aragtidooda oo jiilka 30 jirsaday farxad beerkooda ku abuuri karta.

 

Dawladnimo halkaasay ka bilaabataa kuna dhamaataa wali guryo badan yaa maqan.

 

 

 

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wow oday Gooni, reerka waad ku talaxtagtay runti!

 

You basically saying they don't want government, only anarchy and mess ?

 

Is it because they oppose your uncle Farmaajo ?

 

Are you about to break your famous alliance with the HAG that you had since the fall of the SB regime ?

 

Maxaa u talo ah reerka ?

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaal talo waa tii alle khayr bay ku dambayn 

Anigu adeer iyo aabo ma lihi somaalidaas agoontaa yaan ka mid ahay

 

Farmaajo ma ay diidana waa wiilkoodii ayagaa codka ugu badan siiyay waxay diidan yihiin,wax dawlad u ekaada canshuur la qaado,la xisaabtan,hanti celin iwm.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Cadnaan1, In Mogadishu, every occupier has documents and claims he/she owns the place. I don't really know who owns the land Abdulahi Yusuf's family got, but Farmaajo's government would not have given this piece of land back if the government didn't have some kind of a proof. The best evidence in property battles is history, witness stories, and neighbors. People know exactly what location Che's family and Miskiin Macruuf's family lived. 

 

If Abdulahi doesn't own that piece of land, then where is his land? Is his family making things up and they never owned any land? That is too far of a claim to subject to a dead man who everyone says never robbed any wealth when he was running things. If the defendants are claiming they bought the land and Abdulahi Yusuf took the money, then that would have been another case. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

The people that wanted to dispossess us of  our house tried to convince the court that they had genuine documents. The documents are amazingly professionally done. They even looked old giving the appearance the papers  were issued before the civil war stated.

 

Luckly, like Holac states our neighbors came our rescue. More importantly, our relatives who happen  to be H-Block were also there to make sure we were not intimated.

 

One of the problems facing people apart from false documents and intimidation is the fact those that the residents who occupy these houses know no other home. They have lived for ages and sincerely came to believe the property is theirs.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.